|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Culus Udiray Dadka Caadaystay In Ay Rashka Ku Qarxiyaan Goobaha Bulshadu Ku Kulanto!
March 27, 2024 - Written by Editor:DIGNIIN:- Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxa uu ka digayaa dad dhawaanahan caadaystay inay qarxiyaan Rashka kuna tuuraana Suuqyada , Masaajidada , iyo goobaha dadku ku badan yahiin , taasi oo nabadgalyada wax u dhimi karta xilligan lagu jiro u diyaar-garawga maalmaha Ciida. Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland , waxa uu bulshada ugu baaqayaa inay ka waantoobaan waxyabahaasi amniga khalkhal gelinaaya , qofka lagu qabtana waxa laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan. dadweynahana waxaanu ka codsanaynaa inay nala soo wadagaan haddii ay arkaan dadka falalkaasi wada. Related posts:"Waxaan Uga Digayaa Cid Kasta Oo Soo fara Galisa Saldanada Subeer Awal In Ay Cawaaqib Xumo Kala kulm... Dadweynaha Iskaga Kala Goosha Hargaysa Iyo Muqdisho Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Amar Ay Xukumada S... War Deg Deg Ah Muuse Biixi Cabdi Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu U Tartamao Jagada Madaxtinimo Ee Somalila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|