|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Arimaha Uu Kaga Xog-waramay
June 14, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi diblamaasi sare Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo xilalka wasiirada arimaha dibada iyo ganacsiga kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo dhawaana ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa lalayeshay waraysi dhinaco badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay sobobta uu xiligan ugu biiray waddani, xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo arimo kale oo muhiim ah. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Mawjado Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye kula Dabbaaldegay Fagaaraha Beerta Xorriy... WAR SAXAFADEED;Beesha Caalamku Oo ka walaacsan Cawaaqib Xumada AY Somaliland Ka Abuuri Karo, Go’aan... Daawo-Iskaashatada Caanaha Xoolaha ka Keena Dalka Aynu Jaarka nahay ee Ethiopia oo Been Abuur Ku Til... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|