Madaxwaynaha maanta xilka baneeyay ee jamhuuriyada Somaliland muuse biixi ayaa munaasibadii uu xilka ku wareejinayay ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga hadlay marxaladihii uu dalka soo maray mudadii 7asano ahayd ee uu xilka hayay
Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa la dardaarmay madaxwaynaha cusub ee xilka kala wareegay cabdiraxmaan cirro.