|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibrahim Meecaad Oo Soo Bandhigay Laba Kooxood Oo Isku Bahaystay Cadaawada Somaliland
March 24, 2024 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah mujaahidiinta ka qayb qaatay halgankii dib uxoraynta Somaliland islamarkaana qayb laxaad leh ka qaatay dhismaha dawladnimo ee jsl badina ka hadlay xaalada guud ee dalka ayaa soo bandhigay kooxaha isku soo bahaystay cadaawada Somaliland ee ay ka gadhwadeenka ka yihiin maamulka muqdisho iyo madaxwaynaha dalka jabuuti Sidoo kale prof meecaad ayaa ka digay cadowga Somaliland ee isku urursanaya gudaha dalka isagoo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay ilaashadaan nabadgalyadooda iyo wada jirka bulshada. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO;Maamulka Gabiley Oo Kormeer Kusoo Maray Qaarkamida Beeralayda Gobolka Iyo Dhaqaale Ay Ku Waree... Gudida Cadaalada oo Garsoorayaasha Maxkamadaha Dalka Qaarkood La Isku Shaandheeyay, Halka Qaar Kale... Munaasibad Loogu dabbaal-degayo Sanad-guurada 58-aad ee Kasoo 26-ka June oo Lagu Qabtay Xarunta Mada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|