|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Uu Run Yahay Hadalkii Xil, Khaliif Ee Cida Xidhay Wariye Bushaaro Baanday.
August 10, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xilldhibaan siciid cudhay oo uu barbar joogo xildhibaan Axmed Khaliif ayaa ka markhaati kacay hadal uu hore xildhibaan khaliif ku yeeshay in wariye bushaaro baanday Ay uxidhan tahay ina muuse biixi, isagoo sheegay in uu diyaar uyahay marag furka hadalkaa Labada xildhibaan oo isbarbar jooga ayaa si cad usheegay in xadhiga suxufiyadu uu wiilka uu dhalay madaxwaynuhu dhalay usheegay in ay isaga uxdhan tahay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Barnaamij Waji-Kumacaash ah Oo Uu soo Abaabulay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse-Biixi Oo Lagu Kala... “Faysal Cali Waraabe Laba Goor bay Ummaddu Tidhi Uma Qalantid Madaxwayne Markii Sadexaadna Way Odhan... Hirdanka Loolanka Xisbiga Kulmiye iyo Dareenada kasoo Cusboonaadey Kala Shaandheynta Xubnihii Beelah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|