WARAR
-
Qaarkamid Ah Ganacsatada Yare Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Ciidanka Dawlada Hoose!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah ganacsatada yar yare e ku dhex ganacsatada caasimada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay tacadi ay ku hayaan ciidanka dawlada hoose ee hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu...
Sunday, August 20, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Furay Shirka 8-Aad Ee Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Burco Ka Furmay
Burco(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha siddeedaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo maanta ka furmay magaalada Burco ee xarunt...
Sunday, August 20, 2023
-
Maxaa Ka Jira In Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Aanu Ka Qaybgalaynin Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Maalinta Bari Ah Ka Furmaya Magaalada Burco?
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylici ayaa la sheegay in aanu ka qaybgalay shirka golaha dhexe ee xisbigiisa kulmiye oo maalinta bari ah ka furmaya magaalada burco, isagoo ilaa ha...
Saturday, August 19, 2023
-
Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco Oo War Kasoo Saaray Dhexdhexaadin Ay Ka Dhex Wadeen Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha habarjeclo ooh ore ushaaciyay in ay dhex dhexaadin ka galayaan khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan ee udhexeeya xisbiga mucaaridka iyo xukuumada madaxwayne biixi kaasi oo sobobay in jabha...
Saturday, August 19, 2023
-
Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira Aan Lagu Sixi Karin Colaad
BURCO(W,N)-Madaxwynaha somaliland muuse biixi oo ka hadlay xaflada qalin jabinta ardayda jaamcada burco ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira iyo qaabka loo xalin karo isagoo sheegay in aanay xabadi xal ahayn.
h...
Saturday, August 19, 2023
-
Ciidamada Dab Damiska Oo Damiyay Dab Ka Kacay Xaafada Xero Ruushka Iyo Khasaaraha ka Dhashay
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Dabdemiska ayaa ku guuleystay daminta dabkaas oo laxaadkiisu weynaa, isla markaana xaafadaas ay ku yaalaan guryo badan oo isku raran ah, halisna ugu jiray inuu dabku soo gaadho kuna fido sandaqadihii u dhaw...
Saturday, August 19, 2023
-
“Hadaanu Nahay Reer Gabiley Waxaa Na Matala Siyaasi Cabdicasiis samaale, Madaxwaynaha Waxaanu Leenahay, Hore Ayaanu Kaaga Hiilinay”Shacabka Reer Gabiley.
GABILEY(W,N)-Qaarkamid shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa ka hadlay shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ee malainta bari ka furmaya magaalada burco iyo loolanka loogu jiro gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye ...
Saturday, August 19, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad ay Ku qalinjebiyeen 576 Arday Oo ka Aflaxday Jaamacadda Burco.
Burco-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay 576 arday oo maanta ka qalinjebiyey jaamacadda Burco.
Munaasibadda qalinjebinta oo ay madaxw...
Saturday, August 19, 2023
-
Sheekh Siciid Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Maydka Askarta Loogu Gaystay Gacan Libaax.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh siciid oo kamid ah culimada reer somaliland ayaa maanta salaadii jimce kaga hadlay dilkii foosha xumaa ee askarta ciidanka booliska katirsan loogu gaystay deegaanka gacan libaax iyo falkii foosha xumaa ee loog...
Friday, August 18, 2023
-
“kulmiye Waxay Ugu Necbaayeen Golaha Guurtida, Waxayna Odhan Jireen”Prof Cabdi Cali.
HARGAYSA(W,N)-Prof cabdi cali jaamac ayaa sheegay in xisbiga kulmiye xiligii ay mucaaridka ahaayeen ugu necbaayeen golaha guurtida oo ay odhan jireen marka aanu talada qabo waanu kala diri taasi oo beenow islamarkaana hada ay ku s...
Friday, August 18, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Qaranka Oo Shaaciyay Raashin La Gaadhsiin Doono Gobolka Sanaag.
HARGAYSA(W,N)Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka qaranka faysal cali sheekh ayaa shaaciyay deeq raashin oo ay dhawaan gaadhsiin doonaan bulshada gobolka sanaag.
https://youtu.be/sMLTiU0pPJM...
Friday, August 18, 2023
-
Ururka Kaah Oo Weerar Afka Ku Qaaday Xukuumada Madaxwayne Biixi Iyo Sobobta!
HARGYSA(W,N)-Masuuliyiinta ugu sareeyay urur siyaasadeedka kaah oo ka hadlay munaasibad ay ku maamuuseen wariye bushaaro baanday oo mudo sedex bilood ah ku xidhay hargaysa ayaa weerar dhinaca afka ku qaaday xukuumada madaxwayne bi...
Friday, August 18, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Iyo Deegaannada Ku Teedsan.
Burco-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo uu safar shaqo ku gaadhay.
...
Friday, August 18, 2023
-
Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Dilka Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Kadiye Iyo Dareenada Uu Kala Kulmay Qoraal Uu Ka Baahiyay Geeridiisa
Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Dilka Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Kadiye Iyo Dareenada Uu Kala Kulmay Qoraal Uu Ka Baahiyay Geeridiisa.
https://youtu.be/poM3tBR_yLo...
Thursday, August 17, 2023
-
Madaxweyne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Xog-ogaal Unoqosho Ah Ku Tegay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kormeer ku sameeyay xarunta Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL iyo Machadka Shaqaalaha Dawlada, Isaga oo u kuur-galay sida sha...
Thursday, August 17, 2023
-
“Haday Reer Gabiley Cid Utanaasulayaan, Waxay Ahayd In Ay Utanaasulaan Cabdicasiis Samaale, Oo Aynu Ognahay Tacabka Uu Gobolka Gashaday”Xil. Cabdi Cali.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi cali xirsi oo kamid mudanayaasha golaha deegaanka gabiley ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro gudoomkiye kuxigeenka xisbiga kulmiye iyo musharaxa gobolka gabiley ku matala ee cabdicasiis samaale oo uu ...
Thursday, August 17, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War kasoo Saartay Dilkii Magaalada Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Kadiye!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa cambaaraysay dilka loo gaystay Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo ka mid ahaa hal abuurka iyo haldoorka dalka oo kooxaha aragagixisada iyo huwanta ku sugan magaalada Laascaanood d...
Thursday, August 17, 2023
-
Xisbiga kulmiye Oo Shaaciyay Tirada Musharixiinta Isku Diwaangaliyay In Ay Utartamayaan Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga.
BURCO(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay halka ay marayso qaban qaabada shirka golaha dhexe oo 20bisha lagu wado in uu ka qabsoomo magaalada burco.
Sidoo kale axmed cabdi dheer...
Thursday, August 17, 2023
-
“Go,Aanka Xukuumiga Ah Ee Madaxwaynuhu Nagu Hogaaminayaa Maaha, Buurta Gacan Libaax Madaafiic Halagu Garaaco”Wasiir Siciid
BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliand siciid sulub ayaa sheegay tan iyo intii ay dilaacday jabahada buurta gacan libaax in ay hoos utuur tuuraan wasiirada ay saaxiibada yihiin ee kazoo jeeda beelaha darifyada...
Wednesday, August 16, 2023
-
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Siyaasi Samaale Oo Usharaxan Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye.
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa taageero balaadhan umuujiyay siyaasi cabdicasiis samaale oo u tartamaya gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye iyagoo fariin udiray xubnaha golaha dhe...
Wednesday, August 16, 2023
-
Dr Gaboose Oo Booqday Ehelada Sarkaalkii Kamidkaa Ah Askartii Lagu Dilay Deegaanka Goda Yar.
HARGAYSA(W,N)-Dr maxamed cabdi gaboose ayaa booqday ehelada sarkaalkii kamid ahaa ciidamadii booliska ee jabhada buurta gacan libaax ku laysay deegaanka goda yar.
https://youtu.be/3D2Ra06uZNc...
Wednesday, August 16, 2023
-
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Musharaxa Gobolka Gabiley Matalaya Ee Utartamaya Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye
GABILEY(W,N)-Maayar kuxigeenka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa sheegay in aanay reer gabiley ka tanaasulin damaca Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye kaasi oo uu utartamayo...
Wednesday, August 16, 2023
-
“Waxaad Aniga Iisoo Sidiyo Saafka Iyo Goolka, Adiguba Saboolbaad Tahee, Siiso Ubadkaaga” Hooyada Dhashay Wariye Bushaaro Baanday Oo Tooshka Ku Qabatay Beentii Afhayeen Buuni.
HARGAYSA(W,N)- Hooyada dhashay wariye bushaaro cali baandey ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalo been ah oo uu afhayeenka xisbiga kulmiye cabdinaasir buuni ka sheegay xadhiga inanteeda iyadoo ku tilmaamtay in afhayeen buuni beenta ...
Wednesday, August 16, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray Haamaha Keydka Shidaalka Ee Dahabshiil, Kuwa Gaastana Dhagax Dhigay.
Berbera-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa safar shaqo ku joogaan, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray Keydka Haamaha shidaalka ee shirkadda DAHABHIIL...
Wednesday, August 16, 2023
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Wariye Bushaaro Baandey.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro oo ay weheliyaan masuuliyiin xisbiga katirsan iyo xildhibaano ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay wariye bushaaro baanday oo maalintii shalay xabsiga ...
Wednesday, August 16, 2023
-
Ganacsade Ismaaciil Nuux Sahal Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisi Afduub Loo Haystay Mudo 7Cisho Ah Kadib!
HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Ismaaciil Nuux Sahal Oo Magaalada Hargaysa Laga Afduubtay Goor Habeenimo Islamarkaana Mudo 7cisho ah Lalaa Ayaa Maanta Galinkii Danbe Dib Uhelay Xoriyadiisii kadib Markii Kooxdii Afduubatay Oo la tagay deeg...
Tuesday, August 15, 2023
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha iyo Dawlada Hoose Oo Goob Cusub Dajiyay Qoysaskii Deganaa Dhaamka Daami!
HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa maanta 100qoys ka raray dhaamka xaafada daami oo ay deganayeen kuwaasi oo la dajiyay dhul ay iyagu iska leeyihiin
Agasimaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha ...
Tuesday, August 15, 2023
-
Wariye Bushaaro Baandey Oo Ka Hadashay Xukunka Lagu Riday, Qaabkii Loo Xidhay + Dadka Ay Umahad Celisay
HARGAYSA(W,N)-Wariye bushaaro cal baandey ayaa maanta maxkamada hargaysi ku riday xukun hal sano kaasi oo ay isla maanta iibsatay
Wariye bushaaro ayaa sidaasi dib ugu heshay xoriyadeedii iyadoo ka hadashay qaabkii loo xidhay, s...
Tuesday, August 15, 2023
-
“Bushaaro Waxa La soo Xidhay, Iyada Oo Aan la Garanayn Kiiska Loo Haysto, Somaliland Ayuun baa Laga Helaa Qof Maxbuus Ah Oo Kiiska Lagu Dul Sameeyo…” Siyaasi Cukuse
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdilaahi Cukuse oo ku sugna maxkamada gobolka maroodi jeex oo saaka ku dhawaaqday xukunka wariye bushaaro baandey islamarkaana la socday markii la qabtay magaalada wajaale ayaa ka hadlay xukunka lagu riday ...
Tuesday, August 15, 2023
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dekedda Cusub Ee Shidaalka Iyo Gaasta Ee Berbera.
Berbera-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dekedda cusub ee shidaalka iyo Gaasta Berbera oo ay ku rakiban yihiin dhuumo casri ah oo ku shubaya haamaha keydka Qarank...
Tuesday, August 15, 2023
-
Maxaa Keenay In Uu Baaqdo Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Madax-dhaqameedka Reer Gabiley Ubalansanaayeen?
Madaxwayne Biixi Oo ka Muquurtay kulan uu la lahaa Iyo Madax-dhaqameedka Reer Gabiley Iyo Xogaha laga Helayo!
GABILEY(W,N)-Dhawaan Ayay Ahayd Markii Madaxwaynaha jsl muuse biixi ay kulamo kala duwan la qaateen Aqoonyahanka reer...
Monday, August 14, 2023
-
Madaxdhaqameedka Beelaha Arab Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha arab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa baaq nabadeed kazoo saaray xaalada cakiran ee Somaliland iyo jabhada ka dilaacay’
sidoo kale madaxdhaqameedka beelaha arab ...
Monday, August 14, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Dhagax-Dhigay Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhinayo Keydka Haamaha Shidaalka Berbera.
Berbera-14-08-2023-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay haamo cusub oo keydka shidaalka ah oo ay shirkadda Trafigura ka hirgelin doonto magaalada Berbera.
...
Monday, August 14, 2023
-
Sheekh Xuseen Cali Oo Dar-daaran Culus Ujeediyay Ardayda Dugsiga Cigaal Ee Magaalada Gabiley!
GABILEY(W,N)-Sheekha caanka ee sh, xuseen cali jabuutaawi safar ku jooga somamiland ayaa lagu soo dhaweeyay dugsiga sare ee cigaal secondry ee magaalada gabiley halkaasi oo ardayda iyo maamulka iskuulku ku qaabileen sheekha
Sid...
Sunday, August 13, 2023
-
Maayarkii Hore Ee Burco Oo Fariimo Isbarkan Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Beesha Garxajis
BURCO(W,N)-Maayarkii hore ee magaalada burco muraad ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalka jabhada gacan libaax iyo doorka beeshiisa ee xaalada dalka
Sidoo kae ex maayar muraad ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in aanu dagaal...
Sunday, August 13, 2023
-
Wararkii Udanbeeyay Ee Dagaal Maanta Ka Dhacay Magaalada Laascanood
LAASCANOOD(W,N)-Dagaal ayaa saaka ciidamada qaranka somalilad iyo kooxaha huwanta ah ku dhexmaray duleedka magaalada laascanood kaasi oo laysku adeegsaday hubka culus
Dagaalkan ayaa yimid kadib marki kooxaha huwanta ahi ay soo ...
Sunday, August 13, 2023
-
Xukuumadda Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dagaal Saaka ka Dhacey Magaalada Laascaanood.
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saartay dagaal saaka ka dhacay magaalada laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood
Sidoo kale xuk...
Sunday, August 13, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Ciidankii Booliska Ahaa Ee Lagu Laayey Go’da Yar.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas Qaran oo xabaalaha Baqiic loogu sameeyey 9-kii kii askari ee katirsanaa ciidanka Booliska ee dhawaan lagu laayey tuulada Go’d...
Sunday, August 13, 2023
-
“Hadalka Saleebaan Waxa Uu Xambaarsanaa Caqli Xumo Iyo Nacasnimo, Xaal baanan Ka Bixinayaa” Boqor Buurmadow.
DUBAI(W,N)-Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ka taagan Somaliland iyo isku dhicii khasaaraha nafeed sobobay ee ciidanka booliska Somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax
Sidoo kale Boqor bu...
Saturday, August 12, 2023
-
“Walaahi Cidnaba Ka Yeeli Mayno, In Ay Nabada Ku Ciyaarto, Haday Tahay Xukuumad Iyo Haday Tahay Cidkaleba” Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo gudida beesha bariga burco ayaa mawqif adag ka istaagay xaalada murugsan ee somaliland marayso iyagoo wacad ku maray in aanay cidnaba ka yeelayn in ay ku ciyaarto nabada somaliland xukuumad iyo m...
Saturday, August 12, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|