|
|||||
WAJAALE NEWS
” Dadkii Warka Beenta ah Sheekha ka Faafiyey, Dambi bay Naga Galeen” Sh,Aadan -Siiro walaalkii.
July 14, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Warar been abuur ah oo baraha bulshada lagaga faafiyay xaalada caafimaad ee sheikh aadan xaaji maxamuud aadansiiro oo xaalad caafimaad uyaala cisbitaal dalka hindiya ah kaasi oo dadka qaar faafiyeen in uu geeriyooday ayaa waxa ka hadlay walalkii oo Beeniyay wararkaa sheegayna in dadka noociisa wax ufaafiyay ay danbi wayn ka galeen islamarkaana qofkastaa uu dhimanayo marka ay saacadiisa gaadho. Sidoo xaalada caafimaad ee sheikh ayaa ah mid soo fiicnaanaysa iyadoo alle aynu uga baryayno in uu ka dul qaado xanuunka caafimaad waasacana siiyo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN;
Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Dr Mahdi Jaama... “Waxaan Idin kula Dardaarmaynaa Ha Gaadhina Meel Dibada Laydinka Soo Faro Galiyo, Meel Ajaanib Idiin... Warbaahin Caalamiya Oo Saadaalisay In Ruushku Uu Saldhig Ka Samaysanayo Berbera, Marka Ciidammada Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|