|
|||||
WAJAALE NEWS
Fanaanad Reer Somaliland Oo Fashilisay Shirqoolada Is Huwan Ee Ku Socda Jsl.
December 5, 2023 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Fanaanad Halgamaa Shamis Cali Faarax “Shamis Qarda-Jeex” oo kamid ah dadkii usoo halgamay dib ulasoo noqoshada jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadashay xaaladaha siyaasadeed ee xiligan ka taagan dalka iyo duulaamada midabada badan ee lagu soo qaaday iyadoo Fashilisay Shir-qoolada Is Huwan ee Somaliland ku socda. Dhanka kale Fanaanad shamis qarda jeex ayaa baaq culus udiray beelaha walaalaha ee wada dega gobolada salal iyo awdal halka ay ka bogaadisay beesha habar jeclo iyo difaaca ay ugu jiraan qarannimada Somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAHFAAHSAN; Related posts:Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Si Adag Uga Hortimid Xeerka Horyaala Golaha Baarlamaanka Iyo Sh... Wafti Sare oo Ka Socda ONLF oo Caawa Gaadhay Magalada Ooman Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida+Sawirro Dadwaynaha Reer Wajaale Oo Ka Hadlay Wado 2Km Ah Oo Dawlada Hoose Ee Gabiley Ka Hirgalinayso Wajaale... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|