|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddida Heer Qaran Ee Dhismaha Suuqa Waaheen Oo Soo Saaray Amaro cusub!
May 2, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Guddida Heer Qaran ee Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa ayaa amar ay maanta soo saareen waxay ganacsatada fareen inay ugu dambayn maalinta Sabtida ku baneeyaan waddooyinka Suuqa Waaheen. Waxa kaloo ay Guddidu intaasi ku dareen inay go’aankan isla qaateen Dawladda Hoose ee Hargeysa. Toddobaadkii hore ayey ganacsatada suuqaasi sheegeen in aanay haysan meel ay uga guuraan halka ay hadda ku ganacsatadaan ee laga rarayo, iyagoo codsaday in la siiyo meel ay sii degaan, kuna sii ganacsatadaan inta suuqa loo dhamaystirayo. Related posts:“Madaxwayne Ismaaciil Waxaan Leeyahay, Sidii Aanu Kuugu Hiilinay Noogu Maad Shaqayn Ee Jaarnimada Ee... Xog Iyo Xaqiiq Xasaasiya; Qaabkii Uu u Qabsoomay Imtixaankii Saaka Laga Qaaday Ardaydii Shaqo Qaran! Dadwaynaha Ku Dhqan Deegaanka Sheekh Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Dorashooyinka Golaha Wakiilada I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|