WARAR
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo La Wareegay Xilka Gudoomiyaha Gudida Suuqa Waaheen.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa la wareegay xilka gudoomiyaha gudida dib udhiska suuqa waaheen oo uu hore u ahaa wasiirkii xilka la qaaday ee albaani.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://www....
Thursday, January 25, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Kooban Sameeyay!
Wareegtooyin Madaxweyne 25.01.2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Som...
Thursday, January 25, 2024
-
Safiirka Itoobiya uFadhiya Qarammada Midoobay Oo Madal Caalamiya Ka Difaacay Heshiiska Ay La Galeen Somaliland!
Hargeysa (W,N)- Kuxigeenka Safiirka Itoobiya u qaabilsan Qarammada midoobay, Samuel Isa, oo ka qaybgalay shir ay Magaalada Kampala ku yeesheen dalalka G77 iyo Shiinaha, ayaa ka hadlay ahmiyadda iskaashiga Jamhuuriyadda Somaliland ...
Wednesday, January 24, 2024
-
Suldaan Mawliid Cali Sabayse Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Suldaan Cabdiraxmaan Good, Sheegayna In Ay La Qaateen Colaada Uu Iclaamiyay!
HARGAYSA(W,N)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim “sabayse” oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee kazoo jeeda beesha sacad muuse ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay suldaan cabdiraxmaan good oo kam...
Wednesday, January 24, 2024
-
“Jaran Jarada Udhaxaysa Xukuumada Iyo Guurtidu Waa Wakiilada, Markaa Madaxwaynuhu Waxay Ahayd, In Uu Golaha Wakiilada Ku Celiyo” Axmedyaasiiin Sh.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee golaha wakiilada Somaliland axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ka hadlay khilaafka udhexeeyay golayaasha wakiilada iyo guurtida Somaliland iyo xeerkii uu madaxwaynuhu kusoo celiyay golaha ...
Wednesday, January 24, 2024
-
“Jaran Jarada Udhaxaysa Xukuumada Iyo Guurtidu Waa Wakiilada, Markaa Madaxwaynuhu Waxay Ahayd, In Uu Golaha Wakiilada Ku Celiyo” Axmedyaasiiin sh,
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee golaha wakiilada Somaliland axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ka hadlay khilaafka udhexeeyay golayaasha wakiilada iyo guurtida Somaliland iyo xeerkii uu madaxwaynuhu kusoo celiyay golaha ...
Wednesday, January 24, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalkii Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha somaliland cabdinaasir buuni ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii siyaasi cabdiqaadir jirde isagoo madaxwaynaha ka difaacay eedaha sharci ee uu ugu jeediyay xeerka uu golaha guurti...
Wednesday, January 24, 2024
-
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Sheegay In Ay Khalad Tahay In Madaxwaynuhu Xeerkii Golaha Wakiiladu Ugudbiyeen Kusoo Celiyo Guurtida!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo kamid ah hogaanka xisbiga waddani ahna siyaasi waayo arag oo mudo dheer gudoomiye kuxigeen kazoo ahaa golaha wakiilada ayaa sheegay in talaabada madaxwayne biixi kusoo celiyay xeerkii isa...
Wednesday, January 24, 2024
-
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi oo maanta uwaramay Tvga Dawlada ayaa ka hadlay heshiiskii ay xukuumadiisu la soo gashay itoobiya, dhawaaqa kazoo horjeeda ee kazoo yeedhaya maamulka somaliya
Sidoo kale ma...
Tuesday, January 23, 2024
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Qodobo Muhiim Ah Oo Lagu Xalin karo khilaafka Cusub Ee Doorashooyinka.
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda khilaafka cusub ee Doorashooyinka Somaliland.
Guddoomiye faysal, ayaa ku taliyay in shirguddoonka Wakiillada iyo Guurtida Somaliland arrinta...
Tuesday, January 23, 2024
-
Madaxwaynaha jsl Oo Ka Hadlay Muranka Cusub Ee Doorashada Iyo Heshiiskii Uu Lasoo Galay Itoobiya!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl oo uwaramayay tvga dawlada ayaa ka hadlay heshiiskii is afgarad ee Ay wada gaadheen dawlada itoobiya dhawaaqa kazoo yeedhaya maamulka xasan sheikh
Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa wax laga waydi...
Tuesday, January 23, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay In Heshiiska Ay La Gashay Somaliland Uu Waafaqsan Yahay Xeerarka Caalamiga ah.
ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa markale faah faahin ka bixiyay muhiimada uu geeska Africa uleeyahay heshiiska Isfahan ee ay wada gaadheen Somaliland
Sidoo kale dawlada itoobiya ayaa cadaysay in heshiiska Somaliland iyo it...
Tuesday, January 23, 2024
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Jawaab Ka Bixiyay Xeerkii Uu Madaxwaynuhu Guurtida Kusoo celiyay!
HARGAYSA(W,N)-Shir gudoonka Golaha wakiilladda JSL ayaa maanta ka jawaabay warqad maalintii shalay Madaxweynuhu u gudbiyey Golaha Guurtida JSL., Taasi oo ahayd in uu golaha guurtida kusoo celiyay xeerarkii ay ansixiyeen golaha w...
Tuesday, January 23, 2024
-
Somaliland Oo Dalka Masar Uga Digtay Faro-gelinta Heshiiska Is-afgarad ee Dhexmaray dalka Ethiopia!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Dowladda Masar uga digtay inay soo faro-geliso arrimaheeda gudaha, waxaanay ugu baaqday inay dedaalladeeda dubloaasiyadda wax kaga qabto dhibaatooyinka ka taagan dalalka ay dariska yihiin ...
Monday, January 22, 2024
-
Boqor Buurmadow Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya, Fashiliyay Arinta Ay Ka Qaylyayaan Maamulka Muqdisho.
Boqor Cismaan Aw maxamuud Buurmadow Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya, Fashiliyay Arinta Ay Ka Qaylyayaan Maamulka Muqdisho.
https://www.youtube.com/watch?v=QqCYlWNmz0k...
Monday, January 22, 2024
-
Madaxweynaha Jsl Oo Golaha Guurtida Somaliland dib ugu soo celiyay xeerarkii Doorashooyinka.
Madaxweynaha Jsl Oo Golaha Guurtida Somaliland dib ugu soo celiyay xeerarkii Doorashooyinka....
Monday, January 22, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Shir Ay Yeesheen Laamaha Amaanka Jsl.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey kulan Ballaadhan oo ku saabsan amniga guud ee Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.
Kulankan oo ka qabsoomay Miiska Saraakiisha, wuxuuna ka mid aha...
Sunday, January 21, 2024
-
Shaqaaqo Dhawaan ka Dhacday Buurta Naaso Hablood Oo Lasoo Afjaray
HARGAYSA(W,N)-Shaqaaqo dhawan ka dhacday buurta naaso hablood ee duleedka hargaysa ayaa lasoo afjaray
Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka labada beelood ee shaqaaqadu udhaxay ayaa soo afjaray iyagoo ka heshiiyay wixii dhexmaray iyo...
Sunday, January 21, 2024
-
“Somaliland Waxa ay Dawlad Gaar ah Oo Aqoonsi Raadinaysa Ahayd Muddo ka Badan, Intii ay ka Tirsanayd Soomaaliya” Matt Bryden
Hargeysa (W,N)- Matt Bryden oo ah la taliye istaraatajiyada u qaabilsan Xarunta Sahan ee fadhigeedu yahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay in Jamhuuriyadda Somaliland ay madax-bannaanayd 33kii sannadood ee la soo dha...
Sunday, January 21, 2024
-
Masuuliyiin Katirsan DDS Oo Xadhiga Ka Jaray Huteel Casriya Oo Laga Furay Magaalada Wajaale.
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiiro katirsan maamulka dawlad deegaanka somalida, madaxdhaqameed iyo maamulka magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya ayaa xadhiga ka jaray huteelka Dhaqan Dhawr oo dib uhabayn iyo casriyay lagu sameeyay.
HALK...
Saturday, January 20, 2024
-
Aqoonyahan Axmed Aw Salawaad Oo Ka Hadlay Heshiiskii Gilgilay Geeska Ee Somaliland Iyo Itoobiya, Xogaha Qarsoonaa Ee Midowgii 60kii!
HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan axmed Aw salawaad ayaa ka hadlay heshiiskii isfaham ee ay kala sexeexdeen Somaliland iyo itoobiya kaasi oo saamayn balaadhan ku yeeshay geeska iyo caalamka islamarkaana maamulka somaliya joog iyo jiifba ud...
Saturday, January 20, 2024
-
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Iska Fogeeyay In Uu Hawada Somaliland Ku Wareejiyay Somaliya, Sheegayna In Xukuumada Biixi Wareejisay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha maalmihii udanbeeyay loogu jeedinayay in wakhtigii uu ahaa wasiirka duulista iyo hawada ee xukuumada axmed siilaany...
Saturday, January 20, 2024
-
Gudoomiyaha Gudida Ruqsad Bixinta Iyo Anshax Marinta Qareenada Somaliland Oo Loo Doortay Garyaqaan Cigaal Almis.
HARGAYSA(W,N)-Gudida Ruqsad bixinta iyo Anshax marinta qareenada Somaliland oo maanta kulan yeeshay islamarkaana uu gudoominayay wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland ayaa lagu doortay gudoomiyaha cusub ee gudida Ruqsad bixinta ...
Saturday, January 20, 2024
-
Tahriibayaal Somaali Ah Oo Lagu Waayay Xadka Udhexeeya Wadamada Ruushka Iyo Finland!
Tahriibayaal ay Somali ka mid yihiin ayaa raq iyo ruuxba la laayay xili ay ugu war danbaysay xadka udhexeeya dalalka ruushka iyo finland.
https://www.youtube.com/watch?v=4jJ1UcO43_I...
Saturday, January 20, 2024
-
Buuq Iyo Sawaxan Hadheeyay Fadhigii Golaha Guurtida Jsl Iyo Sobobta!
HARGAYSA(W,N)-Fadhigii golaha guurtida jsl ee maanta ayaa waxa hadheeyay buuq iyo sawaxan kaasi oo salka ku hayay xeerkii isasaarka doorashooyinka ee ay goluhu waxka badalka ku sameeyeen ee golaha wakiiladu aanu ansixin balse kii ...
Saturday, January 20, 2024
-
Guri Ku Gubtay Magaalada Wajaale Qaybta DDS Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah
TOG WAJAALE(W,N)-Hal Qof ayaa maanta ku dhintay, halka mid kalena ku dhaawacmay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen oo ku yaala Qabalayga Afraad ee Wajaale gaar ayaan daanta Itoobiya.
Ciidanka Dab-demiska Wajaale oo gurmad...
Saturday, January 20, 2024
-
“Shacbiga Somaliland Awoodiisa Ayuu Ku Difaacayaa, In Doorasho Nabad Ahi Ku Dhacdo Wakhtigeedii”Musharax Cirro
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay xeerarkii doorashooyinka ee ay Ansixiyeen golayaasha guurtida iyo wakiilada isagoo sheegay in Somaliland qaaday jidkii doorashooyinka islamarkaaga ay ...
Friday, January 19, 2024
-
Sheekh Reer Boorama Ah Oo Fasilaad Cajiib Ah Ka Bixiyay Kelmada “Lafti Nagaa” Oo Somali Badani Ku Anbatay Mecnaheega!
BOORAMA(W,N)-Sheekh Nageeye oo kamid ah culimada magaalada boorama oo khudbadii jimce ka akhriyay mid kamid ah masaajidada magaalada ayaa fasilaad ka bixiyay kelmada “Lafti Nagaa” oo noqotay midi ugu hadal haynt badnayd gayiga...
Friday, January 19, 2024
-
Halkee Ayuu Marayaa Mashruucii Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa!
Mashruuca biyo baaladhinta casimada ahargaysa ayaa maraya meel xasaasiya kaasi oo badi la gaadhsiiyay degmooyinka magaalada
Maareeyaha wakaalada biyaha iyo waxgaradka xaafadaha hargaysa ayaa ka hadlay halka uu maraya mashruuca ...
Friday, January 19, 2024
-
Dawladda Itoobiya Oo Si Adag Ugu Jawaabtay Ururka Jaamacadda Carabta!
Adis Ababa(W,N)-Dawladda Itoobiya ayaa Si adag uga soo hor jeesatay bayaankii shalay ka soo baxay ururka Jaamacadda Carabta kaas oo lagu taageeray dawladda Soomaaliya isla markaana lagaga soo hor jeestay heshiiskii kowdii bishan d...
Thursday, January 18, 2024
-
“Ma jirto Diyaarad Laga leeyahay Thailand Oo xamuul ah, Oo Maanta Imanaysay Somaliland” Hayadda Duulista Iyo Madaarada Jsl
Xukuumada Somaliland ayaa beenisay inay jirto diyaarad laga leeyahay Thailand oo Somaliya ay maanta ka celisay Hawda
War Murtiyeed kooban
Hayadda Duuulista iyo Madaarada JSL waxay bulshada la wadaagaysaa in Madaarka Caasimad...
Thursday, January 18, 2024
-
War-murtiyeed Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland!
Hargeysa)-Fadhigii 123aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Qaranka, Mudane Cabdiraxmaa...
Thursday, January 18, 2024
-
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Gaadhay Dalka Turkiga Iyo Ujeedada kulan Uu la Yeelanayo Dhigiisa dalka Turkiga!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Ciise Kayd Iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay dalka turkiga martiqaad uu ka helay wasiirka arimaha dibada dalka turkiga
HALKAN KAGA BOGO WASIIR KAYD OO KA HADLAY ...
Thursday, January 18, 2024
-
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Jsl Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafti Ka Socda Baanka Aduunka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti sare oo ka Socda Baanka Aduunka kaasi oo ay hogaaminaysay Ms Chantal Richey oo ah Ma...
Wednesday, January 17, 2024
-
Ciidamo Ku Gaashaaman Saanad Hub Oo Kasoo Goostay Huwanta Laascanood
OOG(W,N)-Ciidamo tiro badan oo ku gaashaaman saanad hub ayaa kasoo goostay huwanta ka dagaalamaysa laascanood
Ciidamada ayaa hore uga tirsanaan jiray ciidanka qaranka somaliland kuwaasi oo raacay caroogii colaada ee laga tumay ...
Wednesday, January 17, 2024
-
Xildhibaan Guruuje Oo Kabaha La Dulmaray Maamulka Xasan Sheekh iyo Xubnaha Isku Bahaystay Nacaybka Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo kamid ah mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa jawaab kulul siiyay maamulka somaliya iyo xubnaha kale ee isku bahaystay nacaybka sommaliland
Sidoo kale xildhibaan Gu...
Wednesday, January 17, 2024
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo War Kazoo Saaray Toogasho Habeenkii Xalay ka Dhacday Magaalada Hargaysa.
War-saxafadeed:- Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xalay Abbaaro 10kii habeenimo ka hawlgalay nin dhaawaca oo madaxa xabbadi kaga taalay magaciisu yahay Siciid Ciise Siciid Ina Faadumo , taasi oo lagu soo warg...
Wednesday, January 17, 2024
-
Wafti Ka Socda Hay’addaha UNSOM, UNFP Iyo Nagaad Oo Kormeer Ku Tagay Xabsiga Magaalada Gabiley!
GABILEY(W,N)-Taliyaha Xabsiga Gobolka Gabiley G/dhexe Khaalid Sh. Xuseen ayaa kulan is Xogwaraysi iyo soo dhawayna la qaatay xubno kala duwan oo ka kala socday ,Hay’addaha UNSOM, UNFPA,Ururka Haweenka ee Nagaad iyo Waaxda Xuquuq...
Wednesday, January 17, 2024
-
Ururka Qareenada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xeerarka Ay Ansixiyeen Baarlamaanka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Ururka qareenada Somaliland ayaa war saxafeed kazoo saaray xeerrarka isa saarka doorashooyinka ee ay ansixiyeen golaha wakiilada Somaliland.
Sidoo kale ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyay dhamaystirka s...
Tuesday, January 16, 2024
-
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Yuusuf Cilmi Ayaanle.
GABILEY(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay marxuum yuusuf cilmi ayaanle oo maalintii shalay ku geeriyoody maagalada adis ababa
Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka gobo...
Tuesday, January 16, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|