|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Gavin Williamson Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Gabiley.
August 4, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka Gabiley oo ay weheliyaan Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka jsl, Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Iyo Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Gabiley ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay Xildhibaan Gavin Kantaroolka Bari ee Magaaladda Gabiley. Xildhibaanka Iyo Waftiga la socday ayaa booqasho ku tagay Magaaladda Gudaheeda Iyagoo soo indho indheeyay Goobo kala duwan. Ugu danbayntii Maayarka Gabiley Mudane Maxamed-Aamin Cumar ayaa Xildhibaan Gavin Williamson uga mahadceliyay dadaaladda Uu ka gaysanayo sidii ay Somaliland u heli lahayd Aqoonsi Caalamiya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo-Xuseen Axmed Caydiid Oo Qodob Qodob U Akhriyey 15ka Ee Ay Kula Heshiiyeen Xisbiga Mucaaridka A... Magaalada Gabiley Oo Laga Cabsi Qabo inay Biyo La,aani Soofodsaarto iyo Maamulka shirkada Biyaha Ee ... Ra´iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yus... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|