Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Sexeexday Heshiis Iskaashi Oo Dhinaca Ciidamada Ah
ADIS ABABA(W,N)- Somaliland iyo Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa ku kala saxeexday heshiis ay Itoobiya Somaliland ugu tababarayso ciidamo booliis ah oo cusub. Heshiiska oo lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidamada Booliiska ...
Thursday, May 9, 2024
Milicsiga; Golaha Wakiilada Jsl Oo Xukuumada ka Dalbaday In Ay Soo Gudbiso Gobolada Buuxiyay Shuruudaha Gobolnimo Ee Ay Gabiley Kamid Tahay!
“GO,AAN GOLE” Golihii Wakiilada Somaliland Ee ka horeeyay golaha hada jooga Ayaa mooshin ay horkeeneen Mudanayaasha xildhibaano uu hormuud u ahaa bashiir sheekh xuseen tukaale Taariikhdu markay Ahayd 06/12/2016 kuna saabsan...
Wednesday, May 8, 2024
Taliska Ciidamada Asluubta Somaliland Oo War Kasoo Saaray Maxbuus Reer Laascanood Ah Oo Jeelka Kasoo Dhex Hadlay.
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka asluubta somaliland ayaa ka hadlay maxbuus reer laascanood ah oo muuqaal uu jeelka iskaga soo dhex duubay ku sheegay in jidh dil loogu dhexgaystay jeelka wayn ee hargaysa oo uu ku xidhan yahay. T...
Wednesday, May 8, 2024
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja!
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md.Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) Ayaa kulan la Qaatay Golaha Sare ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA kulankan ayaa intii uu socday waxaa Laga Wada Hadlay sidii looga wada shaqay...
Wednesday, May 8, 2024
Wafti Uu Hogaaminayo Madaxwaynaha DDS Oo lagu Soo dhaweeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale Iyo Ujeedada Socdaalkooga!
TOG WAJAALE(W,N)-IGAD Oo Magaalo Xuduudeedka wajaale ka hirgelinaysa mashruuc looga faa'iidaysanayo biyaha dhulka hoostiisa ah si kor loogu qaado iskaashiga wadamada jaarka ah ee Geeska Afrika. Masuuliyiintii ka socday wadamada...
Wednesday, May 8, 2024
Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Ee Gobolka Gabiley Oo Kulan Yeeshay Iyo Fariinta Ay Direen
Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Ee Gobolka Gabiley Ayaa Kulan Yeeshay Iyagoo Fariinta muhiim ah udiray guud shacabka ku dhaqan gobolka gabiley. https://www.youtube.com/watch?v=KszZ49kiVo4...
Tuesday, May 7, 2024
Siyaasi Axmed Nasiye Oo Ka Warbixiyay Shirar Maalmihii Udanbeeyay Usocday Bulshada Reer Gabiley Iyo Waxay Daaran Yihiin!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) ayaa ka warbixiyay Shirar maalmihii udambeeyay usocday haldoorka iyo siyaasiyiinta gobolka gabiley taasi oo lagaga arinsayay mustaqbal siyaasadeed ee beesha iyo doorashada f...
Tuesday, May 7, 2024
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland maxamed kaahin ahna gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka waramay halka uu marayo heshiiskii isfaham ee somaliland iyo itoobiya Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheeg...
Tuesday, May 7, 2024
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Farxiyay Hooyooyin Dhawaan Warbaahinta Ka Hadlay
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ee gobolka gabiley garyaqaan axmed kayse maxamed bookh ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyay hooyooyin reer gabiley oo dhawaan warbaahinta ka sheegay cabasho ay ka qabaan maamulka degmada gabi...
Tuesday, May 7, 2024
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Ganacsade Maanta Lagu Toogtay Magaalada Boorama.
BOORAMA(W,N)-Ganacsade Muuse Camir oo ka mida Ganacsatada waaweyn ee magaalada Boorama ayaa saaka la toogtay isagoo ku sugan goobtiisa Ganacsi oo ku taalla magaalada Boorama. Waxana toogtay mid ka mid ah Shaqaalihiisa, illaa ha...
Tuesday, May 7, 2024
Gudida Heer Qaran Ee Qaban Qaban Qaabada Xuska 18May Jsl Oo kulan Yeeshay Iyo Awaamiirta Ay Soo Saareen.
HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee qaban qaabada xuska munaasibada qarannimada Somaliland ayaa la shaaciyay kuwaasi oo iskugu yimid kulan ayaa bulshada la wadaagtay qaabka loo xusayo sanadkan iyo fariinta ay bulshada udireen. H...
Tuesday, May 7, 2024
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Oo Markii Ugu Horaysay Hirgaliyey Hantidhowrka Nidaamka Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL Oo Markii Ugu Horaysay Hirgaliyey Hantidhowrka Nidaamka Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha (Biometric Voter Registration Audit System). KDQ isaga oo kaashanaya Midowga Yurub (EU) iyo hay'a...
Monday, May 6, 2024
Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Ajandaha kal-fadhiga 8Aad Ee Golaha Iyo Xeerrar Muhiim Ah Oo Ku Jira!
Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta ku meelmariyay ajandaha kalfadhiga 8aad ee Golaha wakiilada oo lagaga doodi doono xeerar muhiim ah. ...
Monday, May 6, 2024
“Maxamed Kaahin Waa Dambiile, Isagana Gaystay Wixii Laascaanood ka dhacay, Arrimaha Gudahana..” Xildhibaan Shaadh.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan shaadh oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka arimaha gudaha Somaliland ahna gudoomiya xisbiga kulmiye maxamed isagoo sheegay in wixii laascanood ka dhacay i...
Monday, May 6, 2024
Golaha Wakiillada Oo Cod Aqbiyada Ku Ansixiyay Xubintii Xisbiga WADDANI Usoo Xushay Matalaada Guddida Doorashooyinka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Komishineer Siciid Maxamed Xaaji Cismaan oo ah xubintii xisbiga WADDANI u soo xushay matalaaada guddida doorashooyinka ayaa saaka cod aqlabiyada golaha wakiiladda ku ansixiyeen. 55 xildhibaan ayaa siiyay codk...
Monday, May 6, 2024
Midowga Yurub Oo Ka Digay Budhcad Badeedda Somaalidu Isku Diyaarinaya Weerarro ka Dhan Ah Maraakiibta
HARGAYSA(W,N)-Warbixin ku saabsan khatarta burcad badeedda ee xeebaha Soomaaliya oo kasoo baxday howlgalka Midowga Yurub ee ATALANTA ayaa lagu sheegay in ay sare u kacday dhacdooyinka sii kordhin kara khatarta burcadbadeednimada S...
Monday, May 6, 2024
Dawlada Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Ciidamada Turkigu Soo Gali Karin Xeebaha Jsl.
Hargeysa(W,N)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee JSL Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in maraakiibta dagaal ee Turkigu aanay iman karin xeebaha Somaliland. Wasiir Ciise Keyd wuxuu bayaamiyay inay Tur...
Sunday, May 5, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh.
Hargeysa-(W,N)- - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qaabiley Dr Cabdiqaadir Aadan Sheekh Maxamuud (Jengali) oo ay walaalo yihiin Dr. Maxamed Aadan Sheekh Maxamuud oo ah Dhakhtarka loogu magac dar...
Sunday, May 5, 2024
Midka kamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka hadlay Xidhiidhkii Halgan Ee Ka Dhexeeyay Beesha Oodwayne Iyo Gabiley Iyo Jawaabta Uu Siiyay Maxamed Case
GABILEY(W,N)-Caaqil sucuudi oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolka gabiley ayaa ka waramay doorkii laxaadka lahaa ee beesha garxajis kulahayd halgankii dib uxoraynta Somaliland iyo xidhiidhkii halgan ee ay wada lahaayeen beelaha deg...
Sunday, May 5, 2024
Suldaan Cade Gude Oo Raalin ka Bixiyay Hadalo Hore Iyo Fariinta Uu Udiray Reer Gabiley!
HARGAYSA(W,N)-Suldaan cismaan cade gude oo kamid ah madaxdhaqameedka beelaha garxajis ayaa fariin la xidhiidha doorashada udiray beelaha gobolka gabiley isagoo sheegay in ay raali galin ka bixinayaan hadalo hore uga soo jeedhay. ...
Sunday, May 5, 2024
Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Waraaq Ay Sheegeen In Ay Si Khaldan Uga Baxday Maalintii Shalay.
HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ahna hoggaanka hawlgelinta ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere ), ayaa sheegay in qoraalka kasoo baxay c...
Saturday, May 4, 2024
Maxamed Bk Oo Su,aal Muhiim Ah Waydiiyay Sh, Maxamed Cumar Dirir Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
Maxamed Bk “Sheekh Dirir waxaan weydiinayaa dadku maadaama oo ay suugaanta wax ku fahmaan Heesaha bilaa music-ga ah kawaran ma xalaalbaa?” Sheekh Dirir “ Su’aasha Maxamed i weydiiyay waad ku wada qososheen oo waxaad isl...
Saturday, May 4, 2024
Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Saxaafada Aduunka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgalay!
HARGAYSA(W,N)-Munaasibada xuska maalinta caalamiga ah ee saxaafada Aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro xukuumada katirsan iyo madaxda asxaabta mucaaridka Somaliland. https://w...
Saturday, May 4, 2024
Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland Oo Ku Jira Udiyaar Garowga Xuska 18May Iyo Dhoolatus Cajiib Oo Ay Soo Bandhigeen!
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Kala Duwan ee Somaliland ayaa mudooyinkii udanbeeyay ku jira gaardis ay ugu diyaar garoobayaa maalinta xuska qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo aroor kasta ay ku qabtaan goobaha loogu tala galay Si...
Saturday, May 4, 2024
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Biyaha Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Iyo Ujeedada Kulamo Ay La Qaadatay Bulshada.
GABILEY(W,N)-Agaasimah Guud ee wasaarada Biyaha Nafiisa Maxamuud Shirwac ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada gabiley Sidoo kale Agaasimaha wasaarada Biyaha Ayaa kulamo la qaadatay qaybaha kala duwan ee bulshada i...
Friday, May 3, 2024
Midka Mid Ah Beelaha Sacad Muuse Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani
HARGAYSA(W,N)-Haldoorka iyo aqoonyahanka Beesha Axmed Cabdalle ayaa xalay munaasibad casho sharaf ah ku maamuustay guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan iyo masuuliyiin sarsare oo wehelinayay. Munaasibadda ayaa...
Friday, May 3, 2024
Wasiirka Arimaha Gudaha Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE, ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey Madaarka Caalami ah Egal International Airport, isagoo Gudoomiyu...
Friday, May 3, 2024
Wafti ka Socda Denmark Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Biyo Soo Saarka Ee Geed Deeble Iyo Dhaamka Kal-qoray
HARGAYSA(W,N)-Wafti uu hogaaminayo Safiirka Dowlada Denmark u qaabilsan Somaliland iyo Somalia ayaa Kormeer ku tegay xarunta biyo soo saarka ee Geed-deeble iyo dhaamka Kal-qoray. Waxaana waftigan halkaasi ku qaabiley maareeyaha...
Thursday, May 2, 2024
Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Salaan Ka Qaatay Cutubyo Ciidamada Katirsan Oo Udiyaar Garoobaya Xuska 18may
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland S/G Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidamada qaranka ayaa salaam ka qaatay cutubyo ciidamada qaranka katirsan oo udiyaar garoobaya xuska maalinta qaranni...
Thursday, May 2, 2024
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Cuqaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan oo ay weheliyaan masuuliyiin sarsare oo hoggaanka xisbiga ah ayaa Kulan la yeeshay cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda degaannada Berbera, Sh Abdaal, Dacarbudhuq, Jaleelo ilaa H...
Thursday, May 2, 2024
Guddida Heer Qaran Ee Dhismaha Suuqa Waaheen Oo Soo Saaray Amaro cusub!
HARGAYSA(W,N)-Guddida Heer Qaran ee Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa ayaa amar ay maanta soo saareen waxay ganacsatada fareen inay ugu dambayn maalinta Sabtida ku baneeyaan waddooyinka Suuqa Waaheen. Waxa kaloo ay Guddidu intaa...
Thursday, May 2, 2024
Xaaladda New York Oo Weji Cusub Yeelatay, Kadib Markii Boolisku Gudaha Ugalay Jaamacadda Columbia
Booliska magaalada New York ayaa galay Jaamacadda Columbia fiidnimadii salaasada, iyagoo isku dayaya in ay kala eryaan mudaaharaadayaal taageersan Falastiin, kuwaas oo qabsaday dhismeyaal ka mid ah fasallada Jaamacadda muddo laba ...
Wednesday, May 1, 2024
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka Oo Lagu Qabtay Hargaysa.
Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland iyo xubno kale Oo katirsan xukuumada Ayaa ka qayb galay Xuska Maalinta Shaqaalaha Aduunka oo lagu qabtay Magaaladda Hargeysa. https://www.youtube.com/watch?v=MlyUHxJjGH4...
Wednesday, May 1, 2024
Aabaha Dhalay Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable Oo Banaanka Keenay Xogo Badan Oo La Xidhiidha Dilkii Inankiisa!
HARGAYSA(W,N)-Aabaha dhalay marxuum cabdinaasir muuse dahable oo mudo bilo laga jooga lagu dilay magaalada muqdisho kana mid ahaa shaqaalaha haayada duulista somaliya ayaa banaan keenay xogo badan oo la xidhiidha dilkii inankiisa ...
Wednesday, May 1, 2024
Ardayda Dugsiga Sare Qalax Ee Magaalada Gabiley Oo Qabtay Munaasibad Ay Ugu Diyaar Garoobayaan Xuska 18may
GABILEY(W,N)-Maamulka Ardayda dugsiga sare ee qalax ee magaalada gabiley ayaa qabtay munaasibad ay ugu diyaar garoobayaan xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may kaasi oo ina soo foole Munaasibadan oo lagu qabtay xarun...
Wednesday, May 1, 2024
“Cida Tidhi Suuqaa La Rarayay Iyo Cid Gaara Loo Jeeday, Cadeyntii Ayaa Looga Fadhiyaa, Xildhibaanada Xasaanada Huwan Ee La Jidh Dilayna”Maayar Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa cabdikariimaxmed moge oo galabta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay dhacdadii suuqa xisbiga ee horseeday in xabsiga loo taxaabo mudanayaal katirsan golaha deegaanka Sido...
Tuesday, April 30, 2024
Xisbiga Waddani Oo Si kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Xukuumadu kula Kacday Midkamid Ah Dhalinyarada Magaalada Boorama!
Xisbiga WADDANI waxa uu sida ugu adag u cambaaraynaya xadhigga sharci darrada ah ee xukumadda Kulmiye magaalada Boorama ugu gaysatay Cabdiwahaab Cismaan Cumar (Unity) oo ka tirsan dhallinyarada saamaynta leh ee xisbiga WADDANI. ...
Tuesday, April 30, 2024
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Xasaasiya!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay arimo badan oo dalka ka taagan sida maxaabiista ku xidhan laascanood, hadalkii daahir riyaale ee dekeda lughaya, khilaafka golaha deegaa...
Tuesday, April 30, 2024
Madaxweynaha Jsl Oo kormeer shaqo kusoo maray Cusbitaalka guud Ee Hargeysa iyo cusbitaalka daryeelka carruurta Ee MAS.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha, ayaa kormeerkiisa shaqo ugu kuurgalay habsami u socodka hawlaha adeeg ee ka socda cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxana uu mid mid u galay qaybaha kala duwan ee uu cusbitaalku ka kooban yahay oo ay ka so...
Tuesday, April 30, 2024
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Lix Dhallinyaro Oo Dawladda Soomaaliya Tacadiyo Ugu Geysatay Muqdisho!
Hargeysa(W,N)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa ka hadlay 6 muwaadin oo dawladda Soomaaliya ay Muqdisho ku xidhay isla markaana la sheegay in la jidh di...
Monday, April 29, 2024
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update