WARAR
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Kooban Ku Sameeyay Xubno Kamid Ah Golaha Wasiirada Jsl.
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 10 /12/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamh...
Sunday, December 10, 2023
-
Dr Adna Aadan Oo Ka Warbixisay Shirkii Qaramada Midoobay Ee Ay Kaga Qaybgashay Magaalada Geneva
HARGAYSA(W,N)-Drs Adna aadan ismaaciil oo ah ergayga gaarka ah ee wadahadalada Somaliland iyo somaliya ayaa dhawaan magaalada Geneva kaga qaybgashay shirkii qaramada midoobay kaasi oo ay ka jeedisay khudbad ay kaga hadlayso qadiya...
Saturday, December 9, 2023
-
Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga.
JIG JIGA(W,N)-Munaasabadda Xuska maalinta Qowmiyadaha Itoobiya ayaa maanta si weyn loogu xusay magaalada Jigjiga ee Dowlad degaanka Soomaalida, waxaana xuskan kasoo qaybgaley masuuliyiin isugu jira kuwa heer Fedaral iyo madaxda do...
Saturday, December 9, 2023
-
“Intaan Halgan Fadhiyay Waxaan Sawirtay, Gabadh Wax La Baray In Ay Tahay Ummad Wax La Baray”Xildhibaan Xasan Dhuxul.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in wax labaro haweenku isagoo sheegay ka gole ahaan in ay dhiirigalinayaan xeerarka haweenka wax ufudu...
Saturday, December 9, 2023
-
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Maayarka Caasimada Iyo Xogo Xasaasiyay Uo Uu Bulshada U Iftiimiyay!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka casimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lala waydiiyay cabashada bulshada ee in la iibiyay wadoyin suuqa waaheen dhexmara
Sidoo kale maaya...
Saturday, December 9, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Kulan Uu la Qaatay Madaxwayne Geele.
JABUUTI(W,N)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo ...
Saturday, December 9, 2023
-
Xildhibaan Cabdinaasir Qodax Oo Gaadhay Fadhiisimada Jiida Hore Ee Ciidanka Qaranka Ee Deegaanka Buqdharkayn.
SOOL(W,N)-Xildhibaan cabdinaasir qodax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa gaadhay fadhiisimaha hore ee ciidanka qaranka ee deegaanka buqdharkayn iyo goobaha kale ee gobolka sool halkaasi oo uu ciidamada qara...
Saturday, December 9, 2023
-
“Haddii Shalay la Il-duufay Taladii Sool. Waar Hooy, Maanta Yaan La il-duufin Talada Awdal Iyo Selel”Siyaasi Maxamuud Xaashi
"Haddii Shalay la Il-duufay Taladii Sool. Waar Hooy, Maanta Yaan La il-duufin Talada Awdal Iyo Selel"Siyaasi Maxamuud Xaashi
Dadka reer Awdal iyo Selel, waa dad walaalo ah, oo ah deris uu Alle isu dooray. Kuwaas oo aan cidina i...
Friday, December 8, 2023
-
Safiirka Itoobiya Ufadhiya Dalka Jabuuti Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Waftigii Madax-dhaqameedka Beelaha Direed.
JABUUTI(W,N)-Wafti balaadhan oo iskugu jira madaxdhaqameedka Iyo Aqoonyahan ka socda beelaha direed oo labadii cisho ee udanbeeyay safar ku joogay caasimada dalka jabuuti ayaa waxaa caawa casho sharaf ku maamuusay safiirka dalka i...
Friday, December 8, 2023
-
Jaamacada Timacade Oo Shaaciyay Koorasyo Cusub Oo Ay Soo Kordhisay!
GABILEY(W,N)-Jaamacada Timacade University ee magaalada gabiley ayaa shaaciyay koorasyo cusub oo ay usoo kordhisay ardayda reer somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=Gppz328pdvU...
Friday, December 8, 2023
-
Baarlamanka Dalka Denmark Oo Ansixiyay Sharci Lagu Mamnuucayo Gubista Kitaabka Qur’aanka Kariimka Ah
DENMARK(W,N)-Baarlamaanka Denmark ayaa Khamiistii meel mariyay sharci dambi ka dhigaya in kitaabka Qur’aanka Kariimka ah lagu gubayo goobaha fagaarayaasha ah, si loo dejiyo cadhada dalalka Muslimiinta ah, kadib markii ay Denmark...
Friday, December 8, 2023
-
Sh, Maxamed S. Saaweer Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay in Xariirad Ay kazoo Yeedho Kelmada Gala Dagaalku!
BOORAMA(W,N)-Sheekh Maxamed Siciid saaweer oo kamid ah culimada gobolka awdal ayaa salaadii jimce ee maanta masjidka magaalada boorama kaga hadlay muhiimada ay leedahay nabadu iyo ilaalinta wada noolashaha dadka walaahaha ee abti ...
Friday, December 8, 2023
-
“Wadooyin Suuqa Waaheen Ku Yaala Oo la Iibiyay Majiraan, Aniguna Xilkan Umaan Iman, In Aan Wadooyin Iibiyay” Maayar Mooge.
“Hadaan Ahayn Maayarkii Caasimada, Ma Ihi Qofkii Loo Tuhmi Lahaa Ama Lagu Dhaliili Lahaa, In Uu Dhul Iibiyay Ama Wado” Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa markii Uh...
Thursday, December 7, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Osl oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dalka Denmark
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilladda JSL Md Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta Xarunta Golaha Wakiilada ku qaabilay Ku-Xigeenka Safiirka Denmark ee Somaliland iyo Somalia Ms. Gertrud iyo Madaxa Xafiiska D...
Thursday, December 7, 2023
-
Haayada Sirdoonka Qaranka Jsl Oo Gacanta Ku Dhigtay Laba Nin Oo Katirsan Sirdoonka Somaliya Ee Nisa!
HARGAYSA(W,N)-Hay'adda Sirdoonka Qaranka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 2 nin oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya.
Hay'adda qoraal ku baahisay barta ay ku leedahay X ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigta...
Thursday, December 7, 2023
-
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Ayaa 31qof Oo Itoobiyaan Ah Dib Ugu Celisay Dalkoogii!
HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka somaliland ayaa maanta madaarka cigaal ee caasimada hargaysa ka dhoofisay 31qof oo qaxoonti itoobiyaan ahaa oo dalbaday in dib loogu celiyo dalkooga itoobiya kaasi oo ay ...
Thursday, December 7, 2023
-
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Wasiirka cusub wasaarada beeraha somaliland Axmed Maxamed Habane oo dhawaan uu magacaabay madaxwaynaha somaliland ayaa maanta soo dhawayn loogu sameeyay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley
Waxaana soo dhaw...
Thursday, December 7, 2023
-
“Difaaca Dalku Waa Qasab, Somalilandse Nabada Ayay Ugaga Badinaysaa” Musharax Cirro.
FINLAND(W,N)-Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani oo lagu soo dhaweeyay dalka filand ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland mawqifka xisbiga ee dagaalada bariga
Sidoo kale musharax cirro ayaa madaxwaynaha Somalilan...
Wednesday, December 6, 2023
-
Waftigii Madax-dhaqameedka Beelaha Direed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti.
JABUUTI(W,N)-Wafti balaadhan oo ka socda madaxdhaqameedka beelaha direed oo mudooyinkii udanbeeyay safar ku marayay dalalka ay degaan beelaha direed ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda dalka jabuuti ee Jabuuti halkaasi oo lagu soo...
Wednesday, December 6, 2023
-
Inan Iyo Abtigii Oo habeenkii Xalay Lagu Dilay Dalka Koonfur Africa
HARGAYSA(W,N)-Kooxo hubeysan oo ah burcad u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa Xalay Magaalada Rustenburg ee dalkaas ku dilay laba ka mid ah Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u shaqa tagay dalka Koonfur Afrika.
Allaha u naxarii...
Wednesday, December 6, 2023
-
Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Xilkii La Wareegay!
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha cusub ee dhawaan adaxayne biixi umagacaabay wasaarada arimaha dibada axmed abokor ayaa maanta xilkii kala wareegay agaasimihii hore ee wasaarada
Munaasibada xil wareejinta labadan masuul ayaa waxaa goob...
Wednesday, December 6, 2023
-
Xisbiga Waddani Oo Wasiirka Ciyaaraha Jsl ku Eedeeyay In Uu Lunsaday Dhaqaalihii loogu talo galay Tartanada Kubada Cagta!
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga waddani Yuusuf Tadhase ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland kaasi oo uu sheegay in uu la baxay lacagtii loogu talo galay in lagu qabto tart...
Wednesday, December 6, 2023
-
Fanaanad Reer Somaliland Oo Fashilisay Shirqoolada Is Huwan Ee Ku Socda Jsl.
CANADA(W,N)-Fanaanad Halgamaa Shamis Cali Faarax “Shamis Qarda-Jeex” oo kamid ah dadkii usoo halgamay dib ulasoo noqoshada jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadashay xaaladaha siyaasadeed ee xiligan ka taagan dalka iyo duulaam...
Tuesday, December 5, 2023
-
“Qaramadda Midoobay Waxa Aan U Sheegaya In Dalkayga Somaliland Yahay Dal Ku Suntan Dimiqaraadiyad, Doorashooyin Iyo Deganaansho Balse Beesha Caalamki Aaney Na Siin Mudnaanta Aanu Laheyn”Xildhiban Barkhad
GENEVA(W,N)-Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Khudbad Dheer Ka Jeediyay Xarunta Qaramada Midoobay Ee Geneva Ayaa Yidhi,
“dadkayagu Madaxbanaanidii Ay U Dagalaamen 1991-kii Oo Ay Dib Ugu La Soo Laabteen Dhulkoodi Xuduudaha Ingi...
Tuesday, December 5, 2023
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Kenya Oo La Kulmay Guddoomiyaha Aqalka Odayaasha Dalka Kenya.
NARIOBI(W,N)-Safiirka Somaliland ee dalka Kenya Amb. Mohamed A. Mohamud Barwaani iyo madaxda Safaaradda jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Senate ka dalka Kenya Mudane Hon. Amas...
Tuesday, December 5, 2023
-
Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Xilkii La Wareegay.
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha cusub ee wasaarada warfaafinta somaliland mustafe cabdi ciise shiine ayaa maanta sirasmi ah xilkii ugala wareegay agaasimihii hore ee wasaarada warfaafinta.
Wasiirka wasaarada warfaafinta cali mare...
Tuesday, December 5, 2023
-
Caaqil Cumar Cismaan Oo Gogol Nabadeed Ufidiyay Beelaha Ciise Iyo Samaroon Ee Wada Dega Gobolka Salel.
BOORAMA(W,N)-Caaqil Cumar Cismaan Aw Muxumed Aare oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland gaar ahaan gobolada galbeedka ayaa gogol Nabadeed Ufidiyay beelaha wada dega Gobolada Awdal Iyo Salel lee ciise iyo Samaroon kuwaasi oo maal...
Tuesday, December 5, 2023
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Shirka Horumarinta Jaamacadaha Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa daahfuray shirka mashruuca horumarinta jaamacadaha dalka jsl kaasi oo ay kazoo qaybgaleen madaxda jaamacadaha Somaliland
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH F...
Tuesday, December 5, 2023
-
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley!
ARABSIYO(W,N)-Wasiirka wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliand saleebaan cali koore oo ay weheliyaan xubno katirsan xukuumada iyo maamulka degmada arabsiyo ayaa xadhiga kajaray ceel biyood ay wasaaradu ka hirgalisay degmada Arabsiy...
Tuesday, December 5, 2023
-
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Ay Isha Ku Haysaa, Xiisadda Amni Ee Kasoo Cusboonaatay Marinka Koonfureed Ee Badda Cas Iyo Gacanka Cadmeed.
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Iyo Arimaha Ay Kaga Hadashay.
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Ay Isha Ku Haysaa, Xiisadda Amni Ee Kasoo Cusboonaatay Marinka Koonfureed Ee Badda Cas I...
Monday, December 4, 2023
-
Mareykanka Oo Soo Riday Diyaarad Drones lala Beegsaday Maraakiib Marayay Badda Cas
BADA CAS(W,N)-Markab dagaal oo uu leeyahay Mareykanka ayaa soo riday diyaarado badan oo aan duuliyaha lahayn kuwaasoo ka yimid Yemen, sida uu sheegay taliska dhexe ee Mareykanka (CENTCOM).
Xuutiyiinta Yemen oo sheegay in ay...
Monday, December 4, 2023
-
Madaxwaynaha DDS Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Gabadh Askariga Katirsan Ciidanku Jidh Dil Ugaystay
JIG JIGA(W,N)-Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar Ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley inantii Askariga katirsan ciidanka Newboolisku ku jidh-diley magaalada jig-jiga Sawda Cabdikariin haybe iyo qaar ka...
Monday, December 4, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Idaacada Radio Hargaysa Iyo Waxyaabihii Uu Kusoo Arkay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan ayaa xafiiska xarunta wasaarada warfaafinta ku qaabiley gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal cali waraabe oo booqasho ku tagay
Sidoo kale Gudoomiye faysal cali w...
Monday, December 4, 2023
-
“Xidhahayagu Waa Dir Iyo Hawiye, Garxajis Dhinacayga Ayuu Fadhiisanayaa, Oo Waa Walaalahayo” Sul. Siciid Ducaale.
HARGAYSA(W,N)-Suldaan siciid ducaale oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland gaar haab madaxda dhaqanka ee beesha habar jeclo ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeedhay garaarada dhulbahante kaasi oo la xidhiidhay colaada ud...
Sunday, December 3, 2023
-
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Sheegay In Hubka Loo Fasaxay Somaliya Uu Si Fudud Uga Baxayo Gacanta Dawlada Iyo Khatarta Uu Ku Yahay Mandaqada!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Awcali oo kamid ah siyaasiyiinta waawayn ee somaliland xilal kala duwan kazoo qaybtay Somaliland gaar haan golaha wakiilada hadana kamid ah hogaanka xisbiga waddani ayaa waraysi lala yeeshay...
Sunday, December 3, 2023
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Laba Nin Oo Ku Eedaysan Dil Marxuum Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Taliska Ciidanka Booliska Jsl Ayaa Ka Warbixiyay Qaabkii Ay Gacanta Ugu Soo dhigeen Laba Nin Oo ku Eedaysay Dilka Marxuum Habeen Dhawayd Lagu Diley Isha Cobosha Masallaha Galbeed Ee Magaalada Hargaysa.
Warbi...
Sunday, December 3, 2023
-
“Xeerka Cusub Ee Doorashooyinku Waa Xalka Ugu Wayn Ee Somaliland.” Xil. Mukhtaar Maydhane.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo duruufaha ku xeeran
Sido...
Sunday, December 3, 2023
-
Wadaadka Siyaasiga Ah Iyo Bulshada Islaamka Jecel.
Wadaadku waa muwaadin xaq u leh in uu siyaasada ka qaybqaato, waxa uu xaq u leeyahay in uu madax noqdo oo uu taliyo. Intaa waynu isla garanay.
Wadaadadu mudooyinkan danbe waa qaybo ama kooxo.
1)Qolo fidinta culuumta diin...
Sunday, December 3, 2023
-
Shir Waynaha Beelaha Direed Oo La Shaaciyay Wakhtiga Uu Qabsoomayo Iyo Halka Lagu Qaban Doono!
HARGAYSA(W,N)-Madax-dhaqameedka iyo aqoonyahanka beelaha direed oo ay weheliyaan gudida qaban qaabada shirwaynaha direed oo maanta warbaahinta kula hadlay caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ee uu dhac...
Sunday, December 3, 2023
-
Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ceel Biyood ka Dhagax Dhigay Deegaanka Laalays Oo Katirsan Gobolka Maroodi Jeex
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha somaliand saleebaan cali koore ayaa deegaanka laalays oo katirsan degmada farowayne ee gobolka maroodi jeex ka dhagax dhigay ceel biyood kaasi oo ay baahi wayn uqabtay bulshada k...
Sunday, December 3, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|