|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Beesha Sacad Muuse Oo Ka Hadlay Go,aankii Gudida Habar jeclo Soo Saaray Iyo Baaqa Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
August 28, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhameedka beesha sacad muuse oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay gudida beelaha habarjeclo kazoo saareen muranka doorashooyinka dalka ka taagan. Sidoo kale madaxdhaqameedka beesha uu kazoo jeedo madaxwayne bixi ayaa soo dhaweeyay go,aankan oo ay sheegeen in uu xal unoqon karo khilaafka doorashooyinka ee dalka ka taagan iyagoo madaxwayne biixina ugu baaqay in uu aqbalo go,aamada ay gudidaasi soo saareen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Murashax Cirro Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Beelaha Gabooye Oo Xisbiga Wadani Ku Soo Bii... Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ku Haftay Xilka Culus Ee Wasaarada Iyo Madax... Muj Xasan Guure Oo Is Barbar Dhig Ku Sameeyay Go,aanka Xukuumada Ku Joojisay Qaadka Iyo Dhibaatooyin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|