Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi ee dhawaan xilka wareejin doonta ayaa magacowday gudida ilaalinta hantida dawlada
Wareegto kazoo baxday wasaarada hawaha guud ayaa lagu magacaabay gudi lix xubnood ka kooban oo uxilsaaran ilaalinta gaadiidka dawlada