WARAR
-
Roobab Lagu Qabowsaday Oo Ka Da,ay Hargaysa Iyo Deegaano Kale Oo Katirsan Somaliland
ROOBAB LAGU QABOWSADAY IYO CURASHADA GUGA AYAA MAANTA ILAA CAAWA FIIDKII KA DA,AY CAASIMADA SOMALILAND IYO DEEGAANO KALE OO KATIRSAN SOMALILAND
https://www.youtube.com/watch?v=Rm72apkvIeE...
Tuesday, April 2, 2024
-
“Waxaanu ku Wargelinaynaa Dhammaan shacabka Somaliland, Inay ka Fogaadaan Goobaha Dooxyada , Laagaha Iyo Biraha laydhka”Ciidanka Booliska
WARGELIN MUHIIMA :
Sidaa la socotaan waxa la galay xilli roobaad , iyadoo la sadaalinaayo raxmad badan oo keeni kara wacyeellooyin laga taxadari karo , Haddaba Waxaanu ku wargelinaynaa dhammaan shacabweynaha Jamhuuriyadda So...
Tuesday, April 2, 2024
-
Suxufi Maxamed Cali Waji Iyo Sheeko Xigmad Badan Xanbaarsan Ee “Muusii Ma Soomaha Ahaa”
Suxufi Maxamed Cali Waji Iyo Sheeko Xigmad Badan Xanbaarsan Ee “Muusii Ma Soomaha Ahaa”
https://www.youtube.com/watch?v=5iPFvLTr-so...
Monday, April 1, 2024
-
Abiy Ahmed Oo Aadan Faarax Umagacaabay In Uu Noqdo Raysal Wasaare Kuxigeen Itoobiya
Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa Aadam Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku xidhka Xarunta Dhismaha Dimuqraadiyadda laga bilaabo 01 Abriil 2024. Ee Dawlada Fadara...
Monday, April 1, 2024
-
Guddida Heer Qaran Ee Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Maanta kulmay Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
Kulankan oo bishiiba hal la qabto ayaa waxaa lagu jaan joogaa qorshayaasha Horumarineed ee dalka si loo helo dal nabdoon, Dimuqraadiya dadkiisuna ku nool yihiin nolol heer sare ah.
Kulanka maanta oo ka ka qabsoomay xaru...
Monday, April 1, 2024
-
Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Ka Hadlay Fal Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Lagula Kacay Mid Kamid Ah Engineerada Shirkada Gacanta Ku Haysa Biyo Balaadhinta Caasimada!
HARGAYSA(W,N)-Mareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Darood ayaa qoraal Uu Ku Baahiyay Barta Uu ku leeyahay Facebookga kaga hadlay fal noociisu ku cusub yahay Somaliland oo lagula kacay midkamid ah hawlwadeenada shirkada...
Sunday, March 31, 2024
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Digniin Udiray Masaajidada Dalka
WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland maxamed aadan ayaa fariin digniin ah udiray masaajidada dalka taasi oo la xidhiidha in ay makarafoonada gaabiyaan xiliyada la tukanayo salaadaha taraawiixda iyo taajid...
Sunday, March 31, 2024
-
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaano Dalka Kamid Ah!
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland dr xergeeye ayaa war cusub kasoo saaray xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaano somaliland kamid ah islamarkaana ay dad ugeeriyoodeen
Sidoo kale xukuuma...
Sunday, March 31, 2024
-
Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dirwalkii Baxsaday Ee Ilmaha Yar Ku Jiidhay Magaalada Berbera!
BERBERA(W,N)-Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil ayaa dadaal dheer oo ay galeen kadib Gacanta Kusoo Dhigay dirawalkii waday gaadhigii ilmaha yar ku jiidhay magaalada berbera ee baxsaday kaasi oo laga soo qabtay magaalada burco.
HA...
Sunday, March 31, 2024
-
Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Suuqa Bacadlaha Magaalada Gabiley Iyo Awaamiirta Ay Kusoo Rogeen,
GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka Gabiley, ciidanka booliska iyo maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa kormeer caawa kusoo maray suuqyada ganacsi ee magaalada sida bacadlaha magaalada oo ay kasocoto udiyaar garowga ciida ramadaan
...
Saturday, March 30, 2024
-
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Isku Shaandhay Ku Sameeyay Waaxaha Waasaarada
Wasiirka wasaarada beeraha jsl axmed maxamed habane ayaa maanta magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay qaarkamid ah agaasime waaxeedyada wasaarada iyo madaxda mashaariicda qaar maamusha.
HALKAN KAGA BOGO QORAALKA WASIIRKA;
...
Saturday, March 30, 2024
-
Madaxweynaha Jsl Oo Golaha Wakiilada Ugudbiyay Xubintii Xisbiga WADDANI Ku Mataleysay Komishanka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu Golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyay Komishaneer Siciid Maxamed Xaaji Cismaan oo ahaa xubintii Xisbiga WADDANI uu ku bedelay Komishaneerkii is casilay....
Saturday, March 30, 2024
-
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Warbixiyay Raadcada Loogu Jiro Gaadhi Inan Yar Ku Jiidhay Magaalada Berbera Oo Baxsaday!
BERBERA(W,N)-Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka ayaa ka warbixiyay shil gaadhi inan yar ku jiidhay gudaha magaalada berbera oo baxsaday iyo muwaadin hore oo isna gaadhi ku jiidhay kaantarool oo baxsaday i...
Saturday, March 30, 2024
-
Warbixin Is-barbar Dhig Ku Samaysay Dekedaha Berbera Iyo Muqdisho Oo ku Kala Tegay Dhinaca Adeeg Bixinta!
HARGAYSA(W,N)-Is barbar-dhig lagu sameeyay dakadaha Berbera Iyo Muqdisho oo ay sameeyeen khubaro caalami ahi ayaa lagu ogaaday in Dekedda Berberi ay dhinacyo badan kaga hormartay dekedda Muqdisho ee dalka aynu jaarka nahay ee Soom...
Saturday, March 30, 2024
-
Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Dawlada Hoose Maalgalisay Oo Abaalmarino La Gudoonsiiyay!
HARGAYSA(W,N)-Tartanka Quraanka Kariimka ee Degmooyinka caasimada hargaysa islamarkaana ay maalgalisay dawlada hoose ayaa abaalmarino la Gudoonsiiyay Ardaydii kaalmaha hore ku guulaysatay
Munaasibadan lagu abaalmarinayay guulay...
Friday, March 29, 2024
-
Qofkii Ugu Horeeyey Oo Xanuunka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyooday Gobolka Hawd
Qofkii Ugu Horeeyay ee reer Somaliland ayaa xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyooday deegaanka sayla oo katirsan gobolka Hawd.
Sidoo kale xanuunkan ayaa soo ritay dadkale kuwaasi oo lagu dabiibayo xarumaha caafimaad ee gobolka ...
Friday, March 29, 2024
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Magaalada Hargaysa Ku Diley Marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil!
Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Khaalid Axmed Koosaar oo ku eedaysan inuu 26-3-2024 ku dilay Magaalada Hargeysa marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil waxaanu ku dhuftay Baaskoolad.
Ciidanka Boolisku wax...
Friday, March 29, 2024
-
Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Qaaday Gaadhi Yar Iyo Khasaaraha Nafeed Ee Uu Sobobay
HARGAYSA(W,N)-Dooxa hargaysa ayaa galabta qaaday gaadhi yar oo vits ah gaar ahaan dhinaca boqol jire kaasi oo uu ku geeriyooday wadihii waday gaadhiga uu qaaday.
https://www.youtube.com/watch?v=LB5p3T3F8mw...
Friday, March 29, 2024
-
SOMALILAND OO LOOGU BAAQAY IN AY SOO AFJARTO XIDHIIDHKA DAWLADA JABUUTI !
Warar aan la axqiijin, laakiin aad u faafay ayaa waxa ay sheegayaan in kaligii Taliyaha Djibouti Ismael Omar Guelleh uu u soo bandhigay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed hindise lid ku ah heshiiska is- afgarad ee Itoobiya i...
Friday, March 29, 2024
-
Maxamed Bk Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ay Doorkan Madaxwaynaha Jsl Udoortaa Cabdiraxmaan Cirro.
HARGAYSA(W,N)-Fanaan hore Maxamed Siciid Bk oo warbaahin la hadlay ayaa shacabka Reer Somaliland ugu baaqay In doorashada soo socota ee madaxtooyada Somaliland ay madaxwayne udoortaan musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdir...
Thursday, March 28, 2024
-
“Waa Hadalkii Ugu Doqonniimada Badnaa Ee Wasiir Arrimo Dibadeed Kasoo Yeedha, Dowlada Jabuuti Madax-bannaanida Somaliland..” Gudoomiye Faysal
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiya Xisbiga Mucaaridka Somaliland Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa cambaareeyay Mawqifka ay dowlada Jabuuti kaga soo horjeedsatay Heshiiska isfaham ee Somaliland iyo Itoobiya.
Guddoomiyaha ayaa qoraal ...
Thursday, March 28, 2024
-
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Udiyaar Garoobaya Xuska 18may.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa ku jira udiyaar garowga dabaadega maalinta xuska qarannimada Somaliland ee fooda ingau soo haysa kuwaasi oo tababaro ay ugu diyaar garoobayaa ku qaata garoomada iyo talisyad...
Thursday, March 28, 2024
-
Dhacdo Naxdinle; Ilma Yar Oo Sedex Cisho La Raadiyay Iyo Halka Laga Helay Maydkiisa!
GABILEY(W,N)-Ilmayar oo shan sano jiray islamarkaana ku lumay deegaanka daarima ee waqooyiga gobolka gabiley ayaa raacdo dheer kadib oo qaadatay mudo sedex cisho h waxaa maydkiisa laga helay meel buuro ah
Eheleda wiilkan yar ay...
Thursday, March 28, 2024
-
Maayar Mooge Oo Fariin Muhiim Ah Udiray Shacabka Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa bisha ramadaan awgeed fariin muhiim ah udiray shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa kuwaasi oo uu ugu baaqay in ay iscaawiyaan dadka danyarta ah la taakuleey...
Wednesday, March 27, 2024
-
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Culus Udiray Dadka Caadaystay In Ay Rashka Ku Qarxiyaan Goobaha Bulshadu Ku Kulanto!
DIGNIIN:- Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxa uu ka digayaa dad dhawaanahan caadaystay inay qarxiyaan Rashka kuna tuuraana Suuqyada , Masaajidada , iyo goobaha dadku ku badan yahiin , taasi oo nabadgalyada wax u dhimi karta...
Wednesday, March 27, 2024
-
𝙃𝘼𝙇𝙆𝙐𝙐 𝙆𝙐 𝘿𝘼𝙈𝘽𝙀𝙀𝙔𝙀𝙔 𝘿𝙄𝙇𝙆𝙄𝙄 𝘾𝘼𝘽𝘿𝙄𝙉𝘼𝘼𝙎𝙄𝙍 𝙈𝙐𝙐𝙎𝙀 𝘾𝘼𝘽𝘿𝙄𝙍𝘼𝙓𝙈𝘼𝙉 𝘿𝘼𝙃𝘼𝘽𝙇𝙀 ?
Waxay ahayd 17 February 2024 markii dil qorsheysan oo foolxun loogu geystay magaalada Muqdisho marxuun Cabdinaasir Muuse Cabdiraxman oo ahaa khabiir ka shaqeyn jirey maamulka hawada iyo hagida diyaaradaha.
Waxaa dilkii Cabd...
Wednesday, March 27, 2024
-
Suxufi Maxamed Ilig Oo Jeelka Kasii Daayay Nin 9sano Uxidhnaa Mag Lagu Lahaa Iyo Dareenka Uu Bixiyay!
HARGAYSA(W,N)-Suxufi maxamed cabdi sheekh “ilig) ayaa jeelka hargaysa kasii daayay nin mag lagu lahaa jeelka ugu xidhnaa mudo sagaal sano ah
Ninkan magta lagu lahaa oo maanta helay xoriyadiisa ayaa ka waramay dareenkiisa iy...
Wednesday, March 27, 2024
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Bahda Garsoorka Dalka.
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, Garyaqaanka Guud ee Qaranka Cabdisamad Cumar Maal...
Wednesday, March 27, 2024
-
Warbixin Daboolka Ka Qaaday Sida Dekeda Berbera Uga Horumarsan Tahay Ta Muqdisho!
BERBERA(W,N)-Warbixin caalamiya ayaa daboolka ka qaaday horumarka ay ku talaabsatay marsada caalamiga ee berbera taasi oo ka horumarsan dhinackasta dhigeeda magaalada muqdisho
Sidoo kale dekeda berbera ayaa la sheegay in ay dha...
Wednesday, March 27, 2024
-
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xidhitaanka Tartanka Al waxyeyn 11aad – 2024 – 1445هـ:
HARGAYSA(W,N)-Waxa maanta Huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa lagu soo gabogabeeyey tartanka Al-Waxyeyn kaas oo lagu tartamo Qur’aanka Kariimka iyo Sunnaha Rasuulka (SCW).
Munaasibadan xidhitaanka tartanka quraanka kariimk...
Tuesday, March 26, 2024
-
Masuuliyiinta Dawlada Hoose Oo Kormeer Ku Tagay Xabaalihii Hore Ee Naaso Hablood Iyo Arin Mucjiso Ah Oo Ay Kusoo Arkeen!
Hargeysa,(W,N)- Masuuliyiinta dowladda hoose ee caasimada Hargeysa, ayaa kormeer ku tagey Xabaalihii hore ee Naasa Hablood ee buuxsamay, waxaaney sheegeen in ay kala kulmeen arrin mucjiso ah, fajiciso ah, oo aanu garaadka dadka ...
Tuesday, March 26, 2024
-
Taliska Ciidanka Booliska Ee Gobolka Hawd Oo Ka Hadlay Dil Habeenkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Baligubadle!
Waxa xalay magaalada Baligubadle ee xarunta gobolka Hawd ka dhacay arrin markaliya naxdin iyo amakaag ku riday qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Baligubadle.
Taliyaha ciidanka qaybta booliska gobolka Hawd gaashaanle dhex...
Tuesday, March 26, 2024
-
Cisbitaalka Magaalada Wajaale Oo Qarka Usaaran In Uu Xidhmo Iyo Shaqaalaha ka Hawlgala Oo Ka Hadlay Mudada Aanay Qaadanin Wax Mushahar Ah!
WAJAALE(W,N)-Xaalada cisbitaalka magaalada wajaale ayaa laga darinayaa kadib markii aanay wax mushahar qaadanin shaqaalaha ka hawlgalaa
Qaarkamid ah shaqaalaha ka hawgala cisbitaalka magaalada wajaale ayaa warbaahinta uga waram...
Tuesday, March 26, 2024
-
Somaliland Oo Markale Kala Badbaadisay Laba Diyaaradood Oo Haayada Duulista Somaliya Sobobi Gaadhay In Ay Isku Dhacaan!
Diyaarado isku dhici gaadhay mar labaad
Habeenimadii Axaddii March 24 2024, abbaaro 12:43 Afrikada Bari , ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Emirate Airways oo duulimaadkeedu ahaa UAE722 kuna duulaysay joog 37,000ft iyo diyaar...
Tuesday, March 26, 2024
-
Tibor Nagy Iyo Joshua Meservey Oo Warbixin Ay Qoreen Ku Shaaciyay In Heshiiska Badda Ee Somaliland Iyo Itoobiya Uu Fursad Iyo Faa’iido u Noqon Karo Bariga Afrika
Hargeysa(W,N)- Warbixin ay qoreen Kaaliyihii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka Tibor Nagy iyo Khabiir u dhashay Imaaraadka carabta oo wax ka dhiga Jaamacadda Texas Tech Mr. Joshua Meservey ayay diirrada ku saareen h...
Monday, March 25, 2024
-
Badhasaabada Gobolada Gabiley, Maroodi jeex Iyo Awdal Oo siwada Jir Ubaabiiyay Beero Laga Samaystay Dooxa Biji!
AWDAL(W,N)-Gudoomiyashaasha Gobolada Maroodijeex, Awdal iyo Gobolka Gebilay oo fulinaya Amarka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa hawlgal shan maalmood qaatay ka fuliyey Dooxada Binji oo ah goobta kulmisa sadexda Gobol.
...
Monday, March 25, 2024
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray, Soona Kormeeray Suuqa Casriga ah Ee Hadhwanaag.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo xadhiga ka jaray, soona kormeeray Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag oo laga hirgeliyey badhtamaha suuqa Hargeysa.
Suuqan Cusub ayaa ah mid waxbadan ...
Monday, March 25, 2024
-
Roobkii Guga Oo Ka Curtay Gobolka Gabiley
GABILEY(W,N)-Roobab dad iyo xoolaha lagu diirsaday ayaa galabta ka da,ay magaalada gabiley iyo deegaanada ku xeeran
https://www.youtube.com/watch?v=y_-Mbz5-fpk...
Monday, March 25, 2024
-
Sedexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Arimaha Ay Wada Hadleen!
Hargeysa-(W,N)- Xisbiyada siyaasadda Jamhuuriyadda Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa shir saddex geesood ah ku yeeshay caawa magaalada Hargeysa.
Kulankan oo ahaa afur uu soo qabanqaabiyey xisbiga KULMIYE oo ka qabso...
Monday, March 25, 2024
-
Prof Ibrahim Meecaad Oo Soo Bandhigay Laba Kooxood Oo Isku Bahaystay Cadaawada Somaliland
CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah mujaahidiinta ka qayb qaatay halgankii dib uxoraynta Somaliland islamarkaana qayb laxaad leh ka qaatay dhismaha dawladnimo ee jsl badina ka hadlay xaalada guud ee dalka ayaa so...
Sunday, March 24, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|