NAYROOBI(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii udanbeeyay safar shaqo ku joogay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nayroobi ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska safaarada Somaliland ku leedahay magaalada nayroobi ee caasimada Kenya
Sidoo kale madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay madaxwaynaha Kenya iyo arimaha ay ka wada hadleen.