WARAR
-
Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Sheekh Oo Muujiyay Taageerada Ay La Garab Taagan Yihiin Ciidamada Qaranka Jsl
SHEEKH(W,N)-Shacabka ku dhaqan degmada sheekh ee gobolka saaxil ayaa iskugu soo baxay banaan bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka somaliland ee heegan ugu jira difaaca dalka
https://www.youtube.com/watch?v=hrXo3eSeK_c...
Monday, September 4, 2023
-
Dawlada Taiwan Oo Somaliland Ugu Deeqday Raashin Loogu Talo Galay Dadka Barakacayaash Ah.
BERBERA(W,N)-Dawlada Taiwan ayaa Somaliland ku wareejisay 300ten oo raashin kaasi oo loogu talo galay dadka barakacayaasha eek u nool gudaha dalka
Deeqdan ayaa waxaa dawlada Taiwan kala wareegay gudoomiyaha haayada aafooyinka q...
Monday, September 4, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Gudi Buuq Ka Dhex Dhalisay Golaha Umagacaabay Iswaafajinta Xeerka Go,aamadii Ee Beesha Bariga Burco
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa gudi umagacaabay go,aamadii gudida beelaha bariga kasoo sareen muranka doorashooyinka oo golaha uu usoo gudbiyay madaxwaynaha somaliland
Gudida xildhibaanada ee uu magacaabay gudo...
Monday, September 4, 2023
-
Laamaha Amaanka Jsl Oo War Kasoo Saaray Arimaha Kasoo Kordhay Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex oo ay weheliyaaan taliyo qaybeedyada ciidanka booliska ayaa digniin udiray cidkasta oo isku dayda in dhibaatadii ka dhacday gobollka sool loo xasaraysto dadka caasimada hargaysa degan...
Sunday, September 3, 2023
-
Maxaad Ka Ogtahay Lacagaha Caalamku Siiyo Somaliland Ee Laga Shikisan Yahay In La Lunsaday?
HARGAYSA(W,N)-Hantidhawraha guud ee qaranka Somaliland oo golaha wakiilada waxbixin ka siinayay xisaabka xidhka miisaniyadii ayaa shaki galiyay maalaayiin dollar oo Somaliland caalamku siiyo oo laga shikisan yahay in la lunsaday i...
Sunday, September 3, 2023
-
Madaxweyne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeeray Mashruuca Biyo Ballaadhinta Magaalada Boorama.
Boorama-(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Waftigii uu Hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama ayaa soo ...
Sunday, September 3, 2023
-
Shacabka Magaalada Berbera Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland.
BERBERA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera ayaa maanta iskugu soo baxay banana bax hiil loogu muujinayo ciidamada qaranka Somaliland eek u jira difaaca dalka
Wxaana isku soo baxa...
Sunday, September 3, 2023
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Oo Ka Hadashay Mawqifkooga Go,aankii Arimaha Doorashooyinka Ee Gudida Beelaha bariga burco
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka ogaal rooda cabdi muuse ayaa ku gacan saydhay go,aankii gudida beelaha habar jeclo kazoo saartay khilaafka doorashooyinka oo ay badi aqbaleen daneeyayaasha arimaha doorashooyinka Somali...
Sunday, September 3, 2023
-
Hablaha Qurba Joogta Gobolka Togdheer Oo Deeq Gaadhsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland
Burco(w,n)-qaarkamid ah hablaha qurba joogta ah ee gobolka togdheer ayaa deeq raashinka noocyadiisa kala duwan ah gaadhsiiyay ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan magaalada oog ee gobolka sool taasi oo loogu talo galay in lagu...
Sunday, September 3, 2023
-
“Waxaan Qiraynaa In Jamacada Camuud, Noqotay Hormuudka Jamacadaha Dalka Ka Jira” Wasiir Koore.
BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore oo ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinayeen arday ka baxday jaamacada camuud ayaa sheegay in jaamacada camuud tahay hormuud jaamacadaha dalka islama...
Saturday, September 2, 2023
-
Golaha Wakiillada Oo Maanta Ansixiyay go’aamadii Madax-dhaqameedka beesha Habar-jeclo Kasoo saareen khilaafka doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay go’aamadii madax-dhaqameedka ee doorashada isku-sidkan taas oo madaxweyne Biixi, u soo gudbiyay Golaha.
Guddi gaar ayay u saari doona...
Saturday, September 2, 2023
-
Madaxweyne Ku-xigeenka Jsl Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-jebinta Dufcadii 22aad Ee Ka Baxda Jaamacada Camuud.
Boorama-(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wafti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa maanta ka qeybgalay Xafladda Qalin-Jebinta dufcadii 22aad oo ay ka qali...
Saturday, September 2, 2023
-
Dadwaynaha Reer Burco Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Somaliland
BURCO(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa maanta iskugu soo baxay banana bax balaadhan oo ay taageero ugu muujinayaan ciidamada qaranka Somaliland eek u jira difaaca dalka
Wa...
Saturday, September 2, 2023
-
Laanqayrta Cas Oo Ka Warbixisay Booqasho Ay Ugu Tagay Maxaabiista Ciidanka Somaliland Ee Ku Xidhan Magaalada Laascanood.
HARGAYSA(W,N)-Haayada laanqayrta cas ee ICRC Ayaa ka warbixisay xaalada maxabiista ciidamada Somaliland eek u xidhan magaalada laascanood oo ay booqasho ugu tageen 31 bishay halkaasi oo ay booqdeen maxabiista xidhan iyo kuwa dhaaw...
Friday, September 1, 2023
-
Somaliland Oo Gaadiid Dagaal Oo Tiro Badan Lasoo Degtay, Una Dhaqaajisay Furimaha Hore Ee Gobolka Sool.
BERBERA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa gaadiidka dagaalka iyo hub tiro badan oo la sheegay in ay lasoo degtay udhaqaajisay dhinaca gobolka sool iyo fadhiisimada ciidanka qaranka ee magaalada oog halkaasi oo ay ciidamada somaliland...
Friday, September 1, 2023
-
Waa Kuma Generalka Inqilaabka Milatary Ku Qabsaday Dalka Gabon?
Waa kuma Generalka qabsaday dalka Gabon ee taageerada ka haysta ciidamada kala qaybsanaa ee dalkaasi
https://www.youtube.com/watch?v=wZy9g7uK4qM...
Friday, September 1, 2023
-
Degmada Allaybaday Oo Deeq Xoolaha Ku Wareejisay Ciidanka Qaranka Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Maamulka iyo waxgaradka degmada allaybaday ee gobolka gabiley ayaa deeq xoolo iyo khudaar iskugu jirta ku wareejisay taliska ciidamada qaranka somaliland taasi oo loogu talo galay in lagu taakuleeyo ciidamada qaranka...
Friday, September 1, 2023
-
Urur Siyaasadeedka Mideeye Oo Shaaciyay In Uu Aqbalay Go,aankii Gudida Dhex Dhexaadinta Kazoo Saareen Arimaha Doorashooyinka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka mideeye ayaa shaaciyay in ay aqbaleen go,aamadii ay gudida beelaha bariga burco kazoo saareen khilaafka doorashooyinka Somaliland
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
&nb...
Friday, September 1, 2023
-
Gudida Dhaqaalaha Xukuumada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirwaynaha Dhaqaalaha Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudida wasiirada ah ee dhaqaalaha somaliland ayaa shaaciyaywakhtiga uu qabsoomayo shirwaynaha lagaga arinsano arimaha dhaqaalaha somaliland oo sanadkii labaad oo xidhiidhka ah laqabanayo.
https://www.youtube.com/w...
Friday, September 1, 2023
-
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Ganafka Ku Dhuftay Go,aamadii Gudida Habar jeclo Kasoo Saareen Khilaafka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur skiyaasadeedka hilaac prof axmed ismaaciil samater oo dalka dibadiisa ku sugan ayaa soo saaray warsaxafeed uu kaga hadlayo mawqifka ururkiisa ee go,aamadii gudida beesha habar jeclo kasoo saareen doo...
Thursday, August 31, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Go,aamo Culus kasoo Saartay Colaada Ka Taagan Deegaanka Ceel Afwayn
CEERIGAABO(W,N)-Wafti xukuumada Somaliland katirsan oo maalmihii udanbeeyay gobolka sanaag ujoogay xalinta colaada kazoo cusboonaatay beelaha wada dega deegaanka ceel afwayn ayaa amar culus kazoo saaray kaasi oo labada beelood ee ...
Thursday, August 31, 2023
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Aqbalay Go,aamadii Gudida Beelaha Bariga Burco Kasoo Saareen Khilaafka Doorashooyinka!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka kaah maxamuud xaashi ayaa shaaciyay in ururkoogu aqbalay go,aamadii gudida beelaha habar jeclo kazoo saareen khilaafka doorashooyinka dalka
Sidoo kale siyaasi maxamuud xaas...
Thursday, August 31, 2023
-
Siyaasi Duur Oo Si Toosa Ula Hadlay Beesha Uu Kasoo Jeedo Musharax Cirro, Fartana Ku Fiiqay Dariiqa Uu Ku Guulaysan Karo!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamed nuur caraale duur wasiirkii hore ee arimaha gudaha somaliland oo ka hadlay madal ay ku kulmeen badi haldoorka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka soo afjarida murankii doorashooyink...
Thursday, August 31, 2023
-
Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Aqbalay Go,aamadii Ay Arimaha Doorashooyinka Kasoo Saareen Gudida Beelaha Bariga Burco.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo dr gaboose ayaa kama danbayntii aqbalay go,aamadii ay khilaafka doorashooyinkka kazoo saareen gudida beelaha bariga burco oo iyagu isku xilqaamay khilaafka siyaasadeed ee dalka...
Wednesday, August 30, 2023
-
Dr Gaboose Iyo Cabdilaahi Dirawal Oo Ku Hungoobay Dalab Ay Ula Tageen Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha urur siyaasadeedyada Horseed cabdilaahi dirawal iyo Dr Gaboose ayaa faro madhan kala soo noqday gudoomiyaha golaha guurtida oo ay saaka xafiiskiisa ugu tageen iyagoo cabasho ka qabay go,aamadii khilaa...
Wednesday, August 30, 2023
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiir Kuxigeenka Dalka Denmark.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka dalka Denmark oo uu wehelinayay madaxa xafiiska Denmark ee Somaliland.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ...
Wednesday, August 30, 2023
-
Madaxwaynaha jsl Oo Wareegto Kusoo Saaray Qodobadii Ay Gudida Beelaha Bariga Burco Kasoo Saareen Xal Uhelida Khilaafka Doorashooyinka.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka .
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Si...
Wednesday, August 30, 2023
-
Shacabka Reer Gabiley Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Somaliland
GABILEY(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada gabiley ayaa banana bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka Somaliland iskugu soo baxay fagaaraha khayrida gabiley taasi oo ay kala qaybgaleen maamulka gobolka gabiley i...
Wednesday, August 30, 2023
-
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Qalin Jabinta 1360 Arday Oo Ka Baxay Jaamacada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qaybgalay Munaasibada Qalinjebinta Dufcadii 20aad ee ka Baxda Jaamacadda Hargeysa oo Tiradoodu dhan tahay 1,...
Wednesday, August 30, 2023
-
Gudida Beelaha Habar Jeclo Oo Caawa Kulan La Qaatay Madaxwayne Biixi Sheegayna In Uu Aqbalay Go,aamadii Ay Kazoo Saareen Khilaafka Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha habar jeclo ee dhawaan soo saaray go,aamada lagu xalinayo muran siyaasadeedkii arimaha doorashada ee somaliand ka taagnaa ayaa caawa kulan la qaatay madaxwayne biixi oo ay weheliyaan gudoomiyayaasha gu...
Tuesday, August 29, 2023
-
Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Magaalada Boorama Oo Dirayska Uxidhay Difaaca Qaranka Somaliland Iyo Fariinta Ay Direen!
BOORAMA(W,N)-Qaarakmaid ah aqoonyahanka iyo dhalinyarada ku dhaqan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa tuutaha uxidhay difaaca qaranka Somaliland iyo sidii loo barbar istaagi lahaa ciidamada qaranka ee heeganka ugu jira ...
Tuesday, August 29, 2023
-
Madaxdhaqameedka G. Gabiley Oo Ka Hadlay Go,aankii Ay Soo Sareen Gudida Beesha Habar Jeclo Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
GABILEY(W,N)-Gudida beesha jabriil abokor oo maanta shir ja,raid ku qabtay magaalada gabiley ayaa soo dhaweeyay qodobadii ay gudida beelaha bariga burco kazoo saareen khilaafka siyaasadeed ee dalka iyagoo sheegay in ay yihiin kuwo...
Tuesday, August 29, 2023
-
Gudiyada Dan & Duco Iyo Hoodaale Oo Ka Hadlay Go,aankii Laga Soo Saaray Muranka Doorashooyinka Iyo Jabhada Gacan Libaax,
HARGAYSA(W,N)-Gudiyada dan iyo duco iyo hoodaale ee beelaha habar awal ayaa soo Dhaweeyay ga,aankii khilaafka doorashooyinka dalka iyo jabhada gacan ibaax ay kazoo saareen gudida beelaha habarjeclo oo iyadu isku xil qaatay dhexdhe...
Tuesday, August 29, 2023
-
Wafti Ka Socda Dawlada Jarmalka Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera
BERBERA(W,N)-Wafti ka socda dawlada jarmalka ayaa maanta booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera halkaasi oo ku qaabiley badhasaabka gobolka iyo masuuliyiin kale.
https://www.youtube.com/watch?v=FlV3mGfid0I...
Tuesday, August 29, 2023
-
Gudida Beelaha Garxajis Oo Aqbalay Go,aankii Ay Soo Saareen Gudida Beelaha Bariga Burco
HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha garxajis oo ay weheliyaan ganacsatada beeshoodu ayaa sheegay in ay aqbaleen qodobadii khilaafka dalka ay kasoo saareen gudida beelaha habarjeclo oo hore iyagu isku xil qaamay xalinta khilaafka doorasho...
Tuesday, August 29, 2023
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka caasimada hargaysa ayaa maanta iskugu soo baxay fagaaraha garoonka kubada cagta ee hargaysa staadyum halkaasi oo ay ku taageerayeen ciidamada qaranka Somaliland ee difaaca dalka ku jira
...
Tuesday, August 29, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Gudiyo Umagacaabay Shaqaaqadii Ka Dhacday Ceel Afway Iyo Arimaha Ciidanka Qaranka.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa gudiyo umagacaabay shaqaaqo laba beelood udhaxaysa oo ka dhacday deegaanka ceel afwayn iyo waxyaabihii ka dhashay dagaalkii ciidamada qaranka ee gobolka sool.
https://ww...
Monday, August 28, 2023
-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Sharciyan Qodobadii Ay Soo Saareen Gudida Beesha Bariga Burco.
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan guuleed dafac oo kamid ah sharciyaqaanada Somaliland ayaa ka hadlay sida ay sharciga uwaafaqsan yihiin qodobadii ay soo saareen beesha bariga burco ee dhexdhexaadinaysay khilaafka ka taagan doorashooyinka d...
Monday, August 28, 2023
-
Madaxdhaqameedka Beesha Sacad Muuse Oo Ka Hadlay Go,aankii Gudida Habar jeclo Soo Saaray Iyo Baaqa Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhameedka beesha sacad muuse oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay gudida beelaha habarjeclo kazoo saareen muranka doorashooyinka dalka ka taagan.
Sidoo kale madaxdhaqameedka beesha ...
Monday, August 28, 2023
-
Dawlada Taiwan Oo Deeq Malaayiin Dollar Ah Ku Wareejisay Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Dawlada Taiwan ayaa Somaliland ugu deeqday lacag dhan 2milyan dollar kaasi oo loogu talo galay horumarinta arimaha bulshada Somaliland
Wasiirka wsaaradamaaliyada Somaliland ayaa deeqdan kala wareegay safiirka dalk...
Monday, August 28, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|