WAJAALE NEWS

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Booqasho Ku Tagay Sariimada Magaalada Boorama Iyo Dareenka Ay Ku Qaabileen Hooyooyinka Ku Ganacsadaa!

BOORAMA(W,N)-Xildhibaan maxamed Abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa maanta booqasho uu ugu kuurgalayo xaalada nololeed ee bulshada ku tagay sariimada magaalada boorama halkaasi oo ay sidiiran usoo dhaweeyeen hooyooyinka ku ganacsatadaa

Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa sheegay in ujeedada uu usoo booqday isagoo ugu baaqay in ay isbadalka ucodeeyaan.

Exit mobile version