WARAR
-
๐๐๐๐๐ผ๐ฟ๐ผ๐๐ผ ๐๐๐๐ผ๐ผ๐๐ผ๐ฟ๐๐๐ฟ ๐๐ ๐๐๐ฝ๐๐๐๐ผ ๐๐๐๐๐๐ผ ๐ผ๐๐๐๐พ๐ผ ๐๐ ๐พ๐๐๐๐ผ ๐๐๐๐ ๐๐๐ผ๐๐๐๐๐ผ๐!
(Abiy Ahmed ma ka soo degi doonaa Hargeisa isaga oo Jawaab diblomaasiyadeed u diraya xasan Sheekh oo Asmara ka degay?)
Is-Fahamkii siyaasadeed ee dhex maray madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Raisal wasa...
Monday, January 8, 2024
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Dalka Itoobiya Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!
ADIS ABABA(W,N)-Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Tani Iyo Saraakiil katirsan Ciidanka Qaranka oo safar shaqo ku tagay dalka Itoobiya ayaa la kulmay dhigiisa Dalka Itoobiya Genera...
Monday, January 8, 2024
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Meelmariyay Qaraar Ay Kaga Soo Horjeedaan Faro galinta Maamulka Somaliya Ee Arimaha Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Wakiiladda JSL ayaaย Ansixiyey Qaraar ay kaga soo horjeedaan Faro-gelinta Dawlada Soomaaliya Ee kaga hadleen Arimaha Badda Jamhuuriyada Somaliland.
Sidoo kale Golaha wakiilada Somaliland a...
Monday, January 8, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Golaha Guurtida Ku Bogaadiyay Ansixinta Xeerka Isa Saarka Doorashooyinka Isku Sidkan!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ku hambalyeeyay Ansixinta Xeerka Isa saarka doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland kuwaasi ...
Monday, January 8, 2024
-
Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey.
Hargeysa-(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha Qaranka Somaliland hortiisa ku dhaariyey xubnahaย Komishanka xuquuqul Insaanka qaranka.
Mu...
Monday, January 8, 2024
-
Golaha Guurtida Jsl Oo Ansixiyay Xeerka Isa saarka Doorashooyinka Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ansixiyay wax ka bedelka iyo kaabista xeerka guud ee doorashooyinka Somaliland (xeer 91) kaas oo isbedelka ugu weyn lagu sameeyay uu yahay in cod hal dheeri ururradu ku so...
Monday, January 8, 2024
-
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xilkii, Muxuuse Ku Micneeyay Xilka Tagidiisa!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii wasaarada gaashaandhiga somaloiland cabdiqani maxamuud caateeye ayaa caawa shaaciyay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee xukuumada madaxwayne biixi
Ex wasiir caateeye ayaa sheegay in uu xilka iskaga ...
Sunday, January 7, 2024
-
Xildhibaan Maydhane Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Heshiiskii Somaliland Lasoo Gashay Itoobiya!
BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Maxamed xuseen Maydhane oo kamid ah mudanayaasha golahawakiilada somalland ee laga soo doorto Gobolka Awdal ayaa si adag uga horyimid heshiiskii madaxwaynaha Somaliland lasoo galay dalka itoobiya oo lagu si...
Sunday, January 7, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Ciidanka Booliska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kullan muhiima la qaatay saraakiisha ugu saraysa Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.
Kullankan Wasiirku la qaatay Taliyaasha Ci...
Sunday, January 7, 2024
-
Shacabka Magaalada Saylac Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya
SAYLAC(W,N)-shacabka Gobolka salel ahย ahย oo ay hoggaaminayaan Maamulka Gobolka salel iyo ka Degmada saylac, madax Dhaqmeed, Cuqaal waxgaradka kala Duwan,ย taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee Gobolka salelย iyo Qaybaha Bulsh...
Sunday, January 7, 2024
-
Fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Ee Maanta Oo La Horkeenay Laba Mooshin!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada isbahaysiga mucaaradka Somaliland ayaa maanta golaha u soo gudbiyay laba mooshin kuwaas oo kala ah.
1 in Qaraar Goluhu ka soo saaro faro-gelinta Baarlamaanka Soomaaliya ee arrimaha gudaha Somaliland....
Sunday, January 7, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Muhiima La Yeeshay Urur Siyaasaddeed.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay madaxdaย tobankii urur siyaasadeed ee u soo baxay tartanka xisbiyada Qaranka Somaliland, iyadoo ay kulanka ka maq...
Sunday, January 7, 2024
-
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Sambiya Oo Taageeray Heshiiskii Somaliland Iyo Ethopia!
JAALIYADDA SOMALILAND EE CENTRAL AFRICA DALKA ZAMBIA.
Haddii aannu nahay Guddida Jaalliyadda Somaliland ee dalka Zambia 00 aa centralka Afrika, o ka wakiil ah dhammaan muwaadiniinta u dhalatay.
Jamhuuriyadda Somaliland e...
Saturday, January 6, 2024
-
Aas Aasaha World Remit Oo Ka Hadlay Weeraro Lagu Soo Qaaday Ganacsigiisa, Fashiliyayna Culimo Iyo Ganacsato Reer Somaliya Ah Oo Loo Adeegsanayo Arimo Lidku Ah Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Aas Aasaha xawaalada WorldRemit Ismaaciil Axmed ayaa ka hadlay weeraro iyo dacaayado ka dhan ah worldRemit oo baraha bulshada lagu faafinayay tan iyo intii uu ka hadlay heshiskii Somaliland iyo Itoobiya taasi oo ay d...
Saturday, January 6, 2024
-
Shirka Dib U Eegista Qorshayaashii 2023 Iyo Qorshaha 2024 Haayadaha Gobolka Oo Ka Furmay Gabiley!
GABILEY(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley iyo duqa degmada gabiley ayaa maanta furay shirka dib u Eegista Qorshayaashii 2023 Iyo qorshaha 2024 Ee Haayadaha degmada gabiley oo maanta ka furmay hoolka dawlada hoose ee gabiley kaasi o...
Saturday, January 6, 2024
-
Halista Ku Deyran Meelmarinta Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya! Siyaasi Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamid ah siyaasiyiinta Reer Somaliland ee ka foolaada siyaasadaha geeska Africa iyo ta Gudaha Somaliland ayaa ka hadlay halisaha ku Gadaaman Meelmarinta hesiiska Isfaham ee...
Saturday, January 6, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeeshay Xisbiyada Mucaaridka Iyo Urur Siyasadeedyada Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Qoraal kasoo baxay qasriga madaxtooyada Somaliland islamarkaana uu ku sexeexan yahay Xoghayaha Gaarka ah Ee Madaxwaynaha Somaliland Mubaarik Ismaaciil Taani ayaa marti qaad loogu fidiyay hogaamiyayaasha xisbiyada muc...
Saturday, January 6, 2024
-
Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Dalka Itoobiya Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen
Addis Ababa (W,N)- Dowladaha Somaliland iyo Ethiopia, ayaa isla af-gartay inay si wada-jir ah uga shaqeeyaan Qorsheyaal horumarineed ee labada waddan, sida lagu sheegay qoraal kooban oo ay soo saartay Wasaaradda Qorsheynta Ethiopi...
Saturday, January 6, 2024
-
Prof Ibraahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya Iyo Dhawaaqyada Ku lidka Ah Ee Maamulka Somaliya!
CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland eek u dhaqan dalka Canada ayaa si qotodheer uga hadlay muhiimada uu Somaliland uleeyahay heshiiska ay dhawaan madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwas...
Saturday, January 6, 2024
-
Xildhibaanada Isbahaysiga Aqlabiyada Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada isbahaysiga mucaaridka ee aqlabiyada golaha wakiilada jsl oo ay weheliyaan hogaamiyayaasha xisbiyada ,waddani, Ucid Iyo Ururka Kaah ayaa maanta shirk u yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga arinsa...
Saturday, January 6, 2024
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya + Duruufaha Ku Xeeran!
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi โCirroโ ayaa ka hadlay heshiiskii isgarad ee ay wada gaadheen Somaliland Iyo Itoobiya iyo Duruufaha in bulshada loo sharaxo Ubaahan ee ku xe...
Saturday, January 6, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Kulan Lagaga Arinsanayay Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Hargaysa.
Hargeysa-(W.N) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah hay'adaha Dowladda, kulankan ayaa lagu Lafa-guray sidii looga hortegi lahaa khatar dab ka dhalata Suuqa ganacsi ee Gob...
Saturday, January 6, 2024
-
DAAWO;-Bandhiga Buuga Laga Qoray Abwaan Xasan Sheekh Muumin Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Bandhiga buuga gaaraabildhaan ee laga qoray abwaan xasan sheekh muumin ayaa caawa lagu soo bandhigay magaalada hargaysa
Munaasibada Lagu Soo Bandhigayay buuga Gaara bildhaan ee Laga Qoray Alle ha,unaxariistee Abwa...
Friday, January 5, 2024
-
Maayarka Caasimada Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Booqday Deegaanka Aw Barkhadle Iyo Arimaha Ay Indhahooga Kusoo Arkeen!
AWBARKHADLE(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa iyo masuuliyiin xukuumada katirsan ayaa lagu casuumay maanta deegaanka awbarkhadle oo katirsan gobolka maroodi jeex
Masuuliyiintanย uu maayarku horkacayo ayaa indhahooga kusoo arkay...
Friday, January 5, 2024
-
Maxaa FaaโIido Ku Jira In Itoobiya Ku Horrayso AQOONSI-ga Soomaaliland?Dr Cabdiwali.
Heshiiska is-afgaradka ee ay kala saxeexdeen Jamhuuriyadda Soomaaliland iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya waa tallaabo taariikhi ah oo loo qaaday dhinaca iskaashiga iyo wax-wada qabsiga labada dal. Sida heshiis...
Friday, January 5, 2024
-
Ururka Miskiin Kalkaal Oo Raashin Uqaybiyay Dadka Danyarta Ah Ee Xaafada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ururka Mutawaciinta Ah ee miskiin kalkaal ayaa raashin uqaybiyay qaarkamid ah dadka danyarta ah eek u dhaqan xaafada ibraahim koodbuur ee magaalada hargaysa
HALKAN KAGABOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://www.y...
Friday, January 5, 2024
-
โHeshiiska Itoobiya La Gashay Somaliland Waxa Uu Abuurayaa Fursado Badan Oo HorumarineedโLawrence Freeman.
Lawrence Freeman oo u dhashay dalka Maraykanka oo u dhuun daloola siyaasadda iyo dhaqaalaha Afrika ayaa sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu tusaale wanaagsan u yahay horumarka qaaradda.
Itoobiya waxa ay Somalila...
Friday, January 5, 2024
-
Shacabka Magaalada Burco Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.
BURCO(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa caawa iskugu soo baxay banaan bax ay ku taageerayaan heshiiskii ay wada gaadheen somaliland iyo itoobiya iyagoo dhanka kale fariin culus udiray maamulk...
Thursday, January 4, 2024
-
Tibor Nagy Oo Ugu Baaqay Soomaaliya Inay Kasoo Dhalaasho Qaska Ka Jira Dalkeeda Inta Ay ka Qaylinayso Somaliland!
WASHINGTON(W,N)-Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda dawladda Maraykanka, isla markaana ahaan jiray Safiirkii Maraykanka u fadhiyay Addis Ababa, Tibor Nagy, ayaa ugu baaqay Soomaaliya in ay ka soo dhalaasho qaska ka jira ...
Thursday, January 4, 2024
-
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Kala Nool Wadamada Caalamka Oo Bogaadiyay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Jaaliyadaha Reer Somaliland eek u kala Nool Wadamada Malesia, Garmalka, Uastralia Iyo Hindiya Ayaa Bogaadiyay Heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay kala sexeexdeen Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Ra...
Thursday, January 4, 2024
-
Madaxwayne Biixi Oo Shacabka Uga Xog Waramay Muhiimada Uu Somaliland Uleeyahay Heshiiska Ay Kala Sexeexdeen Dawlada Itoobiya.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynuhu waxa uu ugu horrayn ka hadlay nooca heshiiska ay labada dawladood galeen oo ah mid labada dhinac danahooda ka dhex arkeen, loona raacayo xeerarka iyo Dastuurka Somaliland iyo xeerarka caalamka, โHeshii...
Thursday, January 4, 2024
-
Xildhibaan Guruuje Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Maamulka Somaliya, Sheegayna In Ay Ansixin Doonaan Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa si kulul ugu jawaabay maamulka muqdihso iyo siyaasiyiinta sida indho la,aanta uga hadlaya heshiiska somaliland la gashay dawlada itoobiya
...
Thursday, January 4, 2024
-
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.
TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo xuduudeedka Tog wajaale ee Gobolka Gabiley ayaa isku soo bax balaadhan ku taageeray heshiiskii ay kala sexeexdeen madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya
Maamulka degmada...
Thursday, January 4, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo dalka kusoo laabtay, shacabkanaย uga warramay guulaha safarkii Taariikhiga ahaa ee uu ku tegay dalka Ethiopia.
Hargeysa-04-1-2024-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuu...
Thursday, January 4, 2024
-
Shacabka Reer Gabiley Iyo Taageerada Heshiiska Itoobiya Iyo Somaliland + Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Masuuliyiintu
GABILEY(W,N)-Shacabka reer gabiley ayaa caawa iskugu soo baxay banaan bax balaadhan ay oo ay ku taageerayaan heshiiskii madaxwaynaha somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya wada gaadheen kaasi oo horseedi doona aqoonsi caalamiya o...
Wednesday, January 3, 2024
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Taageerada Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.
HARGAYSA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa caawa isku soo baxay barxada khayriyadaย isku soo bax ay ku taageerayaanheshiiskii taariikhiiga ahaa ee madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobi...
Wednesday, January 3, 2024
-
Xisbiga Waddani Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadaladii Ka Dhanka Ahaa Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Ee Kasoo Yeedhay Madaxda Maamulka Somaliya.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa luuqad adag kula hadlay madaxda maamulka somaliya oo sida fiinta uga qayliyay heshiishkii dhexmaray Somaliland iyo dawlada itoobiya isagoo ugu baaqay maa...
Wednesday, January 3, 2024
-
Goโaammo Xasaasiya Oo Kasoo Baxay Shirkii Ay Yeesheen Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland. Iyo Digniinta Ay udireen Maamulka Somaliya.
โGolaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland waxay Bulshada Caalamka Ucadaynayaan In Dhawaaqyada Ka Imanaya Soomaaliya Uu Kasoo Hor Jeedo Dhammaan Heshiisyadii Ay Hore Ugaadheen Somaliland Iyo Soomaaliyaโ
Fadhi Aan caadi...
Wednesday, January 3, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Faah Faahin Dheeraad Ah Ka Bixisay Heshiiska Ay La Gashay Somaliland!
Addis Ababa (W,N)-War-saxaafadeed ay soo saartay dawladda Itoobiya ayaa faahfaahin buuxda lagaga bixiyey heshiiska badda ee ay la gashay Somaliland, kaas oo Isniintii ay magaalada Addis Ababa ku kala saxeexdeen Ra'iisal wasaare Ab...
Wednesday, January 3, 2024
-
“Heshiiskan Somaliland Waxay ku Heli-doontaa, Waxay Baadi-goobaysay 32 Sanno”Gudoomiye Maxamed Faarax.
Hargeysa-(W,N)- Gudoomiyaha Akadhamiyada Nabada iyo Hourumarka Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa sheegay in heshiiska taariikhiiga ah ee ay Addis Ababa ku kala saxeexdeen Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya uu yahay...
Wednesday, January 3, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|