|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Cuqaal Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil
May 2, 2024 - Written by Editor:Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan oo ay weheliyaan masuuliyiin sarsare oo hoggaanka xisbiga ah ayaa Kulan la yeeshay cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda degaannada Berbera, Sh Abdaal, Dacarbudhuq, Jaleelo ilaa Hargeysa. Guddoomiyaha iyo waxgaradka iyo odayaasha ayaa isla gartay in deegaannadaasi qayb ka noqdaan isbedelka xisbigu rabo in uu dalka ka hir geliyo, waxaanay tilmaameen in ay si buuxda xisbiga u taageerayaan.
Related posts:Suxufi Maxamed Wadiin Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii Iyo Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Soo Dayntiisa. DAAWO ; "Si Aan Maamulka Uga Mid Noqdo, Markaan Gurigii Caruutaydu Ku Jirtay Iibiyo Ayaan 100 Guri H... DAAWO;-Taliye Kuxigeenkii Jabhadii Col Caare Oo Sheegay In Xukuumadu Aanay fulin Heshiiskii Ay Wada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|