WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Jsl oo Ceel biyood ka dhagax dhiga Gobolka Selel.

Wasiirka Wasarada Horumarinta khayraadka Biyaha Somaliland oo ay weheliyaan guddomiyaha gobolka Sallel iyo masuuliyiin kale ayaa degaanka Hilawle oo ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada Saylac ka dhagax-dhigay Ceel biyood Riig ah oo laga hirgeliyay degaankaasi,

Exit mobile version