CANADA(W,N)-Halgamaa Faneed shamis cali faarax oo kamid ah dadkii hormuud ka ahaa halgankii Xorimo doonka Jabuuti iyo halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa xaalada guud ee Somaliland
Sidoo kale fanaanad shamis ayaa dhambaal hambalyo ah udiray munaasibadii ciidul fidriga awgeed shacabka Somaliland iyo jabuuti iyadoo si garaa uxustay madaxwaynayaasha Somaliland iyo jabuuti
Dhanka kale halgamaa shamis ayaa shacabka Somaliland uga digtay in ay ku dhaqanmaan qabyaalad iyo wax iyaga kala qaybinaya.