GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka reer gabiley ayaa madaxwayne kuxigeenka Somaliland maxamed cali aw cabdi ku bogaadiyay sida xilkasnimada leh ee uu usoo xaliyay hawlihii qaramaynta ciidamada madaniga ah ee gobolada sanaag iyo saraar taasi oo ay ku amaaneen.
Qaarkamid ah Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley oo madaxwayne kuxigeenka jsl ku bogaadiyay hawlihii qaran ee uu kazoo qabtay Gobolada Bari
