|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Iska Fogeeyay In Uu Hawada Somaliland Ku Wareejiyay Somaliya, Sheegayna In Xukuumada Biixi Wareejisay!
January 20, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha maalmihii udanbeeyay loogu jeedinayay in wakhtigii uu ahaa wasiirka duulista iyo hawada ee xukuumada axmed siilaanyo hawada Somaliland uu ku wareejiyay maamulka somaliya Sidoo kale Gudoomiye maxamuud xaashi ayaa sheegay in hawada Somaliland ay wareejisay xukuumada madaxwayne biixi xiligii uu mareeyaha haayada duulista uu ahaa ina rodol. Related posts:Daawo-Gudoomiye Baashe Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu U Dhexeeyey Golaha Guurtida iyo Wakiilad... Dawlada Maraykanka Oo Soo Dhawaysay Go,aamadii Lagu Xaliyay Khilaafkii Doorashooyinka Somaliland. Dufcadii 13-aad Oo Ka Qalin Jabisay Cisbitaalka SAHAN Ee Daryeelka Dadka Dhimirka Ka Xanuunsanaya I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|