Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Shacabka Magaalada Boorama Iyo Isku Soo Bixii Habeenkii Xalay Ee Udiyaar Garowga Xuska 18may
BOORAMA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka awdal ayaa habeenki xalay iskugu soo baxay debaaldeg ay ugu diyaar garooobayaan xuska maalinta qarannimada somaliland ee 18may oo malinta bari dalka oo dhan laga xusi doono. ...
Friday, May 17, 2024
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Hambalyo Udiray Shacabka Jsl, Xuska Maalinta Qarannimada 18may Awgeed.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa dhambaal hambalyo ah udiray shacabka reer somaliland gudo iyo dibadba xuska maalinta qarrannimada jamhuuriyada somaliland awgeed S...
Friday, May 17, 2024
“Dhawaan Waanu Gaadhi Doonaa Xuduudaha Dalka”Taliye Nuux”
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Ciidanka qaranka Somaliland oo ka warbixiyay udiyaar garowga ciidamada ee xuska 18may iyo doorka ay ku leeyihiin ilaalinta iyo sugida xuduudaha dalka Sidoo kale Taliye Nuux ayaa sheegay in ay dhawaan gaad...
Thursday, May 16, 2024
Gudida Heer Qaran Ee Qaban Qaabada Xuska 18May Oo Fariin Udiray shacabka Reer Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee qaban qaabada xuska maalinta qarannimada Somaliland ayaa fariin udiray bulshada reer Somaliland taasi oo la xidhiidha sidii loo waynayn lahaa xuska 18may loona ilaalin lahaa abniga. https://ww...
Thursday, May 16, 2024
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Axmed Cumar Xamarje Oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI Axmed Cumar X Cabdillaahi "Xamarje" ayaa Maanta Si balaadhan Loogu Soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Ee Caasimada Hargaysa kadib safar caafimaad oo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa...
Thursday, May 16, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Ingiriiska.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka dalka Ingiriiska Amb Mike Nithavrianakis oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland. Kula...
Thursday, May 16, 2024
Wasiirka Arimaha Gudaha jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Xisbiga Waddani
Wasiirka arimaha gudaha somaliand ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa sidii caadada u ahayd eedo culus ujeediyay xisbiga mucaaridka ee waddani isagoo sheegay in ay jiraan xidhiidho hoose oo ka dhexeeya maamulka somaliya taasi oo...
Wednesday, May 15, 2024
BARNAAMIJKA; Reer Gabiley Iyo Qaabkii Ay Ugu Debaaldegeen Ansixinta Gobolnimada Gabiley!
BARNAAMIJKA; Reer Gabiley Iyo Qaabkii Ay Ugu Debaaldegeen Ansixinta Gobolnimada Gabiley+Hadaladii ay ka jeediyeen masuuliyiintii kala qaybgalay. https://www.youtube.com/watch?v=WS9IkQ2soBE...
Wednesday, May 15, 2024
Guddida Khayraadka Dabiiciga Ee Golaha Wakiillada JSL, Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Hay’adda Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka
Hargaysa –(W,N)- Guddida Khayraadka Dabiiciga ah, Deegaanka, wax soosaarka iyo Tamarta ee golaha wakiiladda JSL ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta Haya'dda u diyaar garawga Aafooyinka iyo kaydka raashinka Qaranka Somaliland, Ku...
Wednesday, May 15, 2024
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
BURCO(W,N)-Badhasaabka cusub ee madaxwayaha jsl umagacaabay gobolka togdheer jaamac biin ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada burco. https://www.youtube.com/watch?v=K4ZHXvERp7g...
Wednesday, May 15, 2024
Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
HARRGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Somaliland Siyaasi diblamaasi Sare Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa. Waxaana madaarka caasimada kusoo dhaweeyay sulda...
Wednesday, May 15, 2024
Wasaaradda Waxbarashada JSL Oo ku Dhawaaqday Xiliga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dalka
Hargeysa(W,N)-Masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa shaacisay xiliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare iyo hoose dhexe ee dalka. Masuuliyiinta wasaaradda Wasaaradda ayaa sheegay in...
Wednesday, May 15, 2024
Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka Oo Soo Saaray Natiijada Shil Sobobay Geerida Laba Dhalinyaro Ah Oo Habeenkii Xalay Ka Dhacay Duuleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa.
Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka Oo Soo Saaray Natiijada Shil Sobobay Geerida Laba Dhalinyaro Ah Oo Habeenkii Xalay Ka Dhacay Duuleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa. Sidoo kale ciidanka nabadgalyada wadooyinka ayaa soo bandhi...
Tuesday, May 14, 2024
Madaxwaynaha Jsl Oo Golaha Wakiilada Usoo Gudbiyay Soo Jeedinta Ansixinta Gobolnimo Ee Gabiley
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa qoraal maanta kazoo baxay xafiiskiisa wuxuu wareegto madaxwayne uu golaha wakiilada ugu soo gudbiyay soo jeedinta iyo go,aankii shalay kazoo baxay golaha wasiirada kaasi oo lagu meelm...
Tuesday, May 14, 2024
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Cida Sobobtay In Xukuumadu ku Dhiirato Gobolnimada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ee gobolka gabiley garyaqaan axmedkayse ayaa ka hadlay talaabadii xukuumada madaxwayne biixi maalintii shalay kusoo gudbisay gobonimada gabiley iyo cida sobobteeda leh Sidoo kale gudoomi...
Tuesday, May 14, 2024
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Kulan Lagaga Hadlayay Adkaynta Abniga Iyo Udiyaar Garowga Xuska 18may!
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ahna Gudoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Qaban-qaabada Xuska Maalinta Qaranka ee 18 May Mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shir gudoomiyey kulan Ballaadhan oo ku saabsan adkaynta iyo xoojinta ...
Tuesday, May 14, 2024
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan Sagootin ah la Qaatay Ergayga Gaarka ah Ee Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey.
Hargeysa-14-05-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Amb.Catriona Laing oo laga beddelay shaqadi...
Tuesday, May 14, 2024
Gudida Qaban Qaabada Soo Dhawaynta Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Dalka Imanayo!
HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabanada soo dhawaynta diblamaasi sare Dr Maxamed cabdilaahi Cumar oo xilalka wasiirada arimaha dibada iyo ganacsi kazoo qabtay xukuumada axmed siilaanyo ayaa shaaciyay in uu maalinta arbacada ee 15bish...
Monday, May 13, 2024
Madaxwaynaha Jsl Xilkii ka Qaaday Badhasaabkii Gobolka Togdheer, Una Magacaabay Masuul Hore Usoo Qabtay Xilkan.
Wareegto Madaxweyne 13.05.2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Togdheer, kuna magacaabay masuul cusub. Waxaanay u dhig...
Monday, May 13, 2024
Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Go,aankii Golaha Wasiirada Somaliland Ku Meelmariyeen Gobolnimada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Madax Dhaqameedka Gobolka Gabiley Ayaa Madaxweyne Somaliland Uga Mahadceliyay Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo Xukumada Somaliland Maanta Ansixisay. Sidoo kale madaxdhaqameedka gobolka gabiey ayaa fariin udiray...
Monday, May 13, 2024
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Gobolnimada Gabiley Ee Kazoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Jsl.
GABILEY(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabjiley Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye iyo Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Nuur Abakor Ayaa Madaxweyne Biixi Uga Mahadceliyay Arinta Taariikhiga Ah Ee A...
Monday, May 13, 2024
Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagu Meelmariyay Gobolnimada Gabiley Iyo Kor Qaadista Darajada Degmooyinka Dalka Qaar
Fadhigii 128aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo qabsoomay maanta oo isniin ah, taariikhduna tahay 13-05-2024 oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaa...
Monday, May 13, 2024
Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Taageeray Kulankii Gudida Arimaha Gobolka Iyo Hogaanka Xisbiga Wadani Iyo Jawaabta Ay Udireen Xukuumada!
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiey ayaa taageero balaadhan umuujiyay gudida ka midho dhalinta gobolnimada gabiley oo maalintii shalay kulan la qaatay hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo ay ka...
Sunday, May 12, 2024
Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Dareenka Uu Ka Bixiyay
HARGAYSA(W,N)-MUDANAYAASHA GOLAHA WAKIILADA AYAA MAANTA COD KU ANSIXIYAY WASIIRKA WASAARADA XIDHIIDHKA GOLAYAASHA IYO ARIMAHA DASTUURKA CABDINAASIR BUUNI WASIIR BUUNI AYAA MARKII LA ANSIXIYAY KADIB KA DAREEN CELIYAY. https:/...
Sunday, May 12, 2024
Madaxweynaha Jsl Somaliland oo xadhigga ka jaray Agab cusub oo loo keenay ciidanka Dad-demiska Qaranka.
Hargeysa-12-05-2024-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray agab cusub oo loo keenay ciidanka dab-demiska qaranka, kaas oo wax weyn ka tari doona hawlaha la dagaallanka dabka e...
Sunday, May 12, 2024
Hoggaanka Xisbiga WADDAN Oo Qaabiley Qaybo ka mid ah Haldoorka Dhallinyarada, Haweenka iyo Siyaasiyiinta Beelaha Haashin Ee Arab.
HARGAYSA(W,N)-Kulankan balaadhan oo ka dhacay hoyga musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI waxa si weyn loogu taageeray hadal uu jeediyay Suldaan Barre Xaaji Xuseen Carraale oo nuxurkiisu ahaa in dadka uu suldaanka u yahay taagee...
Sunday, May 12, 2024
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL Oo Kutub Ka Guddoomay Rugta Dayactirka Kutubta Ee Hiil-Qur’aan.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta JSL Sh. Maxamed Xaaji Aaadan Cilmi iyo La taliyaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxu...
Sunday, May 12, 2024
Ciidamada Dab Damiska Jsl Oo Gurmad Ufidiyay Lix Nin Oo Uu Kusoo Dumay Dhisme Ay Shubayeen Kuna Yaala Xaafada Masalaha Ee Magaalada Hargeysa!
Ciidanka Dabdemiska ayaa markiiba goobtaa gaadhay si degdegna dhaawacyadii ugu qaaday, una gaadhsiiyay Cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa, halkaas oo lagu dabiibayo. Muwaadiniinta iyo shirkadaha dhismaha waxaan uga di...
Saturday, May 11, 2024
“Hadii Aanu Nahay Xildhibaanada Isbahaysiga Mucaaridka, Gobolnimada Gabiley Taagnaanta Ayaanu Ku Ansixinaynaa” Xil. Guruuje
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka jawaabay baaqii kasoo baxay gudida ka midho dhalinta gobolnimada gabiley isagoo sheegay iin ay ka xildhibaanada isbahaysiga m...
Saturday, May 11, 2024
“Muuse Wuu Neceb Yahay Reer Gabiley, Wakhtigii Uu Wasiirka Arimaha Gudaha Wuxuu Doonay Gabiley Oo A, Ah In Uu Ku Celiyo C. ,,”Aadan Ruush
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi/muj aadan maxamuud diiriye “Aadan Ruush” oo kamid ah holdoorka reer Somaliland xillal kala duwan kazoo qabtay xukuumadihii hore ee Somaliland kama mid ahaa halgamayaashii xoreeyey Somaliland ayaa ka hadla...
Saturday, May 11, 2024
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Kenya Ufadhiya Somaliland
HARGAYSA-(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Jamhuuriyadda ...
Saturday, May 11, 2024
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Gudida Ka Midho Dhalinta Gobolnimada Gabiley Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
War-Saxaafadeed; Maanta oo taariikhdu tahay 11-ka May 2024, Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan Murrashaxa Madaxwayne kuxigeen mudane Maxamed Cali Cabdi, G...
Saturday, May 11, 2024
Madaxwaynaha Jsl Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qalabka, Masuul Kale Umagacaabay!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkmadda Sare ee Ciidammada Qalabka-sida, kuna magacaabay Gudoomiye cusub. Waxaanay u dhignayd War...
Saturday, May 11, 2024
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay laba Eedaysane Oo Loo Haysto Dilka Marxuum Lagu Dilay Deegaanka Cadow-yuurara Ee Koofurta Magaalada Burco.
Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysanayaasha kala ah 1-Cabdilaahi Aadan Cigaal Ina Safiya Xasan 20 jir ah 2-Cabdiqani Kayse Hayaan ina Aamina Saleebaan 25jir ah , kuwaasi oo ku eedaysan inay dileen 8-5-2024 kii...
Friday, May 10, 2024
“Inaga Iyo Reer Qasa Waalayna Imtixaamayaa, Iyo Kuwa Gaalada Ahba” Sheekh Mustafe
HARGAYSA(W,N)-Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Ayaa ka hadlayay munaasibad dhaqaale loogu ururinayay dadka reer falastiin ee dagaalka iyo xasuuqu ku socda oo lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa ka waramay Kooxaha ka dagaalamaya Qa...
Friday, May 10, 2024
Askari Katirsan Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Waramay Cadaalad Daro Ay Kula Kaceen Madaxda Ka Saraysaa!
BURCO(W,N)-Askari ciidamada booliska somaliland mudo 32sano ah kamid ahaa ciidanka ayaa ka waramay cadaalad daro uu kala kulmay hogaanka ciidanka booliska oo uu ugu tagay xaalad caafimaad oo lasoo daristay HALKAN KAGA BOGO MUUQ...
Friday, May 10, 2024
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Soo Dhawayn Balaadhan Ku Qaabiley Fanaan Nuur Daalacay
JARMALKA(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee dalka jarmalka ayaa si balaadhan usoo dhaweeyay fanaanka caanka ah ee nuur daalacay kaasi oo kala qaybgali doono xuska maalinta qarnnimada somaliland ee 18may https://www.youtube.com/w...
Friday, May 10, 2024
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan la Qaatay Qaarkamid ah Aqoonyahanka Dalka Iyo Ardayda Jaamacadaha Somaliland!
HARGAYSA(W,N)-Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, musharraxa madaxweyne kuxigeen Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga mudane Xirsi Cali X Xasan oo ay weheliyaan ...
Friday, May 10, 2024
Haldoorka Reer Gabiley Oo Shuruud Adag Ku Xidhay Cida Ay Siinayaan Codkooga!
GABILEY(W,N)-Gudida dabagalka iyo ansixinta gobolnimada gabiley oo ka kooban siyaasiyiin iyo aqoonyahanka reer gabiley oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay reer gabiley doorkan codayn ilaa inta la ansixiyo gobolnimadooda...
Thursday, May 9, 2024
Madaxweynaha Somaliland Oo ka Qaybgalay Shirka Guddida Fulinta Ee Xisbiga KLMIYE.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qaybgalay shirkii guddida fulinta ee xisbiga oo maanta ka qabsoomay xarunta guud ee xisbi...
Thursday, May 9, 2024
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update