|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco Oo Shir Deg Deg Ah Iskugu Yimid Iyo Nuxurka Go,aamada Ay Kasoo Saareen,
December 23, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha bariga burco “habar jeclo” oo shirk u yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo uu gudoominayay suldaanka guud ee beeshu suldaan cabdilaahi ayaa go,aamo laga soo saaray dhacdooyin habeenkii xalay ka dhacay shirar ay dhalinyarada beeshu ku qabsadeen hargaysa iyo burco oo buuq iyo gacan ka hadal hadheeyay Madaxdhaqameedka ayaa shacabka ay matalaan ugu baaqay midnimo iyagoo sheegay in aanu jirin doonin shirar magaca beesha lagu qabsan karaan islamarkaana dhacdoyinkii xalay looga baahan yahay in ay daweeyaan dadkii soo abaabulay dhalinyarada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dawladda Maraykanka Oo Lagu Eedeeyay Inuu Diiddan Yahay In Uu Maalgeliyo Dimuqraadiyadda Somaliland,... DAAWO;-Dawlada Somaliya Oo Shaacisay 46 Qof Oo Cusub Laga Helay Coronavirus Iyo Tirada Ugeeriyootay ... DAAWO; Safiirka Wareega Ee Xisbiga Wadani Ambasador Suhuur Xasan Abiib Oo Bogaadisay Xalinta Khila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|