HARGAYSA(W,N)-Shaqaalaha muruq maalka ah ee reer Somaliland ayaa si adag uga hadlay ajaanib kala wareegay shaqadoodii kuwaasi oo ay dalka keeneen ganacsatada waawayn Somaliland
Sidoo kale shaqaalaha muruq maalka ah ayaa baaq culus udiray xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne cirro.