|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Si kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Cismaan Cumar Dool Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
June 21, 2024 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland oo shir ja,aarid ku qabtay magaalada Burco ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga cismaan cumar dool oo katirsan xisbiga waddani islamarkaana maalintii shalay ay xukuumadu ka xidhay madaarka caasimada hargaysa oo uu kazoo dagayay Xildhibaanada ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg xoriyadiisa ugu soo celiso iyagoo xadhigiisa ku tilmaamay mid sharci daro ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirada Somaliland U Fadhiya Wadamada Dibada DAAWO;-Golaha Guurtida Somaliland Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Haayada Qaramada Midoobay Ee UNDP Iyo ... DAAWO;-Qaarkamid Ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Ee Deegaanka Hargaysa Iyo Gabiley Oo Ku Biiray Xisbiga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|