|
|||||
WAJAALE NEWS
“Walaahi Cidnaba Ka Yeeli Mayno, In Ay Nabada Ku Ciyaarto, Haday Tahay Xukuumad Iyo Haday Tahay Cidkaleba” Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco.
August 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo gudida beesha bariga burco ayaa mawqif adag ka istaagay xaalada murugsan ee somaliland marayso iyagoo wacad ku maray in aanay cidnaba ka yeelayn in ay ku ciyaarto nabada somaliland xukuumad iyo mucaaridba Sidoo kale madaxdhaqameedka beesha habar jeclo ayaa xukuumadu ugu baaqay in ay joojiso amarkii ay xalay ku sheegtay in ay awood ku muquuninayso jabhada buurta gacan libaax HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo La Xidhiidha Xaalada Dalka Iyo Doorashooyi... Xildhibaan Yaxye Araarse Oo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ku Bogaadiyay Soo Celinta Xeerar Golaha Waki... Daawo:“Miisaaniyada Qaranka Oo Si Fiican Loo Maamulaa Waxay Xalin Lahayd Mushkilado Badan Oo Ina Hay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|