Badhasaabka Gobolka Gabiley maxamed cabdilaahi bookh ayaa galabka kormeer kusoo maray garoomada kubada cagta ee magaalooyinka gabiley iyo arabsiyo oo ay ka socdaan tartanka koobka bisha ramadaan.
Badhasaabka Gobolka Gabiley oo kormeer kusoo maray garoomada kubada cagta ee gabiley iyo arabsiyo!
