WARAR
-
“Dhalinyarada Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa In Ay Nabadgalyada Ka Shaqeeyaan”Wasiirka Ciyaaraha Jsl
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland cabdirashiid ducaale qambi ayaa dhalinyarada reer Somaliland ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada oo ah takaliya ee wax lagu noqon karo
Sidoo kale Wasiirka wasaarada ciyaar...
Saturday, August 12, 2023
-
Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Cida Ka Danbaysay Mudo Haraadkii Shalay Ka Dhacay Magaalada!
BURCO(W,N)-Maayarka magaalaa burco cabdirasaaq hiiro ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay mudo haraadkii maalintii shalay ka dhacay magaalada burco iyo cida soo abaabushay.
https://youtu.be/44nZnC7B4rc...
Saturday, August 12, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Musharixiinta Reer Gabiley Ee Utartamayay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye!
GABILEY(W,N)-Tan iyo Intii la shaaciyay Shir waynaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa waxaa soo Ifbaxay Tartanka loogu jiro gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga oo uu Banayn doono Gudoomiye kuxigeenka xiligan wasiir maxamed...
Friday, August 11, 2023
-
“Arrinta Raga Buurta Galay Waxay Saaran Tahay Cabdiraxmaan Cirro, Dadka Hoggaaminayaana Waa Kuwii Gurigiisa Joogey Oo Caddayntoodii Ayaannu Haynaa.”Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland oo ka hadlay dagaalkii maanta deegaanka goda yar ku dhexmaray ciidamada boolika jsl iyo jabhada buurta gacan libaax oo uu dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac lihi sheegay in jabha...
Friday, August 11, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Sheegay In Dagaalkii Jabhada Buurta Gacan Libaax Iyo Ciidanka Ay Ku Dhinteen 9Askari Kuna Dhaawacmeen 17kale!
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo goordhawayd warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ciidanka booliska iyo jabhada buurta gacan libaax ku dhexmaray deegaanka goda...
Friday, August 11, 2023
-
“Anigu Kursiga Aan Doonayo, Waxa Igala Culus Dhiigga Muwaadiniinta..”Musharax Cirro
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa ka hadlay dagaalkii dhexmaray ciidanka booliska somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax oo sobobay khasaare iskugu jira dhimasho i...
Friday, August 11, 2023
-
Wasiirka Beeraha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Agabar Ee Gobolka Gabiley
AGABAR(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha jsl iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada degmada agabar ee gobolka gabiley
Waxaana wafti wasiirka weheliyay badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley,xildhibaan aad...
Friday, August 11, 2023
-
Dagaal Ciidanka Somaliland Iyo Jabhada Buurta Gacan Libaax Ku Dhexmaray Deegaanka Goda Yar Iyo Wararka Laga Helayo
HARGAYSA(W,N)-Dagaal ayaa maanta deegaanka goda yar ku dhexmaray ciidanka somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax kaasi oo sida warar laga helayo ay sheegayaan uu ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhin...
Friday, August 11, 2023
-
Magaalada Hargaysa Oo lagu Soo Bandhigay Buug Laga Qoray Sheekh Mustafe.
HARGAYSA(W,N)-Magaalada Hargaysa ayaa habeenkii xalay lagu soo bandhigay buuq laga qoray sheikh mustafe xaaji ismaaciil haaruun kaasi oo ay kazoo qaybgaleen culimada waawayn ee Somaliland masuuliyiin,aqoonyahan iyo bulshada qaybah...
Friday, August 11, 2023
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Mudo Haraad Ka Dhacay Magaalada Burco!
BURCO(W,N)-Banaana bax loogu baroor diiqayo dhalinyaradii sanad ka hor maanta oo kale ku dhimatay mudo haraadadii ay dhigeen xisbiyada mucaaridku
Mudo haraadka magaalada burco ayaa isku badalay mid rabshado wata kaasi oo ay ban...
Friday, August 11, 2023
-
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Uu Run Yahay Hadalkii Xil, Khaliif Ee Cida Xidhay Wariye Bushaaro Baanday.
HARGAYSA(W,N)-Xilldhibaan siciid cudhay oo uu barbar joogo xildhibaan Axmed Khaliif ayaa ka markhaati kacay hadal uu hore xildhibaan khaliif ku yeeshay in wariye bushaaro baanday Ay uxidhan tahay ina muuse biixi, isagoo sheegay in...
Thursday, August 10, 2023
-
“Dadka War-xumo-tashiilka Ah Waxaan Leeyahay Si Gobonimo leh, Ayaa La Iila Dhaqmay”Axmed Aadan Dirawalka Gaadhigii Ay Jabhadu Afduubatay.
HARGAYSA(W,N)-Axmed Aadan Madar oo ahaa wadihii gaadhi ay lahayd haayada hallo trust oo maalintii shalay ay afduubtay jabhada buurta gacan libaax ayaa ay soo daayeen isagoo ka waramay qaabkii ay ula dhaqmeen iyo halkii ay kazoo af...
Thursday, August 10, 2023
-
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Fariin Udiray Xisbiyada Mucaaridka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka kaah maxamuud xaashi ayaa fariin udiray xisbiyada mucaaridka Somaliland isagoo ugu baaqay in ay galaan doorashada ururada islamarkaana aanu qori waxba ina taray.
HALKAN KA DAAWO MUUQ...
Thursday, August 10, 2023
-
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo kasoo Horjeestay Banaan Bax Ay Sheegeen In Mucaaridku Ku Baaqay
HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada booliska Somaliland ayaa war kazoo saaray baaq kazoo yeedhay dhalinyarada xisbiga waddani oo maalinta jimcaha ku balamay in ay iskugu soo baxaan kulan loogu baroor diiqayo dhalinyaradii ku geeriyood...
Thursday, August 10, 2023
-
Ganacsade Ismaaciil Nuux Sahal Oo Laga Hor Afduubtay Gurigiisa Oo Ku Yaala Xaafada Jig Jiga Ee Magaalada Hargaysa Iyo Eheladiisa Oo Ka Hadlay!
HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Ismaaciil Nuux Sahal oo kamid ah Muwaadiniinta Reer Somaliland Ee ka Shaqaysta Magaalada Hargaysa Oo uu ku leeyahay Meherad ganacsi ayaa habeenkii xalay laga hor Afduubtay Gurigiisa oo ku yaala xaafada jig ...
Wednesday, August 9, 2023
-
Suldaan Cabdiraxmaan Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Jabhada Buurta Gacan Libaax Gashay
HARGAYSA(W,N)-Suldaan cabdiraxmaan Dude oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee kazoo jeeda gobolka daadmadheedh ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo adag ka qaado jabhada buurta gacan libaax isku urursaday oo uu sheegay in ...
Wednesday, August 9, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Falal Ay Jabhada Buurta Gacan Libaax ka Gaysteen Deegaano Oodwayne Katirsan.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa ka hadlay rabshado ay maanta gaysteen jabhada dhwaan ubaxday buurta gacan libaax oo afduubtay gaadiid ay leedahay haayada miino baadhistu Hallow Trust.
Sidoo kale gudoomiye faysal aya...
Wednesday, August 9, 2023
-
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Kulan La Qaatay Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen.
BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha gobolka saaxil cali case ayaa xafiiskiis ku qaabiley musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro iyo masuuliyiin xisbiga katirsan
Sidoo kale Gudoomiye cali case iyo xoghayaha cabdale sand...
Wednesday, August 9, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Ururadda Siyaasadda Ee U Tartamaya Doorashooyinka Xisbiyada Qaranka.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan ujeeddadiisu ahayd dardar-gelinta arrimaha doorashooyinka iyo amniga guud ee dalka la yeeshay ururada siyaasadda ee waddanka.
...
Wednesday, August 9, 2023
-
Xildhibaanka U Ololeeyay Qadiyada Aqoonsi Raadinta Somaliland Oo La Gudoonsiiyay Hadiyad Cajiib Ah
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Sir Gaving Williamson oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa la gudoonsiiyay hadiyad cajiib ah taasi lasiiyay hal iyo nirigteedii!
https://youtu.be/p8MRb9oTRek...
Tuesday, August 8, 2023
-
Ciidamada Dab Damiska Oo Damiyay Dab Ka Kacay Dhisme Sedex Dabaqa Oo Ku Yaala Badhtamaha Magaalada Hargaysa.
Ciidanka Dab-demiska oo Xalay Soo bad-baadiyey 14 Qof kadib markii uu Dab qabsaday fooqii ay degenaayeen.
HARGAYSA(W,N)-Xalay abaaro 02:30 habeenimo waxaa uu Dab weyni ka kacay fooq ku yaala magaaladda hargeysa gaar ahaan suu...
Tuesday, August 8, 2023
-
Shir Waynaha ICTga Somaliland Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Shirwaynihii 5aad ee ICTga Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland.
Shitkan ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiiro k...
Tuesday, August 8, 2023
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Dalbaday Xisbiyada Mucaaridka Somalilland
HARGAYSA(W,N)-Qoraal maanta kazoo baxay xafiiska Xoghayaha gaar ah ee madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi mubaarik ismaaciil taani ayaa xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Wadani iyo Ucid uu kaga dalbaday in ay kulan iskugu yimaadaa...
Tuesday, August 8, 2023
-
Wariye Habeenkii Xalay Magaalada Hargaysa Lagu Xidhay Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisii!
HARGAYSA(W,N)-Wariye Idiris Alteeso ayaa habeenkii xalay lagu xidhay magaalada hargaysa kaasi oo maanta dib uhelay xoriyadiisii
Wariye idiris oo ka hadlay xadhigiisa ayaa umahad celiyay ciidamada amaanka ee somaliland oo uu she...
Tuesday, August 8, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Tababar Ufuray Shaqaalaha Haayada!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim axmed Xinif ayaa tababar ufuray shaqaalaha haayada kaasi oo ay bixinaysay haayada shaqaalaha dawladu
Tababarkan ayaa ahaa sidii shaqaalaha loo ...
Monday, August 7, 2023
-
UGaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Ku Dhiso Cabdicasiis Samaale
HARGAYSA(W,N)-Ugaas cabdirasaaq koosaar oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland islamarkaana ay isku deegaan yihiin madaxwaynaha jsl ayaa ugu baqay in uu gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kullmiye ku dhiso siyaasi cabdicasii...
Monday, August 7, 2023
-
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Bushaaro Baanday, Jabhada Buurta Gacan Libaax!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xadhiga ay xukuumadu kula kacday wariye bushaaro baanday,jabhada buurta gacan libaax ubaxday,isagoo sheegay in ja...
Monday, August 7, 2023
-
Siyaasi Faysal Cumar Madar Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Faysal Cumar Madar “Faysal Qumuj” Oo kamid ah xubnaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ayaa shaciyay in uu usharaxan yahay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga oo la filayo in dhawaan lagu doorta shirka...
Monday, August 7, 2023
-
Madaxwaynaha jsl Oo Wareegto Madaxwayne Ku Cayimay Wakgtiga Ay Qabsoomayaan Doorashada Ururada Iyo Ta Madaxtooyada!
Wareegto Madaxweyne-07-08-2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo tix-raacaya Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha, Xeer Lr. 91/2020, oo la xidhiidha Qoraalka Summa...
Monday, August 7, 2023
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Dood Ka Yeeshay Mashruuca Sharci Ee Maamulka Maaliyada!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigii maanta kaga dooday mashruuca sharci ee xeerka maamulka maaliyada.
https://youtu.be/6j7gihJGCZk...
Sunday, August 6, 2023
-
“Habarjeclo Sharaftii Ay Lahayd Ilaahay Ha Usoo Celiyo, Kuwaa La Muslaxayo Ee Buuraha Ubaxayna Manihin, Kuwa Wixii Umadda Lahayd Boobayna Manihin”Xil. Mustafe.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mustafe Khayraysteene oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka sool kana soo jeeda beesha habarjeclo ayaa sheegay in beeshiisa culaysyo siyaasadeed ku dhaceen islamarkaana aad m...
Sunday, August 6, 2023
-
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Usameeyay Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl.
LONDON(W,N)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriisa ayaa munaasibad soo dhawayn ah usameeyay wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale oo safar ku jooga dalka ingiriiska.
Dha...
Sunday, August 6, 2023
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Talooyinka Uu Usoo Jeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Jabhada Fuushay Buurta Gacan Libaax.
PARIS(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale kaahin ayaa ka hadlay xaalada murugsan ee xiligan ka taagan somaliland isagoo talooyin dhaxal gal ah usoo jeediyay madaxwayne biixi iyo dhalinyarada jabhada ah ee fuushay ...
Saturday, August 5, 2023
-
Xildhibaan Gavin Williamson Oo Golaha Wakiilada Somaliland Uga Warbixiyay Dadaalada Uu Ugu Jiro Aqoonsiga Raadinta Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Gavin Williamson ayaa maanta lagu soo dhaweeyay xarunta golaha wakiilada Somaliland halkaasi oo ku qaabiley gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland
Sidoo kale Xildhibaanka reer Ingiriis ee dadaalada ugu...
Saturday, August 5, 2023
-
Raysal-wasaare Abiye Ahmed Oo Xaalad Deg Deg Ah Kusoo Rogay Dalka Itoobiya, Xili Ay Dagaalo Ka Socdaan Gobolka Axmaarada!
ADIS-ABABA(W,N)-Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa maanta ku dhowaaqday “xaalad deg deg ah” ayada oo ay sii xoogeysteen iska hor-imaadyada rabshadaha wata ee u dhaxeeya ciidamada qaranka iyo maleeshiyada gobolka Amxaarada.
...
Saturday, August 5, 2023
-
Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga suxufiyad Bushaaro Baanday Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada somaloiland ee laga soo doortay gobolada togdheer iyo sanaag ayaa si kulul uga hadlay xadhiga ay xukuumadu madaxwayne biixi kula kacday wariye bushaaro baadey oo mudo laba ...
Saturday, August 5, 2023
-
Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Qaateen Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed isku xil qaamay xal uhelida khilaafyada siyaasadeed ee dalka ka taagan ayaa maanta kulan la qaatay shir gudoonka golaha wakiilada oo iyagu dhinacooga ku hawlanaa xal uhelida jabhada gacan libaax.
Su...
Saturday, August 5, 2023
-
Qaarkamid Ah Culimo Awdiinta Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimo awdiinta somaliland oo maanta magaalada haraysa ku abtay shir jaraa,id ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo khilaafyada siyaasadeed ee ka taagan
Sidoo kale culimadan ayaa baaq udiray xukuumada iyom...
Friday, August 4, 2023
-
“Ilaa Goorma Ayaynu Uhogaansanaanaynaa Qabiil, Ilaa Goorma Ayaynu Uhogaansanaynaa Doonista Dawlada” Xil, Siciid Sokeeye.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa khubadii jimce ee maanta kaga hadlay xaalada Somaliland marayso iyo halista laga cabsi qabo.
Sidoo kale xildhibaan siciid ayaa sh...
Friday, August 4, 2023
-
Xildhibaan Gavin Williamson Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Gabiley.
GABILEY(W,N)-Maayarka Gabiley oo ay weheliyaan Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka jsl, Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Iyo Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Gabiley ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay Xildhibaan Gavin Kantaroolka Bari e...
Friday, August 4, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|