JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar ayaa maalintii shalay ka hadlay dad shacab ah oo ciidamada liyuu boolis ku laayeen deegaanka dacawaley oo katirsan maamulka somalida
Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa sheegay in ay baadhayaan dagaalka dacawaley xaqiiqadiisa in shacab la xasuuqay iyo ciidamadii liyuu booliska lagu xasuuqay isagoo carabka ku dhuftay in ay jiraan maleeshiyaadka ka dagaalamay halkaasi.