WAJAALE NEWS

Waraysi Xasaasiya Oo La layeeshay Ex Gudoomiye Xinif Iyo Xogaha Uu Bixiyay Waxyaabihii Keenay Guuldaradii Xisbiga Kulmiye.

Gudoomiyihii hore ee haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha cabdikariim axmed maxamed “xinif”ahna xubin katirsan gudida fulinta ee xisbiga kulmiye  ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay kaga waramay waxyaabihii keenay in uu guuldaraysto xisbiga kulmiye iyo doorkii ay ku lahaayeen masuuliyiinta xisbiga iyo xukuumadii madaxwayne biixi

Sudoo kale ex gudoomiye xinif ayaa ka hadlay mustaqbalka kulmiye iyo hogaankiisa.

 

Exit mobile version