Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Madaxweynaha Jsl Oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Iyo Kuwa Hoose/dhexe Oo Saaka Sirasmi Ah Uga Bilowday Dalka
Hargeysa:(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay bilowga imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada Afraad ee dugsiyada sare iyo Siddeedaad ee dugsiyada Hoose Dhexe oo maanta dalka si rasm...
Saturday, June 22, 2024
Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye mudane cabdicasiis maxamed samaale ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay warbaahinta kala duwan ee ka hawlgasha gobolka gabiley, waxaana kulan uu warbaahinta la qaatay gu...
Friday, June 21, 2024
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Ku Taageeray Xadhiga Cismaan Cumar Dool Iyo Sobobta!
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal caliw arabe ayaa xukuumada ku taageeray xadhiga ay kula kacday cismaan cumar dool kaasi oo uu sheegay in uu caytami jiray islamarkaana ay sharci tahay in la xidho https://www.youtube.com/watc...
Friday, June 21, 2024
Agaasimaha Guud Ee Komishanka Tacliinta Sare Oo Kormeer Ku Maray Jaamacadaha Gobollada Galbeedka Somaliland!
BOORAMA(W,N)-Md. Ilyaas Faarax Xasan Agaasimaha Guud ee Guddiga Tacliinta Sare oo hoggaaminaya wefti ka kooban madax-waaxeedyada komishanka, ayaa Socdaal shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka, waxaanay kormeer ku mareen Jaamac...
Friday, June 21, 2024
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Kulan La Qaatay masuuliyiinta Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Dr.Axmed Aadan Buuxane oo ay wehelinayeen Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Dr. Maxamuud Yuusuf Cilmi, Cabdirisaq Jaamac Nuur Naakhuude iyo qaar...
Friday, June 21, 2024
Xildhibaano Si kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Cismaan Cumar Dool Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
BURCO(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland oo shir ja,aarid ku qabtay magaalada Burco ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga cismaan cumar dool oo katirsan xisbiga waddani islamarkaana maalintii shalay ay xukuu...
Friday, June 21, 2024
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Loogu Jeediyay Hadalo Uu Dhawaan Warbaahinta Ka Sheegay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka HILAAC Prof Axmed Ismaaciil Samater Ayaa jawaab ka bixiyay hadalo uu hore uyidhi oo siyaabo kale duwan ay bulshadu uga dareen celiyeen kuwaasi oo aad loogu dhaleeceeyay Sidoo kale Pr...
Thursday, June 20, 2024
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Cismaan Cumar Dool Iyo Banaan Baxyo Ka Dhashay Xadhigiisa!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa saaka xabsiga utaxaabtay cismaan cumar dool oo kamid ah xisbiga mucaaridka ah ee waddani xili uu kasoo degayay madaarka caasimada hargaysa Sidoo kale xadhiga cismaan cumar dool ayaa waxaa...
Thursday, June 20, 2024
Nuxurka Kulan Saddexda Xisbi Qaran Ee Somaliland La Yeesheen Wefti Ka Socday Kongarayska Maraykanka.
HARGAYSA(W,N)-Madaxda saddexda xisbi Qaran ee Jamhuuriyadda Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa kulan muhiim ah caasimadda Hargeysa kula yeeshay weftiga ka socda Aqalka Koongarayska Baarlamaanka Maraykanka ee ku sugan da...
Thursday, June 20, 2024
Tirada Dadka Soomaalida Ah Ee Sanadkan Ku Geeriyooday Xajka Oo La Shaaciyay!
Sanadkan dadka ka tagay Soomaaliya ee gudanaayay xajka waxay ahaayeen 11,500 sida uu sheegay agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Maxamed Xaaji Ibraahim oo BBC-da u warramay, aduunyadana 1.83 milyan oo ruux wax ka ...
Thursday, June 20, 2024
Waftigii Ka Socday Dawlada Maraykanka Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Berbera!
BERBERA(W,N)-Wafti ka socday aqalka sare ee dawlada maraykanka oo maalmihii udanbeeyay safar ku joogay Somaliland ayaa maanta booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera halkaasi oo ay kormeer ku tageen dekeda berb...
Wednesday, June 19, 2024
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Tababar Ufuray Qaarkamid ah Ilaaliyayaasha Imtixaanka Shahaadiga Ah!
Guddoomiye ku xigeenka Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Xasan Qalinle ayaa tababar uga furay magaalada Hargeysa qaar ka mida ilaaliyayaasha imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Dalka. Tababarkan oo ah hal maalin aya...
Wednesday, June 19, 2024
Madaxwayne Biden Oo Soo Saaray Sharci Ka Farxiyay Soomaalida Mareykanka Iyo Deganaasho La Siinayo Nus Milyan Qof!
WASHINGTON(W,N)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa salaasadii shalay ku dhawaaqay siyaasad cusub oo ku saabsan muhaajiriinta, taasoo deganaashaha joogtada ee Mareykanka ka caawin doonto boqollaal kun oo xaasas oo aanan sharci ...
Wednesday, June 19, 2024
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka S.P.P
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Ee S.P.P Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) Ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga waramay qorshaha ururka shacabka Sidoo kale Gudoomiye T...
Wednesday, June 19, 2024
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Oo faah Faahin Ka Bixiyay Dab Ka Kacay Meherad Ku Taala Badhtamaha Suuqa Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Dab weyn oo ka kacay Meherad ku taala Badhatamaha Suuqa laguna Magacaabo Waaheen Store kuna taala dhinaca bari ee Shirkadda Telesom. Ciidanka Dabdemiska ayaa ku guuleystay inay dabkaa ka xakameeyaan Ganacsiyo...
Wednesday, June 19, 2024
War Ka Farxiyay Xisbiga Waddani Oo Kasoo Yeedhay Shacabka Degmada Geed-balaadhan Ee Gobolka Gabiley
GEEDBALAADHAN(W,N)-Shacabka ku dhaqan degmada geed balaadh oo katirsan gobolka gabiley ayaa maanta ku dhawaaqay in ay dhisayaan xisbiga mucaaridka ee waddani halkaasi oo laga furay xafiis xisbigu ku yeelan doono degmada Waxaana...
Tuesday, June 18, 2024
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo Shaaciyay Jadwalka Rasmiga Ah Ee Imtixaanka Shahaadiga Ee Fasalada 8Aad Iyo Afraad!
Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Jadwalka rasmiga ah ee Imtixaanka shahaadigga ah ee Fasalada 8-aad ee dugsiga dhexe iyo Fasalada 4-aad ee dugsiga sare ee sannad dugsiyeedka 2023-2024. Kaasi oo dalka oo dhan ka bilaa...
Tuesday, June 18, 2024
“Doorashada In Dib loo Dhigo Ayuu Keensanayaa Qodobkani” Garyaqaan MubaariK Aar
HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Mubaarik Aar oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ee arimaha sharciga ka hadlay ayaa sheegay in dib udhac doorasho ay keeni karto qalabka ay xukuumadu doonayso in lagu diwaangaliyo dadka Sidoo kale g...
Tuesday, June 18, 2024
Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Masuuliyiinta Xilalka Ka Haya Xukuumada Ee Ay Isku Deegaanka Yihiin!
Boorama(w,n)-wasiirka wasaarada ganacsiga ahna musharaxa madaxwayne kuxigeenka ee xisbi xaakimka kulmiye Maxamuud xasan sacad saajin ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay masuuliyiinta ay isku deegaanka yihiin ee xukuumada katirsan ...
Tuesday, June 18, 2024
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan la Qaatay Wafti Ka Socday Dawlada Maraykanka!
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ay wehelinayaan Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo agaasimaha guud ee Amniga ayaa kula...
Tuesday, June 18, 2024
Dawladda Somaliland Oo Hay’adaha Xuquuqul Insaanka Ugu Baaqday Inay Soo Eegaan Xaalada Dhallinyaro Reer Jsl Ee Ku Xidhan Muqdisho,
Hargeysa(W,N)-Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta ahna afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed ‘’Cali Mareexaan’’ ayaa maanta ugu baaqay hay’adaha caalamiga ah ee xuquuqda aad...
Monday, June 17, 2024
Madaxwayne Geele Oo Si Adag Uga Hadlay Hoos Udhac Yimid Dekeda Jabuuti, Xili Dekeda Berbera Kaalmaha Hore Gashay
JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka Jabuuti ayaa si adag uga hadlay hoos udhac yimid dekeda jabuuti taasi oo dhawaan warbixin caalamiya lagu baahiyay halka dekeda Somaliland ee berbera ay dekedaha Africa kaalmaha hore ugashay. http...
Monday, June 17, 2024
Wargeys Israa’iili Ah Oo Qoray Warbixin Si Weyn Ukashiftay Fashilka Israa’iil Ka Haysta Gaza
Warbixin uu qoray Brian Bloom oo lagu daabacay wargeyska ka soo baxa Israel ee “The Jerusalem Post” ayaa cinwanaan looga dhigay “Rajada kaliya ee u hartay Israel waa Sacuudiga”. Qoraalka waxaa uu ku bilowday guul buuxda oo...
Monday, June 17, 2024
“Dadkeenu Waa Dad Walaalo Ah, Waxaynu Isku Haynaana Waa Kursi, Kursigana Qofka Ilaahay Maalinba Geeyo Ayaa Yimaada” Gudoomiye Cabdicasiis Samaale.
“Dadkeenu Waa Dad Walaalo Ah, Waxaynu Isku Haynaana Waa Kursi, Kursigana Qofka Ilaahay Maalinba Geeyo Ayaa Yimaada” Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye Cabdicasiis Samaale ayaa sidaasi ka sheegay saaladii ciidu...
Sunday, June 16, 2024
“Qolada Dawlada Waxaan Leeyahay, Hadii Tartankaa Laydinka Helo, Oo Qoladaa Mucaaridku Ay Ku Guulaystaan, In Madaxwaynaha Maanta Joogaa Ee Muuse Biixi, Aanu Xilkaasi Isku Adkaynin” Sh. Cabdilaahi
BOORAMA(W,N)-Sheekhul baladka Gobolka Awdal sheikh cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar oo munaasibadii ciidul adxa ka jeediyay khudbad ayaa dardaaran culus ujeediyay xukuumada uu gadhwadeenka Ka yahay madaxwayne muuse biixi isagoo usoo ...
Sunday, June 16, 2024
DAAWO;-Shacabka Magaalada Wajaale Iyo Qaabkii Ay u Oogeen Tukashada Salaadii Ciidul Adxa.
TOG WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa siwayn u oogay tukashada salaadii ciidul adxa taasi oo ay ku tukadeen garoonka magaalada Waxaana kala qaybgalay masuuliyiinta degmada ...
Sunday, June 16, 2024
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Reer Gabiley Kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Axda.
GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga talada dalka haya ee kulmiye cabdicasiis maxamed samaale ayaa shacabka magaalada gabiley kala qaybgalay tukashada salaada ciidul adxa Sidoo kale gudoomiye samaale ayaa ka jee...
Sunday, June 16, 2024
Shacabka Magaalada Gabiley Oo Siwayn U Oogay Salaadiii Ciidul Axda
GABILEY(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda Gobolka Gabiley ee gabiley ayaa siwayn u oogay tukashadaa salaadii ciidul adxa taasi oo ku tukadeen garoonka kubada cagta Waxaana kala qaybgalay maamulka gobolka iyo ka degmada iy...
Sunday, June 16, 2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Kala Qaybgalay Tukashada Salaadda Ciidal Adxada.
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Adxaha. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah go...
Sunday, June 16, 2024
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Shaacisay fasaxa Shaqaalaha Ee Maalmaha Ciidul Adxa.
Ku: Dhammaan Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dawladda JSL. Ujeeddo: Munaasibadda Fasaxa Ciid Al-Adxa. Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu iyada oo ka duulaysa Qodobka 64aad ee Xeerka Shaqaalaha Dawladda, Xeer Lr.97/2022, waxa ay ku...
Saturday, June 15, 2024
Inka Badan Hal Milyan Iyo Badh Muslimiin Ah Oo Maanta Taagan Buurta Carafa!
Inka Badan Hal Milyan Iyo Badh Muslimiin Ah Oo Maanta Taagan Buurta Carafa! Carafa waa buurtii uu Nebi Maxamed NNKH uu ka jeediyey khubaddiisi ugu dambaysay iyo bartii ay ku soo degtay Aayaddii ugu dambaysay Quraanka Kariimka a...
Saturday, June 15, 2024
Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeynayaa munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka...
Saturday, June 15, 2024
Gudida Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta Oo War Kazoo Saaray Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Isku Biiri karaan Ururada Iyo Asxaabtu
Gudida diwaangalinta ururada Iyo Asxaabta Somaliland ayaa ka hadlay wakhtiga uu sharcigu ogolyahay in ay isku biiri karaan laba urur amaba urur iyo asxaabta qaarkood. https://www.youtube.com/watch?v=cSTeZg5Fgp0...
Saturday, June 15, 2024
“Nin Reernimo Lagu Doortay, Oo Tolaayeey Lagu Doortay, Dalna Ma Dhiso Abaalna Ma Celiyo”Maayir Mooge.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo doorashada inagu soo foole isagoo sheegay in qof reernimo lagu dhisay islamarkaana lagu doortay tolaayeey in aanu dalna dhisay abaal uu dadk...
Friday, June 14, 2024
Xildhibaan Guruuje Oo Si Rasmi ah Ugu Biiray Waddani, Kana Hadlay Arimo Xasaasiya
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje ayaa munaasibad ay beeshiisu ku taageraysay xisbiga waddani kana dhawaaqay in uu si rasmi ah ugu biiray xisbiga isagoo ka hadlay isku day lagu soo qaaday xafladooda oo fashilmay. http...
Friday, June 14, 2024
DAAWO;-Beesha Cabdalle Isaxaaq Oo Taageertay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI.
HARGAYSA(W,N)-Musharraxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo masuuliyiinta xisbiga iyo xildhibaanno ayaa dadwe...
Friday, June 14, 2024
DAAWO; Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Arimaha Uu Kaga Xog-waramay
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi diblamaasi sare Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo xilalka wasiirada arimaha dibada iyo ganacsiga kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo dhawaana ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa lalayeshay warays...
Friday, June 14, 2024
DAAWO;-Beesha Cabdale Sacad Oo Madal Ku Muujisay Taageerada Ay Uhayaan Xisbi Xaakimka Kulmiye.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibadan balaadhan oo habeenkii xalay lagu qabtay huteelka guuleed ee magaalada hargaysa taasi oo ay xisbi xaakimka kulmiye ku taageerayeen beesha cabdale sacad oo kamid ah beelaha ku dhaqan caasimada hargaysa ...
Friday, June 14, 2024
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Kulamo La Qaatay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Berbera
Hoggaanka xisbiga KULMIYE oo kulamo midho dhal ah ka qaatay Cuqaasha, waxgaradka reer Berbera iyo garabbada haweenka xisbiga u qaabilsan gobolka Saaxil iyo degmada Berbera. Weftigii ka socday hoggaanka KULMIYE ee uu ho...
Thursday, June 13, 2024
War Ka Farxiyay Reer Gabiley Oo Kasoo Yeedhay Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
HARGAYSA(W,N)-xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ka dhawaajiyay war ka farxiyay bulshada reer gabiley oo la xidhiidha dhamaystirka gobolnimada gabi...
Thursday, June 13, 2024
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update