HARGAYSA(W,N)-Gudida beelaha garxajis oo ay weheliyaan ganacsatada beeshoodu ayaa sheegay in ay aqbaleen qodobadii khilaafka dalka ay kasoo saareen gudida beelaha habarjeclo oo hore iyagu isku xil qaamay xalinta khilaafka doorashooyinka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;