CEERIGAABO(W,N)-Maamulka gobolka sanaag ayaa amaro culus kusoo rogay isku socodka magaalada ceerigaabo oo maalmihii udanbeeyay ay rabshado ka taagnaayeen
Sidoo kale maamulka ayaa digniin culus udiray dadka hurinaaya colaada magaalada iyo iska horkeenka shacabka ku dhaqan.