|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Mustafe Cagjar Oo Bilaabay Baro Kicinta Beelaha Isaaq Iyo Qaylo Dhaanta Kasoo Yeedhay Shacabka Deegaanka Xarshin.
December 22, 2023 - Written by Editor:XARSHIN(W,N)-Ciidanka liyuu booliska ee dawlad deeganka somalida ayaa xoog dhulkoogii ka rartay beesha isaaq sacad muuse “reer liibaan” kaasi oo Hoos Yimaada degmada xarshin islamarkaana uu dhawaan dagaal ku dhexmaray deegaanka midkamid ah beelaha ogaadeen iyo beesha sacad muuse reer liibaan. Ciidanka liyuu booliska oo ka amar qaadanaya madaxwayne mustafe cagjar ayaa dadkii deganaa deegaanada cadaad dhadheer, Waryuugle, das geenyo iyo dibirawayn Oo Isku jirta 40km Ee wadada cad ee kala badha dhulka isaaq iyo Ogaadeen Ayaa waxaa xoog ku barakiciyay ciidamada liyuu boolisku Sidoo kale maamulka madaxwayne cagjar ayaa deegaankani hoos geeyay degmada Dhagax Buur isagoo toos ula saftay beeshiisa Qaarkamid ah dadwaynihii laga soo barokiciyay deegaankooga ayaa baaq udiray dawlada fadaraalka itoobiya iyo guud ahaan umada islaamka ah iyagoo ka dalbaday in laga soo gaadho madaxwayne cagjar oo qaab qabiil ubarokicinayo HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO; Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Oo Ka Hadlay Dacwado Ay Dhamaystireen iyo Dacwado La Yaab Leh O... Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Markale Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ay Udiyaar Garoobaan Difaaca Q... War Dag-Dag ah: Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland iyo Wariyayaal Lagu Xidhay Hargaysa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|