WAJAALE NEWS

Wasiir kuxigeenka Dawladaha Hoose Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maayarka Cusub Ee Gabiley Iyo Maayarkii Hore

GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada dawladaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka jsl axmed cumar xaaji cabdilaahi xamarje ayaa maanta xilkii kala wareejiyay maayarka cusub ee degmada gabiley cabdirashiid haybe faarax “Daacad” iyo maayarkii Hore Axmed ciisood taasi oo ay kazoo qaybgaleen badhasaabka gobolka gabiley, xubno agaasimayaal guud ah cuqaal iyo waxgaradka kale

Exit mobile version