|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Soo Bandhigay Qodobo Muhiim Ah Oo Lagu Xalin karo khilaafka Cusub Ee Doorashooyinka.
January 23, 2024 - Written by Editor:Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in la dejiyo xaaladda khilaafka cusub ee Doorashooyinka Somaliland. Guddoomiye faysal, ayaa ku taliyay in shirguddoonka Wakiillada iyo Guurtida Somaliland arrintan heshiis ka gaadhaan. Akhri qoraalka guddoomiyaha. Xalka maanta laga ga baxaayo khilaafka cusub . Dalkona Ku badbaadiyo 1- Ha la joojiyo hadalada xanafta leh Ee miidiya la isku marinayo
Related posts:Daawo: Xisbiga Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Qaraarkii Iyo Go’aankii Ay Maxkamadda Sare Ka Soo Saarta... Madaxweynaha Dalka Taiwan Oo Ka Hadashay Xuska 30 Guurada Madax-banaanida Somaliland Iyo Doorashooyi... Qarmada Midoobay Waxay Markii Ugu Horaysay Cuno Qabatayn Saartay Hay`adaha Liibiya Dadka Ku Tahrii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|