WAJAALE NEWS

Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidamada Jsl Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Eedaysanihii Dhawaan Askariga Ku Diley Magaalada Gabiley!

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku riday gacan ku dhiiglihii dhawan askariga ku diley magaalada gabiley

Sidoo kale maxkamada ciidamada ayaa xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal kale oo lagu helay gacansiintan eedaynaha dilka ugaystay askari katirsan ciidanka booliska Somaliland kaasi oo ka dhacay magaalada gabiley.

Exit mobile version