|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Cida Sobobtay In Xukuumadu ku Dhiirato Gobolnimada Gabiley.
May 14, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ee gobolka gabiley garyaqaan axmedkayse ayaa ka hadlay talaabadii xukuumada madaxwayne biixi maalintii shalay kusoo gudbisay gobonimada gabiley iyo cida sobobteeda leh Sidoo kale gudoomiye axmed ayaa sheegay in madaxwaynaha ay ku khasabtay in uu gobonimada gabiley golihiisa wasiirada ka ansixiyo kulankii musharax ciro ay la qaateen gudida ka midho dhalinta gobonimada gabiley iyo dadaaladii ay mudooyinkii udanbeeyay ku jireen dhalinyarada eer gabiley Related posts:DAAWO; Shirkada HASS PETROLIUM Oo Magaalada Hargaysa Ku Soo Bandhigtay Qalab Casriya Oo Ay Soo ko... Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Fariin Culus Udiray Tageerayaasha Xisbiga Ucid iyo Dhaq Dhaqaaqy... DAAWO;-Dr Gaboose Oo Si Faah Faahsan Usharaxay Sobobaha Ku Kalifay In Uu Ka Fadhiisto Siyaasada Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|