WAJAALE NEWS

Ciidanka Booliska Jsl Ee Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo dhigay Eedaysane muuqaal ka duubay Ilmayar Oo Uu Afgalaado Iyo Tacadi Kula Kacay!

Ciidamada Booliska JSL gaar ahaan Qaybta Gobolka Saaxil ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane  Xuseen Axmed Cali kaasi oo ku eedaysan in muuqaal ka duubay ilmayar isagoo aflagaado , tahdiid iyo cay laf jaba u gaystay  ,  kadib muuqaalkiina baraha bulshada ku faafiyay.

Eedaysanaha waxa degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka .

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL.

Exit mobile version