WARAR
-
Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo ka Warbixiyay Hanaan Cusub Oo Loo Qaadi Doono Imtixaanaadka Shahaadiga Ah!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka ayaa ka hadlay hanaanka loo qaadayo imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo fasalada 8aad kaasi oo wax laga badalay qaabkii hor...
Monday, December 25, 2023
-
Ciidanka Booliska Magaalada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye Tiro Badan!
WAJAALE(W,N)-Ciidanka booliska degmada wajaale ayaa gacanta ku soo dhigay khamri tiro badan oo la doonayay dalka somaliland lasoo galiyo.
Saraakiisha ciidanka booliska wajaale ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay uqabteen kha...
Monday, December 25, 2023
-
“Dawada Somaliland Waa Doorasho, Wax Kale Oo Noo Muuqdaana Majirto”Hani Sulub.
HARGAYSA(W,N)-Hani Sulub warsame oo kamid ah xisbiga waddani ayaa ka hadashay doorka ay Haweenku ku leeyihiin nabada, xaalada siyaasadeed ee xiligan ay ku sugan tahay Somaliland, hogaaminta madaxwayne biixi iyo waxa laga dhaxlay
...
Monday, December 25, 2023
-
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Ardayda Jaamacada Golis.
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ujeediyay ardayda Jaamacada Golis kuwaasi oo uu uga xogwaramay aqoonta iyo doorka ay ku leedahay horumarka buls...
Monday, December 25, 2023
-
Ururka Kaah Oo Shaaciyay Isbahaysi Ay Wada Yeelanayaan Xisbiga Waddani Iyo Waxa Uudaaran Yahay!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada siyaasi cabdilaahi dheere oo kamid ah hogaanka sare ee urur siyaasadeedka Kaah ayaa ka hadlay isbahaysi ay wada yeelanayaan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani kaasi oo ujeedadiis...
Monday, December 25, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Yeeshay Ganacsatada Dalka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay kulan ballaadhan oo lagaga doodayey sidii wada-jir loogaga tashan lahaa duruufaha kusoo kordhay isu socodkii ganacsiga ee mandaqadda badd...
Monday, December 25, 2023
-
Ururka Solja Oo Soo Saaray Shuruudaha Looga Baahan Yahay Dadka Utartamaya Hogaanka Ururka!
HARGAYSA(W,N)-Gudida Qaban qaabada shirwaynaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa soo saaray Shuruudaha looga Baahan yahay qofka utartamaya hogaanka ururka sida gudoomiyaha, gudoomiye kuxigeenka, xoghayaha ururka iyo xub...
Sunday, December 24, 2023
-
Xildhibaan Guruuje Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xeerka Ciidamada Qaranka Ee Ay Goluhu Ansixiyeen Iyo Muhiimada Uu Uleeyahay Askarta!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje gudoomiyaha gudida Arimaha Gudaha ee golaha wakilada ayaa soo dhaweeyay xeerka ciidamada qaranka ee ay maanta ansixiyeen golohoogu isagoo hambalyo udiray ciidanka qaranka sheegayna in uu...
Sunday, December 24, 2023
-
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Ciidanka Qaranka Jsl
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii 3aad ee Kalfadhiga 7aad ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shirgudoominayay Gudoomiyaha Golaha Md prof Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) kana soo qayb galeen 45 Xildhibaan ayaa lagu ansixiyey Xeerka Ciidan...
Sunday, December 24, 2023
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Markale Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Talaabada Ay Qaadayaan Hadii Doorashadu Dib Udhacdo
HARGAYSA(W,N)-Gudooomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ay ku sugan tahay Somaliland jabkii ciidanka qaranku kaga soo baxeen goojecade ee ilaa hada aanay xukuumadu ka hadal
...
Sunday, December 24, 2023
-
Wargeyska Caan Ah Oo Kasoo Baxa Dalka Faransiiska Ayaa Warbixin Dheer Ka Qoray Somaliland Iyo Halista Kooxaha Argagixisada Ah Ee Ku Dhex Dhuumanayo Colaada Bariga Jsl.
Wargeysku wuxuu sheegay in kooxaha argagixisada ee ku lug leh dagaalka bariga Sool ay doonayaan inay mijo xaabiyaan xuddunta nabada ee Geeska Afrika
PARIS(W,N)-Wargeyska caanka ah ee Le Figaro Magazine oo ka soo baxa dalka Fara...
Saturday, December 23, 2023
-
Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco Oo Shir Deg Deg Ah Iskugu Yimid Iyo Nuxurka Go,aamada Ay Kasoo Saareen,
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha bariga burco “habar jeclo” oo shirk u yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo uu gudoominayay suldaanka guud ee beeshu suldaan cabdilaahi ayaa go,aamo laga soo saaray dhacdooyin habeenkii xala...
Saturday, December 23, 2023
-
Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Ka Qayb-qaataan Colaada Ka Taagan Gobolka Sool.
London(W,N)-Dawladda Ingiriiska ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay ku biiraan colaadda ka taagan bariga Somaliland ee gobolka Sool, maadaama ay taasi noqon karto dembiyo sida uu dhigayo sharciga Ingiriiska, isla markaana la max...
Saturday, December 23, 2023
-
Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Cusub Ee Degmada Burco Oo Xilkii La Wareegay!
BURCO(W,N)-Maayarka iyo maayar kuxigeenka cusub ee degmada burco ayaa maanta xilkii kala wareegay maayarkii hore iyo kuxigeenkiisii!
Munaasibada ay xilka kula wareegayeen masuuliyiintani ayaa waxaa kazoo qaybgalay maamulka gobo...
Saturday, December 23, 2023
-
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xubnaha Gudida Xuquuqal Iisaanka Qaranka
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta ku ansixiyay gudida Xuquuqal Iisaanka Qaranka oo dhawaan madaxwaynaha jsl dib usoo magacaabay.
https://www.youtube.com/watch?v=WCYqzQGLpiM...
Saturday, December 23, 2023
-
Madaxwayne Mustafe Cagjar Oo Bilaabay Baro Kicinta Beelaha Isaaq Iyo Qaylo Dhaanta Kasoo Yeedhay Shacabka Deegaanka Xarshin.
XARSHIN(W,N)-Ciidanka liyuu booliska ee dawlad deeganka somalida ayaa xoog dhulkoogii ka rartay beesha isaaq sacad muuse “reer liibaan” kaasi oo Hoos Yimaada degmada xarshin islamarkaana uu dhawaan dagaal ku dhexmaray deegaa...
Friday, December 22, 2023
-
Warbixin Yaa Dilay Halgamaagii Dalka Jabuuti Maxamuud Xarbi!
HARGAYSA(W,N)-Warbixin ka hadlaysa taariikh nololeedkii maxamuud faarax xarbi oo kamid ahaa dadkii hormuudka ahaa xoriyadii uu dalka jabuuti ka qaatay dawlada faransiiska
Hadaba halgamaa maxamuud xarbi Yaa Diley
HALKAN KAGA ...
Friday, December 22, 2023
-
Sheekh Siciid Oo Ganacsatada Dalka Ugu Baaqay In Ay Ilaahay Ka Cabsadaan Oo Ay Bulshada Ukeenaan Cunto Iyo Dawooyin Tayo Leh.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Siciid faarax jire oo kamid ah culimada Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay dhibaatada caafimaad ee bulshada reer Somaliland ay ku keentay raashinka iyo dawooyinka aan tayada lahayn ee ganacs...
Friday, December 22, 2023
-
Waftigii Badhasaabada Awdal Iyo Selel Oo Gaadhay Degmada Garbo Dadar Iyo Heshiish Ay Dhex Dhigeen Beelaha Wada Dega.
SAYLAC(W,N)-Wafti uu hogaaminayay badhasaabka gobolka awdal oo ay weheliyeen badhasaabka gobolka salel iyo xubno iskugu jira madaxdhaqameed iyo siyaasiyiin oo maalmihii udanbeeyay safar nabadayn ah ku marayay gobolka selel ayaa ma...
Friday, December 22, 2023
-
Xamaas Oo Soo Bandhigtay Jabka Ay Gaadhsiiyeen Ciidamada Yuhuuda!
QASA(W,N)-Ururka xamaas ee dalka falastiin kaasi oo dagaal bilihii ugu danbeeyay kula jira kuwa dawlada israa,iil ayaa soo bandhigay jabka ay gaadhsiiyeen mudadii dagaalku socday.
https://www.youtube.com/watch?v=OTeDINmVHrY...
Friday, December 22, 2023
-
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Qodobadii Kazoo Baxay Shirkii Beeshiisa!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland cabdiqani maxamuud caateeye ayaa markii uhoraysay shirkii beeshiisu ku qabsatay deegaanka jidhi ee gobolka salel iyo qodobadii ay kazoo saareen,
Sidoo kale wasiir caatee...
Friday, December 22, 2023
-
Madaxda Somaliya Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Muqdisho Loogu Sameeyay Marxuumad khadiija Maxamed Diiriye.
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha Somaliya, raysalwasaaraha qaarkamid ah madaxdii hore ee somaliya ayaa ka qaybgalay aasqaran oo magaalada muqdisho loogu sameeyay wasiiradii wasaarada haaweenka ahayd xildhibaan katirsan golaha baarlamaan...
Thursday, December 21, 2023
-
Wasiir kuxigeenka Waxbarashada Jsl Oo Xadhiga Jaray Dugsiga Farsamada Gacanta Ee One Hand.Wasiir kuxigeenka Waxbarashada Jsl Oo Xadhiga Jaray Dugsiga Farsamada Gacanta Ee One Hand.
HARGAYSA(W,N)-Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Dr.Cabdixakiin Siciid Bustaale oo ay weheliyaan qaar kamida agaasime waaxeedada wasaaradda waxbarashada iyo gudomiye ku xigeenka waxbarashadda ee Gobolka M/Jeex...
Thursday, December 21, 2023
-
Masuuliyiinta Wasaaradaha Beeraha Iyo Deegaanka Oo La Wareegay Qalab Loogu Deeqay Labadan Wasaaradood!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Horumarinta beeraha Somaliland Axmed Maxamed Habane ayaa Wasaarada deegaanka iyo World Bank kala wareegay Qalab loogu talo galay Beeraha,
Wasiir Habane ayaa mudadii Gaabnayd ee uu joogay was...
Thursday, December 21, 2023
-
Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray mashaariic horumarineed Oo laga Hirgeliyey Qaar Kamid Ah Xarumaha Dawladda Ee Caasimadda Hargeysa.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo kusoo maray goobo kala duwan oo ay xukuumaddu ka waddo mashaariic horumarineed, kuwaas oo ku yaalla gudaha caasimadda Hargeysa.
...
Thursday, December 21, 2023
-
Mujaadihiin Ka Dayriyay Xaalada Siyaasadeed Ee Wakhtigan Ay Ku Sugan Tahay Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah aas aasayaashii SNM Iyo halgamayaashii xoreeeyay jamhuuriyada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xaalada siyaasadeed ee ay ku sugan tahay Somaliland kuwasi oo baaqyo kala duwan udiray siyaasiyiinta dalka...
Wednesday, December 20, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Caynabo Ka Dhagax Dhigay Guryo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah.
CAYNABO(W,N)-Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka oo gaadhay magaalo madaxda gobolka saraar ee Caynabo ayaa halkaasi ka dhagax dhigay guryo loo dhisayo dadka danyarta ee ku dhaqan kaamamka...
Wednesday, December 20, 2023
-
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Sheegay In Xirfadii Rayislaha Ee Beeshiisa Caanka Ku Ahayd Loogu Yimid!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada kuna matala beesha gaboose ayaa sheegay in xirfadii kaliye ee beeshiisu gaarka ulahayd loogu yimid taasi oo ay hada ka qaadeen dad ajaanib ah...
Wednesday, December 20, 2023
-
Madax-dhaqameedka Beelaha Arab Oo Bayaan Kasoo Saaray Xaalada Dalka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha arab iyo gudiyada beesha oo uu hormuud uyahay suldaanka guud ee beeshu ayaa war murtiyeed kasoo saaray xaalada dalka somaliland, dagaalada udhexeeya beelaha habarjeclo iyo dhulbahante, ceel a...
Wednesday, December 20, 2023
-
Taliska Ciidamada Milatariga Iyo Booliska Oo War Kazoo Saaray Dhacdadii Shalay Dhulka Buurta Naaso Hablood Ee Sobobay Khasaaraha Dhimasho!
HARGAYSA(W,N)-Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland cabdi xasan mire iyo abaanduulaha ciidanka qaranka Gen Afguduud ayaa siwada jir ah uga hadlay dhacadii shalay ka dhacday buurta naaso hablood taasi oo ay isku dhaceen ci...
Wednesday, December 20, 2023
-
Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Oo Soo Gaadhay Boorama, Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobolka Salel.
Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Ayaa Soo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama, kuwaasi oo dhanka kale Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobolka Salel oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinaya...
Tuesday, December 19, 2023
-
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Shirkii Jabuuti Kusoo Bandhigay Waxyaabo Badan Oo Somaliland Ay Ka Baran Karaan Madaxda Somalidu!
JABUUTI(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir jirde oo kamid ah siyaasiyiinta rugcadaaga ah ee Somaliland oo dalka jabuuti kaga qaybgalay shirka Macahadka Heritage ayaa siqotodheer uga hadlay qaabkii loo nabadeeyay Somaliland markii ay dalka q...
Tuesday, December 19, 2023
-
Dawlada Mareykanka Oo Ku Dhawaaqay Tallaabo lagaga Hortagayo Amni Darrada Kasoo Korodhay Marin Biyoodka Badda Cas!
WASHINGTON(W,N)-Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday Isbaheysi caalami ah oo diiradda saaraya ammaanka Badda Cas, kadib weeraro is daba joog ah oo lagu qaaday maraakiibta ganacsiga ee mara marinka muhiimka ah ee maraakiibta.
...
Tuesday, December 19, 2023
-
Daahfurka Wajigii Labaad Ee Mashruuca Taageerada Kaluumaysatada Berbera.
BERBERA(W,N)-Wajigii labaad ee mashruuca lagu taageero kaluumaysatada berbera ayaa maanta laga daahfuray magaalada berbera taasi oo ay kazoo qaybgaleen haayada maalgalisay mashruuca maamulka gobolka saaxil iyo masuuliyiin kasocday...
Tuesday, December 19, 2023
-
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Mashaariic Lagu Taageerayo Barakacayaasha.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo Barakacayaasha qaranka Iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta gaadhay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa halkaasi oa daahfuray mashariic ay haayada taakulo iyo haayad kale k...
Tuesday, December 19, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Warbixiyay Xaalado Abni Oo Kasoo Korodhay Marinka Bada Cas.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka warbixiyay xaaladaha abni ee kazoo kordhay marin biyoodka bada cas ee ay Somaliland ku laalayso kaasi oo mudooyinkii udanbeeyay ka socdeen weeraro xuutiyiin ay ku ...
Tuesday, December 19, 2023
-
Sheikh Barbaraawi Oo La Waydiiyay Waxa Ay Diintu Ka Qabto Ninka Xaaskaaga Uga Taag Waydo, Hadii Aad Disho?
Sheikh Barbaraawi Oo La Waydiiyay Waxa Ay Diintu Ka Qabto Ninka Xaaskaaga Uga Taag Waydo, Hadii Aad Disho? Iyo jawaabta uu ka bixiyay!
https://www.youtube.com/watch?v=msA1QAmw0yw...
Monday, December 18, 2023
-
“Sedexdayadan Oday Ee Meesha Fadhiya, Hadii Mar Danbe Qaylayada La Maqlo, Meesha Waanu Iskaga Tagaynaa”Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa markii uhoraysay a hadlay khilaaf dhawaan soo kala dhexgalay isaga maayar kuxigeenka iyo xoghayaha dawlada hoose kaasi oo uu sheegay in ay iyagu dhamaysteen khilaafkii udhexeeyay
S...
Monday, December 18, 2023
-
Gudoomiye Kuxigeenka Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Amal Bank Ka Hirgalisay Magaalo Ganacsiyeedka Wajaale.
WAJAALE(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka baanka dhexe ee somaliland oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale Iyo maamulka Amal Bank ayaa xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo Amal bank ka dhisatay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka...
Monday, December 18, 2023
-
“Fashilkii Xukuumada Somaliland Kaga Dhacay Laascanood, Yaan Dadka Reer Miyiga Ah”xil. axmed Khaliif
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed khaliif jaamac saalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dagaal markale ka dhex qarxay beelaha walaalaha ee wada dega ceel afwayn, dagaalka xukuumadu abaabulay ee ay ...
Monday, December 18, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|