|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland Oo War Kasoo Saartay Dagaal Saaka ka Dhacey Magaalada Laascaanood.
August 13, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saartay dagaal saaka ka dhacay magaalada laascanood kaasi oo udhexeeyay ciidamada qaranka Somaliland iyo kooxaha huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada laascanood Sidoo kale xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in kooxaha huwanta ahi saaka soo weerareen fadhiisimada ciidamada qaranka Somaliland ee duleedka laascanood kuwaasi oo ay kusoo garaaceen madaafiic ciidamaduna iska difaaceen weerarkaasi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Jabuuti Ee Amisom Iyo Kuwa Somaliya Ee Ku Sugan Gobolka Jalalaqsi! Daawo:Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Bulshada Somaliland U Iftiimiyay Mujaahidkii Bud Dhig... Shacabka Degmada Tog-Wajaale Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Talaabooyinka Ay ka Midaysan Yihiin Madaxda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|