|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Jsl Oo Ansixiyay Xeerka Isa saarka Doorashooyinka Somaliland.
January 8, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ansixiyay wax ka bedelka iyo kaabista xeerka guud ee doorashooyinka Somaliland (xeer 91) kaas oo isbedelka ugu weyn lagu sameeyay uu yahay in cod hal dheeri ururradu ku soo baxaan halka markii hore xeerku sheegayay in ururkii hela 20% lixda gobol ee Somaliland uu soo baxayo. Sidoo kale Golaha Guurtidu waxa ay ansixiyeen wax ka bedel iyo kaabista Xeerka xisbiyada iyo Ururrada (xeer 14). Guud ahaan xeerarka la ansixiyay ayaa sheegaya in Doorashooyin isa-saaran Somaliland ka dhacaan kuwaas oo madaxtooyada iyo Ururraduba ka qayb-qaadanayaan. Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Goordhawayd Go,aamo Ka Soo Saartey Sicir Bararka Dalka Ka Jira, Amaro Culus-... Booliska Dalka Kenya Oo Laba Wiil Oo Dhalinyaro Ah Ku Toogtey Xaafada Islii Ee Magaalada Nairobi. Golaha Wakiillada Oo Cod Aqbiyada Ku Ansixiyay Xubintii Xisbiga WADDANI Usoo Xushay Matalaada Guddid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|