WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shacabka Ugu Baaqay In ay Maalinta Axada Iskugu Soo Baxaan Salaad Roob Doona!

Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland sheekh baashe ayaa shacabka reer somaliland ugu baaqay in maalinta axada ay iskugu soo baxaan tukashada salaad roob doona.

Exit mobile version