HARGAYSA(W,N)-Urur Siyaasadeedka Kaah oo maanta u lahaa ololaha doorashada ee madaxtooyada iyo ururada Somaliland ayaa cududiisa taageero ku muujiyay isku soo bax balaadhan kaasi oo uu beerta xoriyada hargaysa iskugu keenay taageeradiisa
Hogaanka urur siyaasadeedka kaah oo taagerayaashiisa kala qaybgalay isku soo baxan ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo sida Somaliland ugu baahan tahay isbadal ka dhaca.