Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
“Waxaynu Ugu Baaqaynaa Xukuumada Jirta Iyo Kuwa Soo Socdaba In Umadda Loo Raadiyo Aqoonsi Iyo Midnimadooda” Siyaasi Bashiir.
“Maanta Halka Aynu Joogo Maaha Meel Laga Dayriyo, Balse Qofka Wax Dhaliilayaa, Wuxuu Ku Canaanayaa Xukuumada, Halkii Aynu Doonaynay Laynama Gaadhsiin”Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir. HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir ...
Monday, July 18, 2022
“Ma Jiro Kulan Gaara Oo Xisbiga Waddani Ka Dalbaday Madaxweynaha”Gudoomiye Xirsi.
Waxaa socday maalmahan wadahadal u dhexeeyay xisbiyada macaaradka ah iyo xukuumadda oo ay dhexdhexaad ka ahaayeen labada Guddoomiye ee golayaasha Guurtida iyo Wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Mudane Cabdirisaaq Khal...
Monday, July 18, 2022
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Halgan Oo Sharaxay Sobobaha Loo Aas Aasay Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Asxaabta Jirta.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka cusub ee Halgan oo maanta lagaga dhawaay magaalada hargaysa Cali Maxamed Yuusuf “cali guray” ayaa sharaxay ujeedooyinka ururka iyo waxyaabaha uu kaga duwan yahay ururada/asxaabta da...
Monday, July 18, 2022
Dawlada Jabuuti Oo Ka Warbixisay Qadarka Qaadhaan Lacageed Ee Ay Soo Gaadhsiiyeen Gudida Gurmada Suuqa Waaheen.
Jabuuti(W,N)-Safiirka jabuuti ufadhiya Somaliland iyo masuul katirsan rugta ganacsiga dalka jabuuti ayaa faah faahin ka bixiyay qadarka qaadhaanka lacageed ee ay soo gaadhsiiyeen Xukuumada Somaliland iyo Gudida gurmada masiibadi...
Monday, July 18, 2022
Xildhibaan Muhtaar Maydhane Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Daahir Riyaale Xukuumadu Falkaasi Kula Kacdo!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar maydhane oo katirsan golaha wakiilada somaliand ayaa wax laga xukuumado ku tilmaamay in maanta xukuumada kulmiye madaar cigaal udiido in uu warbaahinta kala hadlo maadxwaynihii hore ee Somaliland ...
Monday, July 18, 2022
Muj/Amb Maxamed Warsame Oo Ka Hadlay Ficilada Xukuumada Iyo Nuxurka Fariin Toos Ah Oo Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Muj/Amb Maxamed Warsame oo ka hadlay munaasibadii urur siyaasadeedka halgan ayaa ka hadlay habdhaqanka xukuumada ee ay ula dhaqanto shacabka iyo siyaasiyiinta guryaha loogu daato oo uu sheegay in aanay xataa dhici xi...
Monday, July 18, 2022
Urur Siyaasadeedka Cusub Ee Halgan Oo Maanta Laga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa Iyo Aragtida Uu Kaga Duwan Yahay Xisbiyada Jira!
HARGAYSA(W,N)-Munaasibada lagu shaacinayay urur siyaasadeedka cusub ee Halgan ayaa maanta lagu Qabtay magaalada Hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen siyaasiyiin,waxgarad,haween iyo dhalinyaro Gudoomiyaha urur siyaasade...
Monday, July 18, 2022
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Xukuumada Oo Udiiday In Uu Madaarka Ka Hadlo!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday iyagoo madaar cigaal ay kusoo dahweeyeen siyaasiyiin iyo xldhibaano katirsan golaha wakiilada Madaxwaynihii hore ee jsl a...
Monday, July 18, 2022
“Hadii Aad Igu Taqaaneen Hadal Badnaan,Maanta Waxaan Ka Baqayaa In Aan Ooyo”Marwo Adna Aadan.
HARGAYSA(W,N)-Marwo Drs adna Aada Ismaaciil oo ka hadlay munaasibad ay arday ku qalin jabinaysay ayaa ka warantay marxaladihii ay soo martay waxbarashada jsl iyo dadaalka mustaqbalka dhalinyarada Somaliland HALKAN KAGA BOGO WAR...
Sunday, July 17, 2022
Jaamacadda New Generation University Oo Kaalinta Koowaad Ka gashay Qiimayn Ay Sameeyeen Komishanka Tacliinta Sare Ee Jsl.
Qiimayntan ayaa ahayd tayada waxbarashada Ee Jaamacadaha Dalka Somaliland iyada oo loo kala qeybiyey sadex qeybood Jaamacadaha Dawliga ah waxaa u sareyay Jaamacadda keentay 79% Point Jaamacadda Private ka ah ee dalka l...
Sunday, July 17, 2022
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Balan Qaaday In Uu La Wareegi Doono Shaqaalihii Xabaalaha Ee Sh, Aadansiiro Gacanta Ku Hayay.
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikarim axmed mooge oo ka qaybgalay aaska sheikh marxuum aadan xaaji maxamuud aadansiiro oo maanta lagu aasay xabaalaha baqiic ee uu marxuumku gacanka ku hayay Maayar mooge ayaa bala...
Sunday, July 17, 2022
“Sheekh Aadansiiro Wuxuu Ahaa Geesi Run Sheeg Ah, Oo La Tabi Doono”Musharax cirro.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa xisbiga waddani Cabdiraxmaan cirro oo kaga qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay marxuum sh, aadansiiro ayaa ka hadlay sifooyinkii ugaar ahaa isagoo tilmaamay in sheikh aadansiiro uu ahaa geesi run sheeg ah o...
Sunday, July 17, 2022
Mareykanka Oo Aqoonsaday Istiraatiijiyadda Ay Leedahay Somaliland.
Washington(W,N)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa soo dhawaysay hindise sharciyeed uu meel mariyay Aqalka Wakiillada Mareykanka. Xeerkan oo ah Qorshaha Difaaca ee Mareyknaka uu ku howlgalayo sannadka 2023-ka ayaa hors...
Sunday, July 17, 2022
Madaxwaynaha Jsl Oo Kumanaan Shacabka kala qaybgalay Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Sheikh Aadansiiro.
Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo maanta xabaalaha Baqiic ee waqooyiga Hargeysa loogu sameeyey marxuum Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-siiro)...
Sunday, July 17, 2022
Gudida Qaban Qaabada Aaska Sheekh Aadansiiro Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa Iyo Goobta Lagu Aasayo!
HARGAYSA(W,N)-Gudida qaran ee qaban qaabada Aaska Marxuum sheikh Aadan xaaji maxamuud xirsi (Aadansiiro) oo ku geeriyooday dalka hindiya ayaa shaaciyay in maalinta bari dalka la keenayo maydkiisa islamarkaana lagu aasi doono xabaa...
Saturday, July 16, 2022
Madaxwaynaha Somaliya Iyo Wafti Oo Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Soo Dhawayntii Madaxwayne Geele.
JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo maanta galinkii danbe gaadhay caasimada dalka jabuuti oo uu ku tagay booqasho rasmi ah. Waftiga madaxwaynaha somaliya ayaa waxaa soo dhaw...
Saturday, July 16, 2022
Doon Ku Gubatay Dekeda Kaluumaysiga Ee Berbera Iyo Shirkada Lahayd!
BERBERA(W,N)-Habeenkii xalay ayaa waxaa magaalada berbera ku gubatay doon nooca yar yar oo ku xidhay dekeda gaar ahaan qaybta kaluumaysiga taasi oo lagu guuldaraystay in la bakhtiiyo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; ...
Saturday, July 16, 2022
Dawlada Jabuuti Oo Qaadhaan Lacageed Ku Wareejisay Gudida Gurmadka Suuqa Waaheen.
HARGAYSA(W,N)-Rugta ganacsiga dalka jabuuti ayaa qaadhaan lacag oo ay kaga qayb qaadanayso gurmadka dib udhista suuqa waaheen ee magaalada hargaysa ee dhawaan gubtay Masuuliyiin ka socda dalka jabuuti iyo rugta ganacsiga ayaa q...
Saturday, July 16, 2022
Xil. Maxamed Abiib Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Bulshadu Tabi Doonto Kaalintii Run Sheegnimada Ahayd Ee Sh, Aadansiiro!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sharci jabinta madaxwayne biixi Sidoo kale xildhibaan maxamed Abiib ayaa ka hadlay geerida she...
Saturday, July 16, 2022
Madaxdhaqameed Iyo Masuuliyiin Kale Oo Tacsi Udiray Qoyska Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Sh, Aadansiiro.
HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed, waxgarad iyo dhalinyaro maanta magaalada haraysa shir jaraaid ku qabtay ayaa ka hadlay geerida sheikh aadan xaaji maxamuud xiiray (aadansiiro) oo ku geeriyooday dalka hindiya. Madaxdhaqameedkan...
Saturday, July 16, 2022
Madaxwaynaha Somaliya Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya iyo wafti uu hogaaminayay oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya ayaa dalka dib ugu soo laabtay maanta isagoo mudadii uu ku sugnaa magaalada Nairobi kulamo la qaatay madaxwaynaha Kenya kaasi oo a...
Saturday, July 16, 2022
Culimada Gayiga Somalida Oo Ka Hadlay Geerida Sheikh Aadansiiro Iyo Taariikh Nololeedkiisii!
Culimada Gayiga Somalida Oo Ka Hadlay Geerida Sheikh Aadan xaaji maxamuud xiiray (Aadansiiro) Iyo Taariikh Nololeedkiisii! https://youtu.be/u29Lh5Kma5Q...
Friday, July 15, 2022
Qoraa Boobe Yuusuf Oo Ka Waramay Taariikhdii Iyo Waxyaabihii Khayriga Ee Lagu Xusuusan Doono Marxuum Sh. Aadansiiro.
HARGAYSA(W,N)-Qoraa boobe yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay geerida marxuum sheikh aadan xaaji maxamuud aadansiiro oo ku geeriyooday dalka hindiya oo uu xaalad caafimaadk ujoogay’ Sidoo kale qoraa boobe ayaa ka waramay taariikhdi...
Friday, July 15, 2022
Midka Kamid Ah Saxiibadii Ugu DHawaa Sheekh Aadansiiro Oo Ka Waramay Taariikhdiisa Iyo Waxyaabaha Lagu Xasuusan Doono!
Midka Kamid Ah Saxiibadii Ugu DHawaa Sheekh Aadansiiro Oo Ka Waramay Taariikhdiisa Iyo Waxyaabaha Lagu Xasuusan Doono! https://youtu.be/fTj0FJvRdF0...
Friday, July 15, 2022
Somaliland Oo Ka Hadashay Iskaashi Toos Ah Ay Wada Yeelanayaan Dawlada Maraykanka.
Hargeysa-(W,N)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo dhowaysay Xeerka Difaaca Qaranka Maraykanka oo dhowaan Aqalka Congaraysku wax-ka-beddel ku sameeyey si loo waafajiyo xidhiidh difaac oo ah dhexmara dawladaha Washington ...
Friday, July 15, 2022
Sheekh Maxamed C. Dirir Oo Ka Hadlay Geerida Sheekh Aadansiiro.
Makaa(W,N)-Sheekh maxamed cumar dirir oo ku sugan xaramka ayaa dhambaal tacsi ah udiray qoyskii iyo shacabka u ka baxay sheikh aadansiiro oo ku geeriyooday dalka hindiya Sidoo kale sheikh dirir ayaa ka hadlay sifooyinkii wanaag...
Friday, July 15, 2022
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Fariin Culus Udiray Gudidii Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Mucaaridka!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan isagoo fariin udiray gudidii cuimada iyo madaxdhaqameedka iskugu jiray eek u jiray dhex dhexaadnta xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ...
Friday, July 15, 2022
Sheekh Maxamed Aadan Oo Ka Waramay Taariikhdii Iyo Waxyaabaha Lagu Xusuusan doono Sheekh Aadansiiro,
Sheekh maxamed aadan ayaa ka waramay taariikhda iyo waxyaabaha lagu xusuusan doono Alle ha,unaxariistee sheekh aadan siito oo ku geeriyooday dalka hindiya. https://youtu.be/BvMTd6EUyAg...
Thursday, July 14, 2022
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Qaranka Uu Ka Baxay Sh. Aadansiiro Oo Ku Geeriyooday Hindiya.
TACSI MADAXWEYNE: 14/07/2022 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa u...
Thursday, July 14, 2022
Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Awdal.
BOORAMA(W,N)-Taliyaha cusub ee ciidanka laanta socdaalka Somaliland ayaa kormeer ku tagay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen maamulka gobolka iyo ka degmada boorama Safarka shaqo ee taliyah...
Thursday, July 14, 2022
Fadhigii Golaha Wasiirrada Oo Lagu Ansixiyey Siyaasado Iyo Qodobo Muhiim Ah Oo Lagu Falanqeeyey!
Hargeysa-(W.N)-Fadhigii 95-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu naaqishay arrimo kala duwan oo la xidhiidha xaaladda ...
Thursday, July 14, 2022
” Dadkii Warka Beenta ah Sheekha ka Faafiyey, Dambi bay Naga Galeen” Sh,Aadan -Siiro walaalkii.
HARGAYSA(W,N)-Warar been abuur ah oo baraha bulshada lagaga faafiyay xaalada caafimaad ee sheikh aadan xaaji maxamuud aadansiiro oo xaalad caafimaad uyaala cisbitaal dalka hindiya ah kaasi oo dadka qaar faafiyeen in uu geeriyooday...
Thursday, July 14, 2022
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Afraad Ee Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka?
HARGAYSA(W,N)-Kulankii afraad ee wada hadalada xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ayaa maanta ka qabsomay huteelka ambassador kaasi oo ay iskugu yimaadeen gudiyadii sedexda dhinac soo magacaabeen. Siyaasi cabdiqaadir jirde ...
Thursday, July 14, 2022
Suldaan Maxamuud Guuleed Oo Ka Waramay Halka Ay Kaga Hadheen Dhex Dhexaadintii Mucaaridka Iyo Xukuumada!
HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamuud guuleed mire oo kamid Ahaa madaxdhaqameedkii ku dhexjiay dhex Dhexaadintakhilaafka xukuumada iyo mucaaridka ayaa ka waramay halka ay kaga hadheen wada hadaladii iyo cida ku tidhi madaxdhaqameedku ka ...
Wednesday, July 13, 2022
Suuqii Gubtay Ee Waaheen Oo Laga Dhex Helay Qasnado Ay Lacagi Ku Jirto Iyo Dadkii Lahaa Oo Lagu Wareejiyay!
HARGAYSA(W,N)-Suuqii waaheen ee gubtay mudo haatan laga jooga bilo ayaa laga helay qasnado ay ku jiraan lacago badi bad qaba kuwaasi oo lagu wareejiyay dadkii lahaa oo mudo hore ka quustay hantidooda. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO...
Wednesday, July 13, 2022
Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Lacag Ay Soo Ururiyeen Jaamacadaha Dalku Ku Wareejiyay Gudida Suuqa Waaheen
HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee somaliland ayaa maanta gudida gurmadka suuqa waateen ku wareejiyay lacag ay soo ururiyeen jaamacadaha dalku taasi oo ay kaga qayb qaadanayaan tabarucaadka dib loogu dhisayo suuqa waaheen ee d...
Wednesday, July 13, 2022
Kal-fadhigii 5Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Saaka Furtay Iyo Qodobada Diirada Lagu Saarayo!
GABILEY(W,N)-Kalfadhigii 5-aad ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa saaka ka furmay hoolka Shirarka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley,Kaasi oo uu gudoominayay duqa degmada Gabiley. Kalfadhigan oo goluhu kaga wada hadli d...
Wednesday, July 13, 2022
“Jiritaanka Somaliland Marka Aan Runta Idiin Sheego, Berbera Ayaa Lafdhabar U Ah”Gudoomiye Dr Gaboose.
BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ku jooga magaalada madaxda gobolka saaxil ayaa habeenkii xalay kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada reer berbera isagoo la dhacay qaa...
Wednesday, July 13, 2022
Kulankii Seddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay.
Hargeysa--(W.N)-Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda iyo saddexda xisbi Qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI. Shirkaasi oo ku furmay...
Wednesday, July 13, 2022
“Mar Haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha Ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakhti Lumis Loogu Sii Habsamaa Ma Jirto”Ucid
Waxaa ay doonayaan uun in Dhawr cisho oo Wakhti lumis ah Sidii Caadada u ahayd oo lagu Kala Reebayo Salaadiinta Iyo Xisbiyadda Mucaaradka ah ay sii wadaan, taasina Maaha Mid Anfacaysa Shacbiga JSL iyo Taageerayaasha Xisbiyadda M...
Wednesday, July 13, 2022
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update