Sheikh maxamed cali gadhle oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay fadliga ramadaanta gaar ahaan tobanka danbe iyo xiliyada uguu wanaagsan ee la aqbalo ducada.
Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Ka Hadlay Xiliyada Ugu Wanaagsan Ee Ducada La Aqbalo
